Laascaanood: Ku Dhawaad 25Beerood Oo Dab La Qabadsiiyay Deegaanka Gacan-dar.

    Gacantadar,24Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya gobolka Sool gaar ahaan deegaanka gacan dar ayaa sheegaya in 22kii bishan ku dhawaad 25beerood dab la qabadsiiyay, beerahan oo isugu  jira beero daaqsimeed iyo kuwo laga beero noocyada kal duwan ee dalagyada. Waxaana wararku sheegayaan in maleeshiyo beeleed ay ka danbeeyeen arrintani. Dadka deegaanka gacandar oo shabakadda Qurbejoog.com khadka telefoonka…

    Read More

      Sanadkan 2015-ka Oo Ay Xeebaha Dalka Talyaaniga Ka Gudbeen 100,000,Halka 2,300 Oo Kale Badda Ku Geeriyoodeen

      Rome,24Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya Dalka Talaayniga,ayaa sheegaya in Xeebaha Dalkaasi ay si weyn ugu soo qul-qulayaan Dad Muhaajiriin Afrikaan u badan,kuwaas oo soo beegsanaya Qaaradda Yurub. Ciidamadda Badda ee Dalka Talyaaniga ayaa sheegay in Maalmihii ugu danbeeyay soo bad-baadiyeen Muhaajiriin tiro badan,kuwaas oo badda dhex sabaynayay. Sida laga soo xigtay Saarkiisha Samata-bixinta ee Dalka Talyaaniga…

      Read More

        RW Soomaaliya oo Magacaabay Ergayga Gaarka ah ee Xuquuqda Carruurta iyo Tahriibayaasha

        Muqdisho,Aug,2015(QJ/SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa u magacaabay Ergeyga Gaarka ee Soomaaliya u Qaabilsan Horumarinta Xaquuqda Carruurta iyo tahriibayaasha, Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf Taariikhdu markay ahayd 20-kii bishan Ogoosto 2015-ka. Magacaabista oo ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Somalia, ayaa waxaa Goob-joog ka ahaa Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay ka mid…

        Read More

          Mid Ka Mida Talafishenada Afka Somaaliga Ku Hadla Oo Laga Joojiyay Deegaanada Maamul Goboleedka Jubbaland

          Kismaayo,24Aug,2015(QJ/SDN)-Amar kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Jubbaland ayaa lagu mamnuucay in Telefishinka Universal uu ka howlgalo gobollada Jubooyinka, iyadoo amarkani uu si toos ah uga soo baxay wasaraadda warfaafinta Jubbaland. Tv-ga Universal ayuu maamulku ku eedeeyay in uu baahiyay warar been abuur ah, waxaana amarkani shaqada looga joojinayo telefishinka uu yahay mid kasoo baxay qeybta warfaafinta…

          Read More

            Laascaanood:Dugsi-boodhin Arday Badan Ay Ku Jireen Oo Dab La Qabadsiiyay. (DAAWO)

            Laascaanood,24Aug,2015(QJ/SDN)-Waxaa shalay gelinkii hore dab uu qabsaday goob waxbarasho oo ku taallada Xaafada Ex-Kaantarool , ee dhinaca waqooyi Bari ee magaalada Laascaanood, Dabkan oo ka dhashay Taraq(Kibriid)la qabadsiiyay Laambada mid ka mida qolalka ay degen yihiin ardayda wax ka barta College-kani. Iskuulkaan oo ah Meel lagu xareeyo caruurta Si loo baro Diinta iyo Akhlaaqda Suuban…

            Read More

              Dekeddii Muqdisho oo lagu wareejiyay Shirkad laga leeyahay Turkiga

              Muqdisho Aug 24,2015(SDN/QJ)-Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga ayaa gacanta loogeliyay maamulka Dekedda magaalada Muqdisho. Xaflada maamul wareejinta Dekedda ayaa waxa ku sugnaa wasiirka Dekkeddaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Macalim, madax ka socotay shirkada Albayrak iyo saraakiil ka socota Safaarada Turkiga. “Dawlada Soomaaliya waxa ay si rasmi ah gacanta ugu gelineysaa maamulka Dekedda Muqdisho shirkada Albayrak, waxaan rajeyneynaa…

