Ugu Yaraan 14-Qof Oo Ku Geeriyooday Roobab Mahiigaano ah Oo Addis Ababa Ka Da’ay

    Addis Ababa:Aug,25,2015(SDN/QJ)-Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Ethiopia, ayaa Roobab xoog leh iyo daadad ka dhashay waxa ay khasaare kala duwan gaadhsiiyeen dadkii halkaasi deggenaa, waxana sii kordhaysa Tirada dhimashada dadka gaadhay. Wargeyska todobaadlaha ah ee Addis Admas ayaa cadadkiisii ugu danbeeyey ku xusay in ugu yaraan 14 qof ay ku naf waayeen masiibooyinka ka dhasha…

    Read More

      Islamabad’s little Somalia

      Laughing and chattering teenagers walk past Somali Specialist, a nondescript hair salon in a nondescript neighbourhood in Islamabad. Their raucous cackle earns them a glaring look from an elderly man walking by. This is ‘Somalistan’ or ‘Somali Street’ in the federal capital’s G-10 sector. The street’s unofficial name has an exotic ring to it. In…

      Read More

        Ujeedadda Safar La Filayo Inuu Madaxweyne Siilaanyo Maalinta Berri ah Ku Tago Gobolka Awdal

        Hargeysa:Aug,25,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wafti uu hoggaaminayo, ayaa la filayaa inay maalinta berry ah safar  kooban ugu baxaan Gobolka Awdal, waxana Magaalada Borama laga dareemayaa Socdaalka Madaxweynaha. Inta badan saraakiisha ammaanka dalka ayaa ilaa iyo shalay kusii qulqulayey magaalada Borama, waxana xubnaha halkaas gaadhay ugu culus taliska sare ee ciidamada RRU-da iyo waliba…

        Read More

          Macallimiinta Kenya Oo Mushaharkii Xukun Maxkamadeed Loogu Kordhiyey iyo Qaddarka Kordhinta ay Heleen

          Nairobi:Aug,25,2015(SDN/QJ)-Maxkamadda Sare ee Waddanka Kenya, ayaa soo afjartay kiis socday muddo toban sano ah, kaas oo u dhexeeyey Dawladda Dalkaas iyo ururrada Macallimiinta, waxana lagu muransanaa mushahar kordhin macallimiintu  dalbanayeen. Maxkamadda, ayaa go’aamisay in la kordhiyo mushaharka macallilmiinta inta u dhaxaysa boqolkii konton ilaa lixdan(50-60%), waxana arrintaas si weyn usoo dhaweeyey Macallimiinta oo tilmaamay inay…

          Read More

            DAAWO:Tarbiyada caruurta iyo saamaynta tiknoolajiyadda

            Ottawa Aug 25,2015(SDN/QJ)-Sheekh Saciid Cali Axmed oo aalaba halkan inooga soo jeediya barnaamijyo diini ah ayaa waxa uu manta inoo bilaabayaa barnaamij taxane ah oo ku saabsan tarbiyada Caruurta. “Dhawr iyo labaatankii sano ee ina soo dhaafay marna waxa aan ahaa arday barta culuumta tikoolajiyada marna waa aan ku xoogsanayay. Sidoo kale mudadaas waxa aan…

            Read More

              Nin ay Xagga Hooyo Walaalo Ka Ahaayeen Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Geeriyooday

              Nairobi:Aug,25,2015(SDN/QJ)-Marxuum Cismaan Cilmi Caddaawe oo ay xagga Hooyo walaalo ka ahaayeen Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Marxuumka, ayaa muddo dheer ku xanuunsanaayay Magaalada Nairobi, iyadoo ugu dambeyna uu Axadii ugu geeriyooday xanuuno kala duwan oo isbiirsaday. Cismaan Cilmi Cadaawe oo ugu weynaa qoyska Madaxweynaha, ayaa waxa uu saamayn…

              Read More

                ”Cali Khaliifoow Maanta Waxaa tahay Nin da’ ah oo Nabadda Dhalin Lahaa….”Wasiir Xaglo-toosiye

