Madaxweyne Siilaanyo Oo Maxkamadda Sare u Gudbinaya Dacwad Ka Dhan ah Diidmadii Guurtida Ee Muddo-kordhinta La Xidhiidhay
Hargeysa:Aug,09,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland mudane Siilaanyo, ayaa la sheegayaa inuu maxkamadda sare u gudbiyey qoraal uu kaga dalbanayo inay caddeeyaan midka la qaadanayo Go’aamaddii muddo-kodhineed ee Guurtidu samaysay iyo midkii ay dhawaan xukuumadda iyo axsaabta mucaaridku ku heshiiyeen. Madaxweyne Siilaanyo ayaa la filayaa inuu maalmahan maxkamadda sare ee distooriga ah u gudbiyo dalab uu ku weydiisanayo inay…
