Ninka Ugu Gaaban Adduunka Oo Geeriyooday

    Hargeysa,6sep,2015(QJ/SDN)-Ninka Ugu Gaaban Caalamka Oo lagu magacaabo Chandra Bahadur Dangi  oo 75 jir ahaa ayaa Geeriyoodaydalka maraykanka habeenkii uu jimcuhu soo galayey. Chandra oo magacan iyo caan-nimada uu helay aan war iyo wacaal toona u aheyn inuu caalamka ugu gaabnaa ayaa isaga sugnnaa tuulo ku taal buuralleyda baadiyaha dalka Nepal waxaase calaf u galay magacaasi…

    Read More

      Ciidamada Ammaanka Ethiopia Oo Xasbiga Dhigay Maareeyihii Hilton Hutel Addis Ababa Iyo Nuxurka Sababta Xadhigiisa

      Addis Ababa:Sep,06,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia, ayaa muddo kooban xabsiga dhigay Mareeyihii guud ee hudheelka Hilton,waxana sababta lagu sheegay muran dhinaca Ganacsiga ah oo Halkaas ka dhacay. Mareeyaha oo lagu magaacabo Haakan Gaarder-Larsan ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Norway, waxana uu yooyootan dheer la galay ciidamadii losoo diray. Shirkad si…

      Read More

        “Dadka lacagta la yaacaya ee isleh dhaameel ku bixiyana waxanu leenahay walaalayaal Hantidiina haka dhigina Geel bacaad lagu lisay.” Xildh. Xoog.

        Hargeysa:Sep,06,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(Xoog), ayaa sheegay inaanay cidina awood u lahayn inuu dib usoo celiyo Go’aan ay Goluhu hore u gaadheen, waxana uu deedafeeyey tallaabada madaxweynuhu kusoo celiyey Qorshihii Goluhu ku laaleen Wareejinta Haamaha Shidaalka Berbera. Xildhibaan xoog oo warbaahinta kula Hadlay Xarunta Golaha, ayaa sheegay inay bilaabmeen qorsheyaal  dad lacago sitaa ku khasbayaan inay…

        Read More

          Dacwad Loo Haystay Carmalida Cad Ee Argagixisonimada Ku Eedaysan Oo Maxkamad Kenya Ku Taalla Doonayso Inay Laasho

          Mombasa:Sep,06,2015(SDN/QJ)-Inkastoo Adduunyadu raacdo ugu jirto Samantha Lewthwaite(carmalida cad) oo ah Haweenay argagixisonimo ku eedaysan, Haddan Maxkamadda Ku Taala Magaalada Mombaasa ee gobolka Xeebta Kenya, ayaa ku Hawllan inay laasho Kiis Haweenaydan hore loogu soo eedeeyey. Garsooriyaasha maxkamadda ayaa sheegay in ay dacwad oogayaasha waday eedeynta ka dhanka ah Samantha Lewthwaite ay ku guul dareysteen in…

          Read More

            “Haddaad Maqashid Siyaasada laga hadli maayo waa Xukuumada waxba laga sheegi maayo, Suldaan Xasan-na Siyaasadda Waa u Fasax, waayo…”Eng. Faysal Cali-waraabe.

            Hargaysa:Sep,06,2015(SDN/QJ)-Eng. Faysal Cali-waraabe, Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID,ayaa  ka Hadlay isku milanka siyaasadda iyo arrimaha dhaqanka ee Somaliland haatan ka jira, waxana uu si gaar ah uga Hadlay Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal, Suldaan Xasan Sudlaan Cabdilaahi oo uu sheegay inuu kaligii fasax u haysto ka Hadalka arrimaha Siyaasadda. Eng. Faysal oo shalay…

            Read More

              Daawo Sawirro Muujinaya Sidii Xarakada Al-shabaab Ula Wareegtay Degmada Kurtunwaarey

              Kurtunwaarey ,5sep,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa shalay la wareegay gacan ku haynta Magaalada Kurtunwaarey ee gobolka Shabeelaha Hoose kadib markii ay ka baxeen Ciidamada AMISOM oo qabtay Magaalada Buulo-mareer ee shabeelaha Hoose Haddaba Halkan Hoose Ka Daawo Sawirro Muujinaaya Siday Al-shabaab U Qabsatay Magaalada Kurtunwaarey:    QJ/SDN: Kurtunwaarey