              Read More

                Albayrak Group to operate Somali’s Mogadishu Port

                A signing ceremony was held for the transfer of operations of Mogadishu International Port, located in Somali’s capital Mogadishu, to Turkey’s Albayrak Group, which was attended by Somali Ports Minister Abdurrahman Muallim and Deputy Minister Cemal Buru, representatives from the Albayrak Group and officials from the Turkish Embassy in Mogadishu. Delivering a speech at the…

                Read More

                  Ingiriiska Oo 4-Sano Kadib Dib U Furtay Safaaraddii Uu Ku Lahaa Dalka Iraan

                  Tehran:Aug,24,2015(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Ingriiska, ayaa maalintii shalay dib u furtay Safaaraddii ay ku lahayd Magaalada Tehran ee Dalka Iran, kadib Muddo afar sano ah oo ay xidhnayd. Dadweyne cadheysan, ayaa bishii November ee sanadkii 2011-ka xoog ku galay Dhismaha Safaaradda Britain, xilli ay markaa taagneyd xiisad Iran kala dhaxeysay Wadamada Reer Galbeedka. Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain,…

                  Read More

                    Telefishanka Universal Oo Laga Mamnuucay Deegaanada ay Ka Taliyaan Maamulka Jubba Land

                    Kismayo:Aug,24,2015(SDN/QJ)-Sida lagu sheegay war kooban oo xafiiska warfaafinta Jubba Land kasoo baxay, waxa Gebi ahaanba la mamnuucay inuu Telefishanka Universal ka  hawlgalo Deegaanada uu maamulkaasi ka arrimiyo. Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubba Land Md Cabdi Nuur Cali Aadan, ayaa ku eedeyay Telefishinka in uu sameeyay warbixino  aanu maamulku Jeceleysan isagoo ku dhaliilay in uu nabadgelyo darro…

                    Read More

                      Ciidamada Ammaanka Angola Oo Si Xisaab La’aan ah Xabsiga Ugu Guray Soomaali Dalkooda Joogtay

                      Luanda:Aug,24,2015(SDN/QJ)-Wali waxa Dalka Angola ka socda tallaabo ay Ciidamada Booliska Dalkaasi ku beeganayaan Soomaalida Dalkooda joogta, waxana xabsiga la dhigay tiradii ugu badnayd ee Soomaali ah. Maxamed Deeq Dhiblaawe oo ah afhayeenka jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Angola oo la hadlayay warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyay dhallinyarada Soomaalida ah ee ay qabteen Booliska dalkaasi, wuxuuna sheegay…

                      Read More

                        Nuxurka War-murtiyeed Jaaliyadda Uk Ee Beesha Badhtamaha, Bariga iyo Koonfurta Hargeysa Degaa Kasoo Saareen Mashruuca Waddada Cad

                        London:Aug,24,2015(SDN/QJ)-Jaaliyadda Dalka Uk ee Beelaha  IsmacIil(Ciidagale), ayaa soo saartay War-murtiyeed ay kaga hadlayaan sidii ay uga qaybqaadan lahaayeen   Mashruuca Waddada Cad, waxana ay Guddida Waddadaas gacanta ku haysa ugu baaqeen inay garabkooda taagan yihiin. War-murtiyeedka ay Jaaliyaddaasi Soo Saartay oo Nuqul Kamid ahi soo gaadhay Xafiiska Wararka ee Qurbejoog.com, ayaa u dhignaa sidatan: Bismillaahi Arramanirraxeem. …

                        Read More

                          Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ku guda jira socdaalkiisi Dalka Ethiopia ayaa la kulmay Laba madaxweyne oo hore u soo maray Xilalka Dalalka South Afrika iyo Suudaan

                          Addis-ababa,23Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylic oo ay weheliyaan wasiirka Arrimaha dibada Maxamed Biixi Yoonis, safiirka somaliland ee itoobiya Maxamuud Aadan Jaamac, agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta Maxamed Cilmi Aadan xogyaha gaarka ah ee madaxweyne ku xigeen Cabdirashiid ayaa la kulmay madaxweyninihii hore koonfur Africa Thabo Mbeki ahna Gudoomiyaha gudiga sare…

                          Read More

                            Musharaxa madaxwayne ku xigeenka Xisbiga Ucid oo loogu sameyey casho sharaf toos ula soco sawirada

