Mudanayaasha Muxaafidka ee Wakiiladda oo u Xusul duuban Ansixinta Mooshinkii Dagaalka Sababay iyo kuwa Mucaaridka oo Sharci daro u arka
Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaanada Muxaafidka ee Golaha Wakiilada ayaa ilaa hadda ku adkaysanaya inay keenayaan dibna u soo celinayaan Mooshinkii khilaafka iyo gacan ka hadalka Shirgudoonka dhaliyey, waxayna sheegeen inay iyagu sharci ku taagan yihiin, mooshinkana uu sharci yahay, halka XIldhibaanada Mucaaradku iyana dhankooda ka sheegeen inay xaq daro iyo sharci daro tahay in…