              Read More

                Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir (1942kii – 2015ka) Qaybtii 3aad iyo 4aad Iyo Qallinkii Boobe Yuusuf Ducaale

                “Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,” Tuduc aan ka dheegay maansada Dhayalsi, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormadii: 3aad 5/9/2015ka Inta aanan ka bixin Siciid Cali Giir iyo dhaqankiisii qoraannimo, waxaan halkan ku caddaynayaa in wehelka dhabta ah ee Siciid ahaa una kala mudnaa sidan: Qalinka, Buug-yaraha…

                Read More

                  Fadhigii Golaha Wakiilada ee Maanta Iyo Jawigii Ku Lamaanaa

                  Hargaysa 05.Sep 2015 (SDN/QJ)- Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha golaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa loogu qaybiyay xeer hoosaadka golaha wakiilada, kaas oo maalmaha soo socda ay doodiisu si toos ah uga bilaabmi doonto aqalkaasi. Fadhigan oo marka hore la filayay in lagu falanqeeyo xeerkii kaydka Haamaha Shiidaalka ee…

                  Read More

                    “Xeerkii Naloo Ansixiyay Waxa Uu Noqday Xeer Aan Awoodo Badan Lahayn, Caqabadda Ugu Weyn Ee Na Haysataa Waxay Tahay Rabitaan Siyaasadeed Oo Aan Jirin..” Gudoomiyaha Hay’ada Maamul Wanaaga

                    Hargaysa 05.Sep 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Hay’adda Maamul Wanaaga iyo La dagaalanka Musuq-maasuqa Somaliland Axmed Muxumed Madar ayaa shaaca ka qaaday in guud ahaanba maamulka ha’yadaha dawliga ah ee dalku uu Qalooco, isla markaana aanay hay’adu si buuxda u awoodin inay gudato hawlaha shaqo ee loo abuuray. Axmed Muxumed Madar, waxa uu tilmaamay in ay ka…

                    Read More

                      “Guddoomiye Cirro Wuu Iska Hadlayaa Ee Dastuurka Way Ku Caddahay Inuu Madaxweynuhu Dib Uu Soo Celin Karo” Xildhibaan Kijaandhe

                      Hargaysa 05.Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilladda Somaliland, ayaa sheegay in uu dastuurka waafaqsan yahay qaraarkii madaxweyne Siilaanyo dib ugu soo celiyay go’aankii Golahaasi ku laalay in shirkaddo gaara lagu wareejiyo haamaha kaydka shidaalka ee magaaladda Berbera. Xildhibaan Kijaandhe, ayaa waxa uu ku dooday in madaxweynaha Somaliland…

                      Read More

                        Dowladda Soomaaliya oo Maanta Heshiis Sahmin Shidaal ah la Saxeexatay Shirkada Spectrum ASA

                        Muqdisho,5sep,2015(QJ/SDN)-Dowladda Soomaaliya ayaaa maanta hesiis la xiriira sahminta shidaalka Somalia la saxiixatay shirkadda Spectrum ASA, kaas oo ay dowladdu sheegtay inay qayb ka tahay qorshayaasha lagu soo saarayo Shidaalka Somalia. Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Somalia oo saxiixday hesiiskan ayaa waxay sheegay inay ku faraxsan tahay inay baahiso in dowladda Federaalka Somalia ay la gashay heshiis…

                        Read More

                          Nuxurka Kulan Isxog- Wareysiya Oo Dhexmaray Guddida Joogtada Ee Golaha Wakiilada Iyo Bulshada Magaalada Burco

                          Burco 5,September, 2015(SDN/QJ)-Guddida Joogtada ee golaha wakiilada Somaliland oo maalmihii u dambeeyay ku jiray kormeer shaqo oo ay ugu kuur galayaan xaalada guud ee gobolada beriga Somaliland ayaa maanta kulan is wareysi ah la yeeshay qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada Burco. Bulshada qaybaheeda kala duwan oo ka kooban dhalinyarada, Dumarka iyo odeyaasha…

                          Read More

                            Hogaamiyayaasha Maraykanka iyo Sacuudiga oo isku afgartay taageerida heshiiskii Iran

