“Waanu soo dhaweynaynayaa inkastoo ay arrintu habsaantay oo laba bilood iyo badh dhaaftay….”Guddoomiye Faysal Cali-waraabe

    Hargeysa:Aug,11,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid En.g Faysal Cali Waraabe, ayaa ka Hadlay  Go’aankii madaxweyne Siilaanyo ku gaadhay  inuu Maxkamadda sare ugu gudbiyey waraaqda nuxurkeedu  ahaa inay Go’aan ka gaadho Muranka ka taagan Muddo-kordhintii Guurtidu u samaysay xukuumada iyo Wakiillada u samaysay, waxana uu tilmaamay inuu arintaas soo dhaweynayo. Faysal cali Waraabe oo idaacadda BBC-da…

    Read More

      Qoyska Madaxweyne Siilaanyo Oo Lagu Eedaynayo Inuu Aqallo Qurux Badan Ka Dhisanayo Magaalo Xeebeedda Berbera

      Berbera:Aug,11,2015(SDN/QJ)-Iyadoo ay muddooyinkii  ugu dambaysay ay soo baxayeen warar sheegaya inuu qoyska madaxweyne Siilaanyo qasriyo qarsoodi ah ka dhisanayo magaalada Berbera, ayaa ay arrintaasi maalintii shalay si rasmi ah usoo baxday, markii la arkay  cagafyo la gelinayo dhul qoysku ka iibsaday magaalada Berbera, kaas oo Aqallo laga dhisayo haatan. Goobtan la sheegayo in qoyska madaxweynuhu…

      Read More

        Madaxweynaha Suudaan Oo Ka Noqday Safar Uu Dalka Uganda Ku Tegi Lahaa Markii Uu Waayey Dammaanad Xadhigiisa Ka Dhan Ah

        Khartoum:Aug,11,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dalka Sudaan Cumar Xasan Al-bashiir, ayaa gebi ahaanba joojiyey safar uu ku tegi lahaa waddanka Uganda si uu ugu qaybgalo shir madaxda Gobolku kaga wada hadli lahaayeen xaaladda Koonfurta Suudaan, waxana sababta lagu sheegay inuu waayey cid u dammaanad qaadda inaanay xidhi doonin Maxkamadda Caalamiga ah ee Hauge. Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibada…

        Read More

          “Hantidii umadda iyo guryihii la iibiyay markey dhamaadeen ayaa Saldhigyadii loo soo dhiganayaa oo dadkii ku dhadhawaa la leeyahey hudheelaanu ka dhisaneynaaye khasab halanaga iibiyo…”Jamaal Cali Xuseen

          Hargeysa:Aug,11,2015(SDN/QJ)-Jamaal Cali Xuseen, Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid, ayaa maalintii shalay booqday goob buuq badani ka taagan yahay oo ay ciidamada Boolisku ku dileen wiil yar oo aan wali qaan-gaadhin, iyadoo sidoo kalena dhaawacyo kala duwan la gaadhsiiyey xubno kale oo qoyskaas kamid ah. Jamaal Cali Xuseen waxa uu halkaas kula…

          Read More

            Barnaamijkii la Cawee Xisbiga Wadani Oo Lagu Soo Bandhigay Magalada Burco + Sawiro

            Burco,11Aug,2015(QJ/SDN)-Barnaamijka la Cawee Xisbiga Mucaradka Wadani ayaa Lagu Soo Bandhigay Magalada Burco. Waxaana Barnaamijka la Cawee Wadani Ee Lagu Soo Qaatay Soo Bandhigista Journalka Wadaag Ee Xisbiga Wadani Oo ah Jariirad u Khaas ah Xisbigaasi. Goobaha Caanka ah Ee Lagu Soo Bandhigay Joornalkani ayaa Waxa ka Mid ahaa Hotel Deero,Rainbow Center,Dalwanaaje Hotel iyo Goobo Kale…

            Read More

              Dalalka Uganda iyo Kenya Oo IsKu Raacay Waddada la Marinayo Dhuun Shidaal Oo Saalidda Qeyriinka

              Kampala,11Aug,2015(QJ/SDN)-Dalalka Uganda iyo Kenya ayaa isku raacay waddada la marinayo dhuun shidaal oo saalidda qeyriin kasoo qaadi doonta dalka Uganda, taasi oo keeni doonta xeebaha Kenya. Dhuuntan, oo marka la dhiso, uu dhererkoodu noqon doono 1,500 oo kilomitir, ayaa ka iman doonta degmada Hoima ee Uganda, waxaana ay sii mari doonta goobta saliidda lagu sifeeyo…

              Read More

                Ururka Hal-door Oo Xubno Qurbejoog Ah Soo Dhaweyn U Sameeyay + iyagoo Ku dhawaaqay Mashruuca Dhismaha Dugsiga farsamadda Gacanta Ee Maxamed Mooge. (Daawo Sawirrada)

                Hargeysa,11Aug,2015(QJ/SDN)-Munaasibadd ballaadhan oo lagu qabtay hotel Royal magaalada Hargeysa, oo ay kasoo qayb-galeen siyaasiyiin, aqoonyahanno, wax-garad, culimo awdiin iyo xubno ka tirsan ururka Hal-Door, munaasibaddan oo ahayd mid is-huwan, oo soo  dhaweynta xubnaha ka tirsan ururka haldoor ee qurbaha iyo ku dhawaaqista mashruuca dugsiga farsamadda gacanta Degmada Maxamed Mooge. Munaasibaddan oo ahayd mid dad badani…

                Read More

                  Haweeney u Sharaxan Madaxnimada Somalia ee Sanadka 2016-ka oo kusoo Wajahan Muqidsho

