Have we learned amid culture clash?

    Back in March, about 70 Technical High School students, most Somali, walked out of classes to protest how they were being treated. Two days later it happened again. Now, more than five months later and on the cusp of a new school year, it’s worth looking at the good and bad impacts of those protests….

    Read More

      DAAWO Sawirada Shirkii uu Soo Qaban Qaabiyey Safiirka wareega ee Somaliland Amb Kaysar Cabdilahi Mohamed oo kadhacay BRISTOL UK

      Bristol Aug 23,2015(SDN/QJ)-Waxaa  maanta  lagu qabtay  magaalada  Bristol UK munaasibad  aad  u  balaadhan  oo Looga  hadlayey   Arimaha  Xagjirnimada  laxidhiidha     iyo   dhalinyarada ku soo Badanaysa  ee  ku  biiraya  Colaadaha   ka Aloosan   wadamada   Suuriya,  Ciraaq,  hadaba    shirkan  oo ay  kaso qaybgaleen  masuuliyiin  sarsare  oo  kasocda   dawlada  UK. Culimada  Diinta iyo Saraakiil  ka socday madaxda  booliska  iyo dhamaan  Laamaha   Amaanka  ee  ingiriiska, dawlada  hoose ee  magaalada  Bristol  iyo…

      Read More

        “Cukusow idinku ka dabbaasha oo Saleebaan Gaal-na haka tegina anagu doorasho doon uun baanu nahay xilkayagana waanu garanaynaaye….”Cali Gurey

        Hargeysa:Aug,23,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali-gurey), ayaa ka jawaabay hadal maalintii shalay kasoo yeedhay wasiirka Warfaafinta Mudane Cukuse oo nuxurkiisu ahaa inay axsaabta mucaaridka ahi xukuumadda ku taageerto sidii dalka doorasho looga qaban lahaa. Mujaahid Cali Gurey oo qoraal uu arrimahaas kaga jawaabayo soo dhigay Bartiisa Face-book-ga, ayaa…

        Read More

          Magaca Sarkaal Caan ahaa Oo Maamulka Jubba Toogasho Dishay, kadib Markii Looga Shakiyey Fududaynta Weerar Lagu Xasuuqay Tiro Katirsanayd Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed

          Kismayo:Aug,23,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Maamulka Jubbaland, ayaa Habeennimadii xalay toogasho ku dilay Sarkaal Ciidankooda katirsanaa oo lagu tuhmay inuu fududeeyey Weerar xarakada Al-shabaab ku Laysay maalintii shalay tiro badan oo ciidamada Xoogga Dalka kamid ahayd. Ninka la toogtay, ayaa lagu magacaabi jiray Cali Sankuus, waxaana si weyn looga yaqaanaa Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Ee Magaalada Kismaayo. Sarkaalkaasi waxa…

          Read More

            Orodyahan Mo Farah Oo Markale Ku Guulaystay Billad Dahab Ah Xilli Eedo Dhinaca Isticmaalka Daroogada ah Loo Jeedinayo

            Beijing:Aug,23,2015(SDN/QJ)-Orodyahan Moi Farah oo haysta dhalashada waddanka Uk, balse u  ah wiil kasoo jeeda Somaliland, ayaa ku guulaystay biladii ugu horaysay oo dahab ah oo Britain ay ka hesho orodka ciyaaraha adduunka 10,000m ee ka socda magaalada Beijing ee dalka Shiinaha. Mo, ayaa wariyayaasha u sheegay inaanay sahlanayn in lagu ordo qorax aad u kulul,…

            Read More

              “Waxaan cod dheer ugu sheegay in ay dhiirradaan oo ay nala dhammaystiraan himilada Qaranka Somaliland oo ah mid aan indhaha laga qarsan Karin…”Wasiir Xirsi

              Hargeysa:Aug,23,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan oo haatan ku sugan Magaalada Addis Ababa Ee Dalka Ethiopia, ayaa tilmaamay inuu xubno kamid ah Hoggaamiyayaasha Reer Afrika u bandhigay sida ay xaqiiqada Taalla Somaliland indhaha uga qarsadeen. Wasiir Xirsi oo gelinkii dambe ee Maalintii shalay ka soo laabtay Safar ay isaga iyo Wasiirka arrimaha dibedda…

              Read More

                Somaliya oo Ka Hadashay Wadahadaladii u Dhaxeeyay Somaliland Halka Ay Ku Danbeeyeen

