“Arrinta Wareejinta Haamaha Shidaalku Mooshin Way Noqonaysaa Waana Loo Codaynayaa, Dalkuna…”Xildh. Cabdiqaadir Jirde.
Hargeysa:Agu,30,2015(SDN/QJ)-Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo kamid ah Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiillada, xubinna ka ah Guddida Hantida qaranka, ayaa si adag uga hadlay tallaabada ay xukuumaddu ku doonayso inay ku wareejiso Haamaha shidaalka Berbera, waxana uu tilmaamay inay tahay arrin halis ku ah Dhaqaalaha Somaliland. Xildhibaanka oo shalay Kadib markii warbixin wareejinta Haamasha Shidaalka ka digaysa…
