Magaca Hooyo Soomaaliyeed Oo Booliska Dalka Norway ay Caloosha Rasaas Kala Dhaceen

    Oslo:Sep,20,2015(SDN/QJ)-Hooyo Soomaaliyeed oo magaceeda lagu sheegay Saynab Maxamed, isla-markaana madax ka xanuunsnaysay, ayaa galabnimadii jimcihii booliska Norway caloosha rasaas kala dhaceen, waxana loola cararay cisbitaalka. Sida ay dad goob-joogayaal ahi u xaqiijiyeen warbaahinta, hooyadan, ayaa Booliska ka hortimi iyadoo sidata Mindida Khudaarta lagu jarjaro, waxana isla-markiiba si ula kac u toogtay mid kamid ah booliskii…

    Read More

      Guddoomiye Muuse Biixi Oo Wali Ka Aamusan Wareejinta Haamaha Keydka Berbera iyo Xadhiga Madax-dhaqameedka

      Hargeysa:Sep,20,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa wali aamusnaan ku daawanaya Tallaabada ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku wareejinayso Haamaha shidaalka Berbera iyo waliba Xadhigga joogtada ah ee ay ku hayso Madax-dhaqameedka ra’yigooda ka dhiibanaya Arrintaasi. Guddoomiye Muuse oo la hubo inuu musharrax ka yahay xisbiga Kulmiye oo la filayo inuu dhawaan shirweyne qabsado, ayaa diiday…

      Read More

        Akhri Tirada Ciidamada AMISOM Kaga Dhimatay Gudaha Somalia Tan iyo Sanadkii 2009-kii

        Muqdisho:Sep,20,2015(SDN/QJ)-Hay’ad cilmi-baadhiseed oo xarunteedu tahay dalka Sweden, ayaa soo bandhigtay tirade ciidamada AMISOM katirsan ee Gudaha Somalia lagu dilay tan iyo sanadkii 2009-kii oo ahayd markii ugu horraysay ee ciidankaasi soo galaan gudaha dalka Somalia. Hay’adda soo bandhigtay tiradan ayaa ku sheegtay in ay gaadhayaan 1,100-Askari, kuwaasoo aan ku jirin ciidamada ku dhinta shilalka iyo…

        Read More

          Ciidammo Tiro Badan Oo Xalay Lagu Daabulay Degmada Sheekh

          Sheekh,20sep,2015(QJ/SDN)-Ciidammo boliis oo Tiro Badan Ayaa Xalay Lageeyay Buuralayda Degamada Sheekh oo Katirsan Gobolka Saaxil Ciidamadaasi Oo uu Hogaaminaayo Taliye Kuxigeenka Qaybta Ee Gobolka Saaxil Jaamac Xuseen (Jaamac Jaqaaq) Taasi oo loo sababaynaayo Ciidamada Lageeyay Inay Dowladu Cabsi Kaqaaday In Laxidho Marinka muhiimka U ah Isku Socodka Gobolada Somaaliland  Waxaana Ciidamadaasi Ladejiyay Dowga Sheikh Dhexdiisa…

          Read More

            Boqor Buur-madow Oo U Jawaabay Madax-dhaqmeed Hargeysa Kasoo Saaray War Murtiyeed

            Hargeysa,20sep,2015(QJ/SDN)- HOOS KA AKHRISO HADDALKA BOQOR BUUR-MADOW: Waxa beryahan telifishanada iyo warbaahanta kamuuqda ragkuhadlaya afkamadax dhaqameedka subeer awal khaasatan sacad muuse runtii maaha salaadiinsida wakiil xasan suldaan cabdullaahi iyo kanaykusheegaan mawliid sabeyste oo sida reer hargaysa oo dhami yaqaanin ah ragii kubarbaaray dooxa beesha uusheeganayaa waxaay udooratay ugaas cabdullaahi xawaareeye oo ah nin aad usharafbadan…

            Read More

              Guddida Guud Ee Beel-Weynta Abokor Muuse Oo Cadeeyay Mawqifka Beeshu Ka Taagantahay Mashruuca Seeraha Banka Qoolcaday + Go’aamo Ay Soo Saareen .