                            London 24Agust15(SDN)Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk oo Xaflad Casho sharaf  ku maamusay Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka Xisbiga ucid Cabdirashid Xasan Mataan xafldan oo  toosa uga socota Huteelka Safari ee galbeedka London  .Xafladan oo ay soo abaabuleen Garabka haweenka UCID  laantiisa UK  ayaa waxa ka qoo qayb galay dhamaan lamaha Xisbiga Ucid oo hormeed ka yihiin Gudoomiyaha…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socday Dalka Kuwait Oo Uu Hogaaminaayey Madaxa Hay”Adda Samofalka Kuwait Fun

                              Hargeysa,23Aufg,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxaned Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wafti ka socday  dalka kuwait oo uu hogaaminaayey madaxa hay”adda samofalka  kuwait fan oo uu hogaaminaayey Sacad Al Cuyabi oo madax u ah in ka badan afartan dawladood.   mudadii kulankaasi socday waxa lagu lafa guray sidii door wax ku ool ah ay hay”adani…

                              Read More

                                “Waxaanu Ka Wada Hadalnay Wasiirada Dawlada Ethiopia Muhiimada Mashruuca “ Bebera Corridor” Iyo Sida Uu Labada Dalba Muhiimad Weyn Uugu Leeyahay Marka Laga Eego Koboca Dhaqaalaha Iyo Isu-Socodka Labada Dal”. Wasiir Xirsi

                                Hargeysa,23Aug,2015(J/SDN)-Munaasabada Qalinjabinta oo ka dhacaysay dhismaha midawga Africa ee Addis Ababa ayaan Masuuliyintii ka socday Midawga Africa u jeediyey fariin gudbinaysa dareenkayga iyo dareenka shacabkayaga Somaliland aniga oo kala hadlay sida midawga Afrika indhaha uuga laabteen in ay qiraan qaranimada qaan-gaadhka ah ee Somaliland waxaanan u sheegay in shacabka Somaliland beerka ka ogsoon yihiin cid…

                                Read More

                                  Suldaanka Guud Oo Kala Diray Guddi-Ku-Meel-Gaadh Ahayd Oo Lagu Cumaamaday Deegaanka Halleeya,Kana Difaacay Maayarka Eedo Loo Jeediyay

                                  Hargeysa,23Aug,2015(QJ/SDN)-Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland oo goor danbe oo xalay ah u waramay Warbaahinta,ayaa meesha ka saaray Guddi-Ku-Meel gaadh ahayd oo loo magaacaabay Horumarinta Beelaha Ciiddagle iyo qaban-qaabinta Shir-weyne ay Beeshu iskugu imanayo,taas oo lagu Cumaamadaty Deegaanka Haleeya ee Duleedka Magaaladda Hargaysa.waxa kale oo uu Suldaanka raali-galin siiyay Maayarka Hargaysa oo ay Guddidaasi ku eedeeyeen…

                                  Read More

                                    War Deg Deg ah: Labada Guddoomiye-ku-xigeen Ee Golaha Wakiillada Oo Ajandaha Golahaas Ka Saaray Qoddobkii Reer Awdal Ka Xanaaqeen

                                    Hargeysa:Aug,23,2015(SDN/QJ)-Labada Guddoomiye-ku-xigeen ee Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax iyo Cali Yuusuf, ayaa maanta ku dhawaaqay inay gebi ahaanba Ajandaha Golahaas ka saareen Qoddob muran badan dhaliyey oo ay hore uga biyo diideen mudanayaasha Golahaas kaga jira Gobollada Galbeedka Somaliland. Shir jaraa’id oo Labadan Guddoomiye iyo xubnaha Golaha Galbeedka dalka kaga jiraa maanta ku qabteen…

                                    Read More

                                      Kumannaan tahriibayaal ah oo la badbaadiyay

                                      Roma,23Aug,2015(QJ/SDN)-Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Taliyaaniga waxa ay sheegayaan inay ka shaqeynayaa samata bixinta in kabadan 2200 oo qof oo ka gudbaya badda Mediterranean ka. Dadkan tahriibayaasha ah ee ka safray dalka Libya waxa ay saran yihiin in kabadan 20 doomo yaryar oo ah nooca la buufiyo. Laba doon oo alwaax ka sameysay ayaa sidoo…

                                      Read More