Golaha Wakiiladda oo Dood adag ka Yeeshay Ajandaha Kalfadhigooda 28aad oo Beri la Ansixin doono & Qodobada ugu Culus ee la isku hayo DAAWO
Hargaysa 10.Aug 2015 (SDN/QJ)- Fadhigii golaha wakiilada ee maanta oo uu shir gudoominayay guddoomiyaha golaha wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa si wayn lagaga dooday ajandaha kalfadhiga 28aad ee golaha. Ajandaha kalfadhiga 28aad ee golaha wakiilada ayaa lagu lafaguray xeerarka la ansixidoono kalfadhigan, xeerarka kalfadhigan xildhibaanadu muhiimada saarayaan ayaa waxaa hormoda xeerka lagu soo dooranayo…