                            Washington 05.Sep 2015 (SDN/QJ)- Boqorka Sucuudiga Salmaan oo todobaadkan booqasho ku jooga Maraykanka ayaa kulamo uu la yeeshay Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama kaga wadahadlay xaalada beriga dhexe iyo heshiiska nukliyeerka ee Iran. Dawlada Sacuudiga ayaa kamid ahayd wadamadii khaliijka ee sida weyn uga soo horjeeday heshiiskii dhexmaray dawladaha waaweyn iyo Iran ee barnaamijka Nukliyeerka ee…

                            Read More

                              AMISOM oo iskaga baxday Deegaanno ka Tirsan Shabeellada Hoose iyo Al-shabaab oo Qabsatay

                              Muqdisho,5sep,2015(QJ/SDN)-Ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Uganda ayaa la sheegay inay faarujiyeen degmada Kuntu-waarey iyo deegaanka Ceel-saliindi oo kawada tirsan Gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Somalia.   Askartan ayaa ka guuray laba saldhig oo ay ku lahaayeen deegaannadaas, sida dadka degen goobahaas ay u sheegeen Warbaahinta, iyagoo intaas ku daray in ay ka daad-gureysteen saldhigyadaas…

                              Read More

                                Somaliland Oo Beenisay In Baasaboorkeeda Lagu Tegi Karo Dalka Imaaraadka Carabta

                                Hargeysa:Sep,05,2015(SDN/QJ)-Dawladda Somaliland ayaa Been abuur ku tilmaamtay war dhawaanahan la baahinayey oo ku saabsana in Dawladda Imaaraadku ogolaatay in Dalkeeda lagu soo galo Baasaboorka Somalia. Qoraal ay xalay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ku baahisay barta ay ku leedahay facebook-gga, waxay ku sheegtay in wada hadal labada dawladood uga socdo ku tegitaanka Baasaaboorka Somaliland ee Imaaraadka…

                                Read More

                                  Nuxurka Kulan Qarsoodi ah Oo Wasiir Xirsi Gurigiisa Kula Yeeshay Wariyayaal ay Isku Beel Dhaw Yihiin Iyo Dagaal Qaawan Oo Ku Baaqay In Lagu Qaado Siyaasiyiin Uu Weedhahooda Dhibsaday.

                                  Hargeysa:Sep,05,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Habeen Hore Kulan     Qarsoodi ah Guri uu Magaalada Hargeysa ku leeyahay kula qaatay Weriyayaal beeshiisa kasoo jeeda, waxana kulankaas uu kusoo bandhigay Hankiisa siyaasadeed iyo Sidii ay u taageeri lahaayeen. Kulankan oo Si weyn loo qarinayey, ayaa sida Wargeyska Hubaal ku Helay Xogo u dhuun daloola,…

                                  Read More

                                    Akhri Magacyada Afar Nin Oo Al-shabaab Ku Toogatay Fagaare Bu’aale Ku Yaalla Iyo Eedaha Loo Jeediyey

                                    Bu’aale:Sep,05,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Al-shabaab, ayaa Goob fagaare ah ku toogatay Afar Nin oo ay ku eedeeyey arrimo kala duwan oo basaasnimo iyo kicin Ururka ka dhan ahi kamid ahaayeen. Fagaaraha ay toogashadu ka dhacday oo ku yaalay degmada Bu’aalle ee Jubooyinka, ayaa waxaa isugu soo baxay toogashada dad farabadan. Kooxda ayaa sheegtay in Afartaasi ruux ee la…

                                    Read More

                                      Sheekh Aadan Siiro Oo Da’yarta Isdoonaysa Ugu Bushaareeyey Inuu Dhaqaale ay Isku Guursadaan Ugu Deeqi Doono

                                      Hargeysa:Sep,05,2015(SDN/QJ)-Da’yarta Reer Hargeysa ee iscalmatay, balse duruufaha dhaqaale dabreen, ayaa warkii ugu farxadda Badnaa maalintii shalay ka heshay Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sh. Aadan-Siiro) oo kamdi ah Culimada Reer Somaliland kaas Wiilasha iyo Gabdhaha isdoonaya ee Aan awoodin Guur uu Gargaar ugu fidin doono Masaajidka Xawaadle ee uu masuulka ka yahay. Sheekh Aaden Siiro,…

                                      Read More