Mas’uul Xukuumadda Somaliland Ka Tirsan Oo Salluugay Qorshaha Lagu Buun-buuniyo Tobanka Arday Ee Ugu Sareeya Dugsiyadda Sare

    Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Komishanka xakamaynta HIV/AIDS-ka Prof. Cabdi Cali Jaamac, ayaa  dhaliilay hanaanka lagu shaaciyo tobanka arday ee ugu sareeya imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyadda Sare, waxaanu ku dooday in arrintaasi ay tahay mid aan sax ahayn oo khiyaamo ku jirto. Prof. Cabdi Cali waxa uu sheegay in loo baahan yahay in qorshahaas…

    Read More

      “waxa aad ogaataan waxa la isku hayaa waa Somaliland Markayga, waxana weeye intii aan urursan karayey horaan u urusadee laakiin waxan doonayaa mar inaan ku wada rido.”Sheekh Aadan Siiro

      Hargeysa:Sep,19,2015(SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey(Aadan-siiro), ayaa si adag uga hadlay Khilaafyada is barkan ee ka kala taaganHoggaaminta shiguddoonka Golaha wakiillada Somaliland iyo waliba Xisbiga Talada haya ee Kulmiye, waxana uu bulshada uga digay inay la kala saftaan dhinacyada is haya. Sheekha ayaa khudbaddii uu ka jeediyey Masaajidka Quba salaaddii jimce ee shalay ugu horrayn ku…

      Read More

        Shacabka Oo Shaki Ka Muujiyey 8-Badhasaab, 4-Taliye-Ciidan iyo Wasiir-ku-xigeenno Hoggaaminaya Oo Ethiopia Farta Ugu Yeedhay

        Hargeysa:Sep,19,2015(SD/QJ)-Shacabweynaha Reer Somaliland, ayaa si weyn isu weydiinaya sababta keentay in taariikhda markii ugu horraysay ay Ethiopia u yeedhato Saraakiil katirsan Xukuumadda Somaliland oo heerkoodu hooseeyo, kuwaas oo sida la sheegay Magaalada Jigjiga kaga qaybgalay shir labada dhinac  halkaas uga furmay. Shirkan oo xukuumadda Somaliland ku sheegtay mid danaha dhinaca ammaanka iyo wada-shaqaynta labada dal…

        Read More

          Xukuumadda Oo Cudurdaar Daciif ah Ku Xalaalaysatay Xadhigga Suldaan Sabayso

          Hargeysa:Sep,19,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horraysay sabab u samaysay xadhigga ay kula kacday Suldaan Mawliid sabayse oo kamid ah madax-dhaqameedka dalka, kaas oo  dhawaan Guddoomiye-ku-geenka Wakiillada dusha ka saaray Khilaafkii Shirguddoonka ka dhex dhacay. Wasiir kuxigeenka amniga ee wasaaradda daakhiliga Somaliland Md Cabdi Daahir Camuud oo arrintan ka Hadlay ayaa suldaanka la xidhay ku eedeeyey…

          Read More

            “Madaxweyne Kuwa Inaad Xabsiga ku Hubsato u Baahani waa Shuftada Dalka iyo Kuwa Adiga oo Xay ah Kursigaaga Isku Haysta ee ma aha Madax-dhaqameedka…”Barkhad Jaamac Xirsi.

            Hargeysa:Sep,19,2015(SDN/QJ)-La-taliyihii hore ee madaxweyne Siilaanyo u qaabilsanaa Dadka laga tirade badan yahay  Barkhad Jaamac Xirsi, haatanna kamid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa madaxweyne Siilaanyo uga digay inuu sii daawado xadhigga isdaba joogga ah ee lagu hayo Salaadiinta iyo siyaasiyiinta dalka, waxana uu ku taliyey in arrimaha noocaas  oo kale ah laga taxadaro….

