Madaxweyne Siilaanyo Oo Aqbalay Talooyin Lagu Beddelayo Taliyaha Booliska Oo Salaadiin, Wagarad iyo La-taliyayaashiisa Ammaanku Usoo Jeediyeen
Hargeysa:Aug,29,2015(SDN/QJ)-Rabshadihii dhinaca ammaanka ahaa eek a taagnaa meelo ka mid ah caasimadda Hargeysa, ayaa keenay cabashooyin badan oo laga keeno hoggaanka sare ee Ciidamada Booliska Somaliland, iyadoo indhaha saraakiisha madaxweynaha ku dhawi si weyn ula socdeen hannaankii loo maareeyey dhibaatooyinkii dhacay, waxana madaxweynaha soo gaadhay soo jeedimo tiro badan oo salka ku haya sidii taliska Booliska…