                  Muqdisho,11Aug,2015(QJ/SDN)-Faadumo Dayib oo ah Haweeney Soomaaliyeed oo 25-sano ku noolayd dibadda ayaa kusoo wajahan Magaalada Muqdisho dib ugu soo laabatay, iyadoo Sheegtay inay Doonayso inay Hagaajiso Mustaqbalka Somalia, Sannado badan oo colaado ah kaddib. Horraantii Sanadkan 2015-ka ayay Faadumo Dayib ku dhawaaqday inay tahay murashaxad u taagan xilka Madaxweynenimo ee Somalia sannadkan 2016-ka oo la…

                  Read More

                    Somali president says country on road to end militants’ insurgency

                    MOGADISHUMonday August 10, 2015-Amid ongoing multi-pronged offensive against militants, Somalia’s president says the horn of Africa nation is close to ending the deadly insurgency by the Al-Qaeda linked Al-Shabab group which he says were being degraded to their capacity, raising hopes of ending the prolonged conflict. The concerted offensive by African Union and Somali troops…

                    Read More

                      Somalia’s parliament grills education minister over scholarship disceptations

                      MOGADISHU Monday August 10, 2015—-Somalia’s parliament has grilled the country’s education minister Sunday amid calls for education reform as concerns about countrywide scholarship allocations are being raised. The minister Ms. Khadra Bashir’s questioning comes following days she’s been evading to come before the legislators to answer ‘important’ questions related to Somalia’s education improvement despite pressure from…

                      Read More

                        Militants attack prison in central Somalia, 2 killed

                        BELEDWEYNEMonday, August 10, 2015-Fighters from the Al-Qaeda linked group in Somalia have launched an attack on a prison in central Somali town on Sunday night in a bid to free suspected militants in the jail, security sources said Monday.   Two assailants were killed before troops repelled the attack in Beledweyne town, Hiiraan region where…

                        Read More

                          Iscasilaadda Cirro, Tartanka Buuxinta Jagadiisa Iyo Xeerka Doorashada Wakiiladda

                          Hargeysa,10Aug,2015(QJ/SDN)- Iyadoo uu shalay furmay kalfadhigii 28aad ee golaha Wakiiladdu, isla markaana uu horyaalo xeerka doorashada Xildhibaanadda Wakiiladda, ayaa waxa isa soo taraya warar ishaaraya in gudoomiyaha golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi uu iska casilayo jagada gudoomiyaha golaha oo uu haatan hayay toban sanno iyo dheeraad. Xoggo uu wargeyska Ogaal ka soo xigtay illo ku…

                          Read More

                            Dowladda Hoose Ee Hargeysa, Waxtar Mise Wax-yeello Ujoog. Akhri+Sawirro.

                            Hargeysa,11Aug,2015(QJ/SDN)-Dhawaan ayay hayd markii dowladda hoose ee Magaalada Hargeysa ay bilowday olole ay sheegtay in ay ku bannaynayso waddooyinka xidhan ee qaar ka mid ah degmooyinka magaalada, wadooyinkaas oo ay horay u xidheen xashiish, dhir iyo waxyaabo kale oo aan deegaanka u wanaagsanayn. Haddaba ka dib markii ay dowladda Hoose bilowday ololahan ayaa dadweynaha magaaladu…

                            Read More

                              Xukuumadda Somaliland oo Afkeeda kala Masuugtay inay Tacsi Gaadhsiiso Qoyskii Ciidamadda RRU Dhimashada iyo Dhaawaca u Geysteen, Dareen Mudaharaad oo ka dhashay DAAWO

                              Hargaysa 10.Aug 2015 (SDN/QJ)- Dhaawacii Shalay fiidkii ku dhaawacmay rasaas boolisku ku riday dad difaacanayay gurigooda iyo Kalkaaliso caafimaad ayaa ka hadlay siday wax u dhaceen iyo xaaladda dhaawaca hadda. dadka ayaa lagu dawaynayaa cisbitaalka weyn ee Hargeysa, iyadoo Ilma geeriyoodayna qolka Maydka yaalo. Shaqaaqadii shalay dhacay ayaa sababay dhimashada wiil da yar iyo dhaawaca…

                              Read More

                                Hogaanka Dhaqanka ee Gobolka Awdal Oo Shaaca Ka Qaaday In Uu Waji Gabax Ku Dhamaaday Kulan Ay Salaadiinta Awdal La Yeesheen Xukuumada DAAWO

                                Boorama 10.Aug 2015 (SDN/QJ)- Suldaan Abshir Maxamed Ducaale oo manta saxaafada kula hadlay Gudanha Boorama ayaa ka dayriyay xaalada wada shaqayneed ee dambe ee Hogaanka dhaqanka ee Gobolka Awdal iyo Xukuumada Kulmiye gaar ahaan Saraakiisheeda amniga , taasi oo uu tilmaamay in uu mugdi soo kala dhex galay kadib safar ay dhawaan ku tageen salaadiintu…

                                Read More

                                  Hankii Xaabsade Iyo Mansabkiisa Siyaasadeed Ee Maanta U Cuntamay (Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland)

                                   Garowe 10.Aug 2015 (SDN/QJ)- Axmed Cabdi Xaabsade oo ah siyaasi guur guura dhawr xil oo heer wasiir ahna kasoo qabtay Puntland sidoo kalana Somaliland kasoo qabtay wasaarado kala duwan ayaa wararka laga helayo Garoowe waxay sheegayaan in xiligan loo magacaabayo xil cusub oo uusan hore uga soo qaban maamuladda Puntland iyo Somaliland. Xaabsade ayaa hore…

                                  Read More