                Hargeysa,24Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland,  Saleebaan Ciise Axmed [Xaglo-Toosiye] oo maanta kusoo laabtay magaaladda Hargeysa kaddib safar uu ku tagay Buuhoodle, ayaa baaq u diray Cali Khaliif Galeydh.   Wasiirka oo duleedka magaalada ay kaga hortageen Wasiirro, Xildhibaano, Dadweyne iyo Madax-dhaqameed kuwaas oo si heer sare ah ugu soo dhoweeyey magaaladda.   Wasiirka caafimadka Xaglo Toosiye ayaa…

                Read More

                  Somaliland reburies skeletons uncovered from mass grave

                  Hargeysa(QJ/SDN)—-Authorities in Somaliland have reburied dozens of skeletons of victims buried 30 years ago that were uncovered from a mass grave on the outskirts of the capital Hargeisa on Monday. Thousands of residents have attended the mass reburial of the victims who were slain in the late 1980s by the regime of Siad Barre as…

                  Read More

                    Mac-had Caalami Ah Oo Soo Jeediyey In Aqoonsiga Somaliland Dan U Yahay Siyaasadda Caalamka.

                    Hargeysa,24Aug,2015(QJ/SDN)-Machad caalami ah oo arrimaha siyaasadda dunida ka faallooda, ayaa Xukuumadda Maraykanka, ugu baaqay inay taagan tahay wakhtigii ay si rasmi ah u aqoonsan lahayd madax-bannaanida Somaliland, taasoo lagu hambalyeyn doono tallaabada Siyaasadda dhiirran ee ay ku taageerayso dalkan Muslimka ah ee dimuquraaddiga casriga ah. mchadSidaa waxa lagu sheegay Warbixin uu soo saaray Machadka Siyaasadaha…

                    Read More

                      ‘’Kuwa Hargaysa Ka Soo Diray Wasiir Xagla-toosiye Waxay Waddaan Ruwaayad Ay U Dhigayaan Shacabkoodda’’” Cali Khaliif

                      Hargeysa,24Aug,2015(QJ/SDN)-Cali Khaliif Galaydh oo ku magacaaban Madaxwaynaha kooxda la baxay Khaatumo, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay safarkii wasiirkii Caafimaadka Somaliland ku tagey Magaalada Buuhoodle, waxaanu safarkaasi ku sifeeyay riwaayad laga soo sameeyay Hargeysa. Galaydh oo Saxaafadda kula hadlay deegaanka Balicad oo uu u guurey markii laga saaray Buuhoodle, ayaa sheegay in intii uu ku…

                      Read More

                        Qabri lagu Aasay 42-qof oo laga Helay Dulleedka Hargeysa Aas Qarana loo Sameeyay (DAAWO SAWIRRADA)

                        Hargeysa,24Aug,2015(QJ/SDN)-Illaa Afartameeyo Qof oo la-fahooda laga helay khabri keliya oo horay loogu duugay ayaa laga helay duleedka waqooyi ee Magaaladda Hargeysa. Lafahan la helay ayaa ahaa 42 qof oo meel kaliya lagu aasay, kuwaasoo maanta Aas Qaran loogu sameeyay lafa-hooda Duleedka Magaalada Hargeysa. Lafaha marxuumiintan ayaa laga soo saaray Xabaal wadareed ku taala agagaarka Kaamka…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasiir Ku Xigeen Cusub U Magacaabay Wasaarada Qorshaynta Qaranka

                          Hargeysa,24Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ayaa maanta magacaabay  wasiir ku xigeenka cusub ee wasaarada qorshaynta qaranka.   Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada somaliland  aya alagu magacaabay wasiir ku xigeenka cusub  ee wasaarada qorshaynta, waxaanu warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan   WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu   digreeto madaxweyne oo summadeedu…

                          Read More

                            Dowladda Somalia oo sheegtay inay Al-shabaab kula dagaalameen Gobolka Shabeellada Hoose

                            Muqdisho,24Aug,2015(QJ/SDN)-Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa la sheegay inay ku guuleysteen inay Al-shabaab ka saaraan qar ka mid ah deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose.   Afhayeenka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Maxmed Yuusuf Cismaan ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka ay wadaan Hawlgallo looga saarayo Al-shabaab deegaannada ay kaga sugan yihiin…

                            Read More