              Hargeysa,20sep,2015(QJ/SDN)-Afhayeenka Guddida Guud ee Beel Waynta Abokor Muuse Maxamed Axmed Mixile oo caawa shir jaraaa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa waxaa uu si cad u bayaamiyay mawqifka rasmiga ah ee Beeshu ka taagantahay 1: Hadaanu nahay Guddida Beel waynta Abokor-Muuse waxaan Bayaan cad ku muujinaynaa in cid kasta oo daneenaysaa arrinta Banka in ay kala…

              Read More

                Ethiopia Successful in Preventing Al-Shabab’s Attacks

                Over the past five years, Kenya, Uganda, Djibouti and the self-declared republic of Somaliland have all been attacked by Somalia-based Al-Shabab militants. Ethiopia, which invaded Somalia in 2006 to fight Al-Shabab, has since evaded a large-scale attack. According to Tewolde Mulugeta of Ethiopia’s Ministry of Foreign Affairs, the country’s secret to preventing attacks is public…

                Read More

                  Death toll of Amisom troops in Somalia since 2009 could exceed 1,100 – Study

                  The African Union Mission in Somalia (Amisom) may have suffered at least 1,100 fatalities since 2009, according to information the force shared with the Stockholm International Peace Research Institute (Sipri) — the world’s leading tracker of defence and military affairs. Paul Williams, a professor of international affairs at George Washington University, said in a study…

                  Read More

                    12 Somali soldiers killed in Al-Shabaab attack: officials

                    Twelve Somali government soldiers have been killed in an attack by Al-Qaeda-affiliated Al-Shabaab militants, officials and witnesses said Saturday. The attack occurred early Friday at a military base in the Yaq-Bariweyne area about 100 kilometres south of the capital Mogadishu. “Several of the militants were also killed during the fighting,” said Mohamed Adan, a Somali…

                    Read More

                      Shirka Wadatashiga Hannaanka Doorashada 2016 oo Ka Furmay Muqdisho

                      Muqdisho 19.Sep 2015 (SDN/QJ)- Iyadoo Maanta Muqdisho ay soo Gaareen Hoggaanka Maamul-goboleedyada dalka ka jira ayaa waxaa Gellinkii dambe ee isla Maanta ka Furmay Xarunta Madaxtooyada Somalia shirka Wada-tagshiga Qaran ee Doorashooyinka 2016-ka. iyadoo shirkan uu si Rasmi ah u furay Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali, Madaxweynaha Jubbaland Shiikh Axmed…

                      Read More

                        Qaar Ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda oo Si Adag uga Hadlay Xadhiga Madax dhaqameedka Iyo Qadiyadda Haamaha Shiidaalka DAAWO

                        Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaanadan  ka tirsan golaha wakiilada somaliland  oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xarunta golaha wakiilada ayaa waxay sheegeen in loo baahan yahay in xukuumada madaxweyne Siilanyo laga badbaadiyo dalka. Ugu horayn xildhhibaan Wali Axmed Xaawa oo ka hadlay shirkan jaraa,id ayaa sheegay inay xukuumadu dhibaato badan ku hayso golaha wakiilada iyo…

                        Read More

                          Prof Abdi Ismail Samatar VS Prof Ahmed Ismail Samatar Walaalo Kala Aragti Duwan Maxaa laga Baran Karaa? DAAWO

                          Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Waa Laba Shakhsi oo Walaalo ah Waxaa Wada dhashay Hooyo iyo Aabo Qudha Waa laba aqoon yahan Waxay Maanta ku kala tageen Siyaasada uu Mid kastaa aaminsan yahay oo ka dhigtay Kuwo Mabaa’diidoodu kala fog tahay Prof Abdi Ismail Samatar Wuxuu u taagan yahay Midnimada Ummada Somaliyeed,Wuu Dareensan yahay Sida ay…

                          Read More

                            Salaadiinta Waaweyn ee Beesha Subeer Awal iyo Siyaasiyiintooda oo amar Hanjabaad ah ka soo saaray Xadhiga Suldaan Mawliid Sabayste DAAWO

                            Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Salaadiinta Beesha Subeer Awal Iyo qaar ka Mid ah Siyaasiyiinta Beeshaas ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo u qabtay inay 24 Saacadood Gudahood Xoriyadiisa dib ugu Soo Celiso Suldaan Mawliid Sabayste oo Ciidamada RRU kala baxeen Aqalka Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer awal iyadoo Xukuumadu sheegtay in Suldaanku ku hawlanaa…

                            Read More

                              Xildhibaan Bukhaari Oo Guri Saddex Dabaq Ah Ka Dhistay Mooshinkii Haamaha Iyo Qiraal uu Bixiyey

                              Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Xildhibbaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari), ayaa qirtay dhismaha guri uga socda bariga Hargeysa, kaasi oo saxaafadda qaarkeed tabisay in madaxtooyadu u binaysay, balse waxaa uu si cad u dedefeeyey in dhismaha gurigaas ay u dhisayso Madaxtooyadu, isaga sida oo kalena carabka ku dhuftay in qadarka lacagta ah ee ku baxayaa uu…