            Read More

              Kenya Oo Macalimiin La’aan Al-baabada Ugu Xidhay Dhammaanba Dugsiyadii Dalkeeda Ku Yaallay

              Nairobi:Sep,19,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Kenya ayaa amar ay maalintii shalay soo saartay ku sheegtay in laga Bilaabo Isniinta soo socota ee Toddobaadkan Albaabada loo laabi doono Iskuullada ay Dowladdu Maamusho iyo kuwa Gaarka loo leeyahay ee ku yaalla Dalkeeda, iyadoo Tallaabadan ay imanayso xilli macallimiinta dalkaas ay ku jiraan shaqo-joojin ay mushahar yari haysata kaga cabanayaan, iyadoo ay…

              Read More

                MUQDISHO: Arooska Masuul Ka Tirsanaan Jiray Xukuumadda Soomaaliya Oo Waddooyinka Ugu Waaweyn Magaalada Kala Xidhay – Daawo Sawirrada

                Muqdisho,19sep,2015(QJ/SDN)-Taliye ku xigeenkii hore ee Nabad sugidda Soomaaliya Cabdifataax Ibraahim Shaaweeye, ayaa xalay arooskiisu ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo arooska Mr.Shaaweeye uu ahaa mid ka duwan aroosyada caadiga ah ee kale. Arrinta la yaabka leh ee dadka shacabka ah soo jiidatay ayaa waxay tahay in wakhtigii uu aroosku dhacayay la xidhay guud ahaanba Waddooyinka halbowlaha…

                Read More

                  WAR DEG DEG: Toddobo Askari Oo Galabta Lagu Toogtay Magaalada Kismaayo

                  Kismaayo,18sep,2015(QJ/SDN)-Maamulka Jubbaland, ayaa wuxuu galabta uu xukun dilka ah ku fuliyay toddobo ka tirsan Ciidanka Jubbaland, ka dib markii lagu helay inay fududeeyen qaraxii miino ee shalay ka dhacay Xerada Shirkole Officiale. Qaraxaasi, ayaa waxaa ku dhimatay saddex ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Jubbaland, halka dhowr kalana ay ku dhaawacmeen. Xeradan ayaa la beegsaday, xilli…

                  Read More

                    Daawo Muslimiinta ku nool Galbeedka iyo ka qaybgalka siyaasada wadamada Galbeedka

                    Ottawa Sep 18,2015(SDN/QJ)-Muslimiinta Yurub ku nool waxa lagu qiyaasaa ilaa 60 milyan oo qof. Musliinta Maraykana degan waxa lagu qiyaasaa boqolkiiba sadex in ay yihiin Jermalkana boqolkiiba waa 4. Sidaas oo ay u badan yihiin hadana kama qaybgalaan nidaamka siyaasada ee wadamada ay degen yihiin ka jira, tusaale ahaan wadanka aan degenahay ee Kanada 46%…

                    Read More

                      Haweenay Saygii ay u Dhaxday Mindi Ku Dishay Gudaha Magaalada Beledweyne

                      Beledweyne:Sep,18,2015(SDN/QJ)-Haweenay ku dhaqan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa qudha ka jartay ninkeedii, kadib markii uu dhex maray khilaaf muddooyinkii ugu dambeeyey soo soo taxnaa, sida dad xog-ogaal ahi caddeeyeen. Dhacdadan, ayaa ka dhacday Xaafadda Kooshin, iyadoo haweeneydu ay dilka saygeeda u adeegsatay toorey/mindi, waxayna kaga dhuftay qaybaha kore ee jidhkiisa. Marxuumka oo lagu…

                      Read More

                        Wiil Soomaali Maraykan ah Oo Qirtay Inuu Daacish Ku Biirayo

                        Minneapolis:Sep,18,2015(SDN/QJ)-Sakariye Yuusuf Cabdiraxmaan oo ah 20-Jir Soomaali-maraykan ah, ayaa maxkamad ka hor qirtay inuu doonayo ku biiritaanka Kooxda Daacish eek a dagaallanta dalalka Syria iyo Ciraaq. Sakariye ayaa ka hor caddeeyey maxkamada in uu doonayay in uu kaalmeeyo walaalaha Musliminta ah ee dhibaatada ay ku haysay dowlada Siiriya kadib markii uu arkay codsiyo ay dadka…

                        Read More

                          ‘’Weerarrada Al-shabaab Macnahoodu ma aha inay dib u soo Xoogeysteen…’’ MADAXWEYNE XASSAN SHEEKH

                          Muqdisho,18sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku Sheegay Wareysi uu siiyay Reuters in Deegaannadii ay Bishaan la Wareegeen Al-shabaab aysan Macnaheedu ahayn inay dib u soo laabanayso Awooddii Al-shabaab. Al-shabaab oo muddo sannado ah isku dayaysay inay xilka ka tuurto dowladda Somalia ee uu Caalamku Taageero ayaa bishan dib ula Wareegay Deegaanno ku yaalla Bartamaha…