                Muqdisho,23Aug,2015(QJS/DN)-Wasiirkii hore Wasaaradda Garsoorka & Dastuurka Soomaaliya Md. Faarax Cabdiqaadir Maxamed oo ka mid ah masuuliyiinta xukuumadda Muqdisho ugu awood badan ayaa sheegay in aanay jirin wada hadalo u dhaxeeyey Somaliland iyo Soomaaliya oo is taagay balse ay jiraan oo kali ah kuwii muuqday ee Turkiga oo hakad galay balse labada dhinac si weyn isugu…

                Read More

                  Ciidamada Amaanka oo Wali Hargeysa Ka Sii Ugaadhsanaaya Dadka Itoobiyaanka Ah

                  Hargeysa,23Aug,2015(QJ/SDN)-Ciidamada booliska ayaa maalmihii ugu danbeeyay la arkaayay iyaga oo qabqabnaaya dadka Oramada ah ee ku nool magaaladda Hargyesa, kuwaas oo badankoodu isugu jira dawarsato iyo kuwo shaqaysta. woodyinka Hargeysa ayaa lagu arkaay ciidamado qabqabanaaya qaar ka mid ah dadkaas oo u dhashay Itoobiya se sharci daro ku jooga Somaliland, inkasta oo wali ciidamada socdaalku…

                  Read More

                    Madaxweynaha Somaliya oo sheegay in la adkayn doono ammaanka xeryaha lagu tababaro Ciidamada

                    Muqdisho,23Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii maanta lagu qaadey xarun ay Ciidamada Xoogga Dalka iyo Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ku lahaayen Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.   Madaxweynaha, ayaa sheegay in weerarkaasi uu qayb ka yahay falalka ay argagixisada ku doonayaan inay ku wiiqaan horumarka…

                    Read More

                      AMISOM oo sheegtay in Saraakiil ciidankooda ka tirsan ay waxyeello kasoo gaartay Qaraxii Kismaayo

                      Kismaayo,23Aug,2015(QJ/SDN)-Waxaa soo kordhaya khasaaraha ka dhashay Weerar Is-miidaamin ahaa oo maanta xooga ka tirsan Al-shabaab ku Qaadeen Jaamacadda Kismaayo oo Tabbabar lagu siinayay ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Somalia.   Qoraal kooban oo  lasoo dhigay Barta Twitter-ka AMISOM ayaa lagu Sheegay inay weerarkaas Waxyeello ka soo gaartay Qaartay ka mid ah Saraakiishooda. Sidoo kale,…

                      Read More

                        Maansada ‘’DALANBAABI’’ Hal-abuur Xamse Maxamed Nuur

                        Ummadyahay dikhaysani Waxad tihiin dad meelkale Durmaan looga tumayoo Hadalkaba duxdiisiyo Dufankiis ma dhugataan   Ummadyahay dullaysani Dabarkiyo mareegtaaad Isku soo dabaysaan Weligiin ma daysaan Did u dhaca na haystiyo Guul darrada ma eegtaan Daranyada na haysiyo Dalanbaabi socoshada Daymo kuma astaysaan Doqoniimo awgeed Weydinkaa is dooxee Is dalooshay beerkee Sambabkuna dillaacii Dibaddiina wadhaneen Wax…

                        Read More

                          Al-shabaab oo sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxii Ismiidaamin ahaa ee ka dhacay Isgoyska Hoteel Jubba

                          Muqdisho,22Aug,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan shan qof oo shacab ah ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen, kaddib Qarax ismiidaamin ahaa oo Isgoyska Hoteel JUBBA ee Muqdisho ka dhacay maqribnimadii caawa, iyadoo Weerarkan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qaraxa lagu Qarxiyay maqaahi ay dad badan oo Rayid ahi ku sugnaayeen.   Mas’uuliyiin ka tirsan…

                          Read More

                            FAAHFAAHIN: Weerarkii Is-miidaaminta ahaa ee Maanta ka Dhacay Xero ku Taalla Kismaayo

                            Kismaayo,22Aug,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 14 qof oo isugu Jira Askar iyo Xoogag Al-shabaab ka tirsan ayaa ku geeriyooday Weerar Is-miidaamin ah oo Maanta lala beegsaday Xero uu tababbar uga socday Ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya oo ku taalla dulleedka magaalada Kismaayo, iyadoo ay ku dhaawacmeen 30 ruux oo kale. Weerarkan ayaa wuxuu ka dhacay Jaamacadda Kismaayo…

                            Read More

                              14 killed as suicide car bomber targets military camp

                              Saturday, August 22, 2015–A suicide car bomber has targeted a military training camp in southern port city of Kismayo Saturday, killing at least 14 soldiers and wounded many others, officials said. The bomber, a former Al-Shabab defector who was integrated into local Jubbaland forces has driven the car laden with explosives into the Kismayo University…

                              Read More