                              Read More

                                Guddida Tallo iyo Tawfiiq oo Cambaareeyey Xadhiga Suldaan Mawliid Sabbeyso, Xukuumaddana Ugu Baaqay In Ay Si Deg Dag Ah Ay U Sii Dayso DAAWO

                                Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)-   Qaar ka mid ah madax-dhaqameedka iyo odeyada guddida tallo iyo tawfiiq ee Beelaha dega Galbeedka Burco, ayaa si adag u cambaareeyey xadhiga ay xukuumaddu u gaysatay Suldaan Mawliid Sabbeyso oo ay dhawaan xabsiga u taxaabtay ka dib markii uu ka hadlay mooshinkii Haamaha ee sababay dagaalkii gacan ka hadalka ahaa ee…

                                Read More

                                  Beesha Caalamka oo Shirkii Horumarinta S.land ee Sannadkan u soo dirtay Dublamaasiyiin ka Derajo hooseeya Kuwii Kal hore Iyo Sababaha loo Tirinayo

                                  Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Wadamada beesha caalamka ee taageera horumarka Somaliland ayaa u muuqda inay hoos u dhigeen  darajada wufuudii hore uga qayb geli jirtay shirka isu duwida mucaawinooyinka Somaliland oo sannadkiiba mar lagu qabto caasimadda Somaliland ee Hargeysa oo uu furo Madaxweyne Siilaanyo. Shirkii 8aad ee sannadkan oo toddobaadkii dhammaaday ka furmay magaalada Hargeysa,…

                                  Read More

                                    Millicsiga Waraysi Xasaasi Ah Oo Madaxweyne Siilaanyo Siiyay Laanta Afsoomaaliga Ee BBC-da DAAWO

                                    London 19.Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa aftahanimadiisa ku muujiyay waraysi dheer oo xasaasi ah oo uu Bishii November 2010-kii Magaaladda London ku siiyay laanta afsoomaaliga ee BBC-da. Waxaanu madaxweynuhu si karti iyo hadal aqoonimo ah uga dabaashay su’aalo badan oo xasaasi ah oo uu weydiiyay madaxii hore ee laanta…

                                    Read More

                                      Aqoonyahan Cali-sanyare Oo Aragtiyaha Maxalliga iyo Caalamiga Ah Ee Laga Haysto ‘TAHRIIBTA’ Ku Lafo Guray Khudbad Uu Ka Jeediyay Jaamacadda Golis

                                      Hargeysa,19sep-2015(QJ/SDN)- Kulan ay soo qaban-qaabiyeen Ururka Dhallinyarada Aqoonyahanka ah Ee Somaliland/Somaliland Educated Youth Organization (SEYO),  Oo Xalay ka dhacay Jaamacadda Golis ayaa waxa khudbad ku saabsan aragtiyaha waddaniyeed iyo caalami ee tahriibka laga haysto Kasoo jeediyay Siyaasiga caanka ah ee Cali Ibraahim Maxamed (Cali-Sanyare). Kulankan oo ay kasoo qayb-galeen ardayda jaamacadda dhigata iyo kuwa kale…

                                      Read More

                                        “Oday Axmed Siilaanyo arrinkiisu Waa Xaydha Jecli,Beerka Jeceli,Ha Cadeeyo Musharaxnimadiisa Ama ha Tanaasulo” Xildhibaan Cali Aareeye

                                        Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)-  XIldhibaan Cali Sheekh Ibraahim  Aareeye oo ka mid ah Xidhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay loolanka loogu jiro Musharaxnimada Madaxweyne ee XIsbiga Kulmiye, waxaanu Madaxweynaha u soo jeediyey uguna baaqay inuu mawqifkiisa dhabta ah ee ku saabsan Musharaxnimadiisa ama tanaasuulkiisa caddeeyo.   XIldhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye oo Wargeyska Geeska Afrika…

                                        Read More

                                          Xildhibaan Oo Qoddobeeyay Musuq-maasuq Uu Ku Eedeeyay Maayarka Burco, Kuna Baaqay In Xilka Laga Qaado

                                          Burco 19.Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdilaki Xasan Nuur oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha deegaanka degmadda Burco, ayaa Maayarka magaalada Burco Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan Muraad ku eedeeyay in uu ku kacay musuq maasuq baahsan isla markaana uu lunsaday hanti badan. Xildhibaan Cabdilaki waxaa kale oo uu intaa ku daray in Maayar Muraad uu iibiyay Garoomo kubadda…

                                          Read More