Galmudug Oo Sheegtay in Ahlu Sunada Gobolada Dhexe Ay Taageero Ka Hesho Dowladda Iraan
Cadaado,12sep,2015(QJ/SDN)-Maamulka Galmudug, ayaa maanta waxa uu Ururka Ahlu Sunna uu ku eedeeyay in taageero uu ka helo Dowladda Iran, isla-markaana uu faafinayo madaahiibta Shiicada. Wasiirka Warfaafinta Maamulka Galmudug, Maxamuud Aadan Cismaan oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Cadaado, ayaa si adag u sheegay in Ahlu Sunada ka arrimisa Magaalooyinka Dhuusamareeb, Guriceel iyo Matabaan, ay hub…