                          Read More

                            Al-shabaab Oo Xoog Kula Wareegtay Xeryo Ciidamada Dawladdu Lahaayeen

                            Yaqbari-weyne:Sep,18(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Deegaanka Yaaqbari-weyne ee Gobolka ee Gobolka Sh/Hoose, waxa ay xooggaga Al-shabaab weerar qorshaysan saaka ku qaadeen Xeryo ciidamada Militeriga somala halkaas ku lahaayeen. Saaka Waaberigii ayaa mar-qura kusoo tooseen Shacabka Deegaanka Dhawaqa Rasaasta iyo Daryinka Hubka Culus oo ay is-dhaafsanayeen Al shabaab iyo Ciidanka Militariga ee ku sugan Saldhigyada…

                            Read More

                              Ciidamada RRU-da Oo Aqalka Ugu Daatay Xabsigana u Taxaabay Suldaan Sabayso Oo Dhawaan Si Adag u Duray Guddoomiye-ku-xigeenka Wakiillada

                              Hargeysa:Sep,18,2015(SDN/QJ)-Suldaan Mawliid Sabbayso oo kamid ah Salaadiin Beelaha Subeer Awad, ayaa xalay waxa Guri uu ku jirey ugu daatay Ciidammada sida gaarka ah u tabobbaran ee Booliska Somaliland ee loo yaqaanno RRU-da, waxana ay si xoog ah xabsiga ugu taxaabeen, iyadoo arrintaasna ay si weyn u cambaareeyeen Salaadiin miisaan ku leh Beeshaas oo markii la…

                              Read More

                                {Yurub ama Geeri} Warbixin Naxdin Leh oo Muujisay Ciqaabta iyo Silica la Mariyo Tahriibayaasha Liibiya Warbixin Murugo Leh DAAWO

                                Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-    Warbixin ay ka muuqato naxariis darro iyo silic la mariyo tahriibayaasha ku xidhan jeelasha Liibiya ee damacsan in ay Yurub galaan, ayaa telefiishanka caalamiga ah ee Vice News oo Qurbejoog.com soo xigtay uu ka oo diyaariyey dad isugu jira Carab iyo Afrikan ay ku jiraan Soomaali, kuwaasoo ay ka muuqato gaajada,…

                                Read More

                                  Fadhigii Golaha Wasiirradda Oo Lagu Ansixiyay Siyaasadda Naafadda Iyo Afhayeenka Madaxtooyadda oo Dhaliilo u soo Jeediyay Warbaahinta DAAWO

                                  Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-   Fadhigii maanta ee golaha wasiirada ayaa lagu ansixiyay siyaasada horumarinta naafada Somalilnd, Afhayeenka Madaxtoyada Somalialnd Md: Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka hadlay waxyaabaha layskula soo qaaday fadhigii maanta ee golaha wasiirada ,waxanu bayaamiyay in la soo hordhigay lana ansixiyay xeerka Siyaasada naafada Somalilnd waxanu sidaasi ku sheegay mar uu maanta warbaahinta…

                                  Read More

                                    Duur Xulka Aqoon yahanka ee Hagrashada Xukuumadda ee Gobolka Gebilay Iyo Doodda Marag Fur ee Wasiiradda Gobolkaas ka soo Jeeda DAAWO

                                    Gebilay, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-  Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo ka mid ah dhalinyarada aqoonyahanka ah ee reer Somaliland iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Md. Yuusuf Cismaan Garas ayaa Madal ilyartu is qabatay oo ay shalay labadooduba khudbado ka jeediyeen isku waydaarsaday hadallo nuxur ahaan  ku dherernaa fulinta go;aammo ka soo…

                                    Read More

                                      Cali-guray Oo Sheegay Inay Xukuumaddu Khalad Ka Fahansan Tahay Wareejinta Hantida Ummadda

                                      Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-    Guddoomiyaha saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa ku dooday in Xukumaddu qalad ka fahantay qodobka 12-aad ee dastuurka oo ku saabsan in xukumaddu masuul ka tahay hantida umadda. Waxa uu sheegay in xukumaddu u fahantay qodobkaasi in hantida umadda la siin karo cidii la…

                                      Read More