PUNTLAND: Sarifleyda lacagaha qalaad oo sheegay in Lacago Cusub ay soo galeen Suuqyada

    Garoowe,3sep,2015(QJ/SDN)-Sariflayda Magaalada Garoowe ayaa cabasho ka muujiyay lacag cusub oo la sheegay in suuqa la soo galiyay maalmo ka hor, taasoo sarif-leydu ay ku sheegeen inay Sababi karto Sicir-barar iyo Sarifka Lacagaha Qalaad ee laga Adeegsado Puntland.   C/casiis Faarax Gaas oo ka mid ah Sarrifleyaasha Magaalada Garoowe ayaa Sheegay inay lacagtan cusub Suuqyada soo…

    Read More

      Shiinaha oo xusaya 70-guuradii kasoo wareegatay Markii ay ka Adkaadeen Dalka Japan (DAAWO SAWIRRADA)

      Beijing,3sep,2015(QJ/SDN)-Dalka Shiinaha ayaa u Dabaal-dagaya Maanta 70-guuradii kasoo Wareegatay markii uu ka Adkaaday Jabaan Dagaalkii labaad ee Adduunka, waxaana xaflada lagu soo bandhigay dhoollatus milateri ay ka dhacday fagaaraha Tianmen ee Magaalada Beijing. Ciidammo tiradoodu gaarayso 12,000 oo askari iyo 200 oo diyaaradood oo kuwa dagaalka ah ayaa ka Qayb-galaya dabaal-degga, iyadoo munaasabaddana ay ku…

      Read More

        Xaggee bay ka timid fikradda Aadan-Carab ee ah:Ma mucaarad baan ahay haddaan xaqa ku maansoodo? Qallinkii Ibraahin Hawd

        Dhulkeenna la ga ma aqoon hab-dawladeedkan cusub ee maanta dunida ka jiraa. Badhtamihii Daglaalweynihii Labaad ee Dunida ayay gayiga si dhab ah u ga curatay waddaniyad badhax la oo soomaalidu ku doonayso dawladnimo iyo midow. Waxaa qunyar qunyar u xoogaysatay jibbo waddaniyadeed oo meel walba is qabsatay. Haddaba waxaa soo baxay dad soomaaliyeed oo dawladnimada…

        Read More

          “Laguma Wareejin Karo Maamulka Haamaha Shiidaalka Todoba Shirkadood,Xukuumadii Rayaale Wax ay Wareejisay oo Noocaas ah Maanu arag” Xildhibaan Rayte

          Hargeysa:Sep,03,2015(SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim Jaamac Rayte, oo mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, isla markaana ah Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Guddaha iyo Nabadgeliyada, ayaa ka hadlay mooshinkii ay ku laaleen wareejinta Haamaha Shidaalka, waxaanu sheegay inay Xukuumadu wado inay cid kooto ay ugu xidho, taasna ay ka diideen. Xildhibaan Ibraahim Jaamac Rayte, oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi khaas…

          Read More

            Cadaadis dhinacyo badan leh oo baajiyey Is Casilaadii Komisheneer C.fataax Ibraahin

            Hargaysa 03,Sep 2015 (SDN/QJ)- Xubinta xisbiga UCID ugu jirta guddiga doorashoyinka qaranka Md. Cabdifataax Ibraahin Xasan ayaa ka noqday iscasilaad uu doonayay inuu kaga fadhiisto shaqada oo la sheegay inuu Salaasadii doraad dalbaday. Wargeyska Geeska Afrika, ayaa cadadkiisii shalay baahiyay in Mr. Cabdifataax uu is casilay. Hase yeeshee cadaadis ka dib waxa Cabdifataax lagu qanciyay…

            Read More

              Sawir Murugo Xambaarsan Oo Dunida Ku Abuuray Qaylo-dhaan Waa Wiil 3 Jir ah oo Maydkiisa la Helay

              Ankara 03.Sep 2015 (SDN/QJ)- Sawirka Wiil yar oo saddex sanno jir ah oo Xeebta Turkiga ku soo caaryay ayaa abuuray qaylo dhaan ku aadan siday u xumaatay xaaladda qaxoontiga ee Yurub. Baraha bulshada iyo warbaahinta ayaa si weyn loogu qaadaa dhigay arrintan murugada leh. Warbaahinta ayaa wiilka yar u aqoonsatay in magaciisu yahay Aylan Kurdi,…

              Read More

                Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dalka Talyaaniga kula kulmaya mas’uuliyiin & shirkado maalgashi

                Milano,3sep,2015(QJ/SDN)-Madaxxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Milano ee Talyaaniga, halkaasoo uu kaga Qayb-galayo Maanta carwo caalami ah oo dhinaca Ganacsiga iyo Maal-gashiga ah.   Xasan Sheekh oo wafdigiisa ay ka mid yihiin Wasiirro, Ganacsato iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Dowladaha iyo Ganacsatada ka Qayb-galaya Carwadan kala hadli doona sidii ay…

                Read More

                  Akhri Magacyada Saddex Sarkaal Oo Goor Dhaweyd Xisbiga Waddani Iska Casilay iyo Cudurdaarka ay Sheegteen.

                  Hargeysa:Sep,03,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyihii Degmada Arabsiyo Guuleed Maxamed Cabdi suldaan. Cabdixakiin Faarax Axmed Guddoomiyihii dhallinyarada ee Degmada Arabsiyo iyo Guddoomiyihii Garabka Haweenka ee Xisbiga Waddani, ayaa Goor dhaweyd Shaaciyey inay Gebi ahaanba iskaga baxeen Xisbigaas Waddani, isla-markaana ay Xubin-nimadii iyo Shaqadiiba iska casileen. Saddexdan Xubnood oo Goor dhaweyd saxaafadda Kula Hadlay Hutel Guleed ee Magaalada Hargeysa, ayaa ku…

                  Read More

                    Maydadka Askartii Uganda ee Weerarkii Janaale lagu dilay oo la Geeyay Kampala (DAAWO SAWIRRADA)

                    Kampala,3sep,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 10 Askari oo ka mid ah ciidamadii AMISOM ee Uganda ka socday oo lagu dilay weerarkii maalin ka hor ay Al-shabaab ku qaadday Saldhigga AMISOM ee deegaanka Jannaale ayaa dib loogu celiyay Magaalada Kampala ee Xarunta dalka Uganda.   Diyaarad kuwa Qaramada Midoobay ah ayaa maydadkan ka qaaday garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan…

                    Read More

                      Guddoomiyaha Wakiillada Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Saaka Soo Gaadhay Warqaddii Madaxweynuhu Kusoo Celiyey Go’aankii Haamaha Shidaalka Berbera Wareejintooda Lagu Diiday DAAWO

                      Hargeysa:Sep,03,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa goor dhaweyd si rasmi ah u shaaciyey inay Soo Gaadhay Warqad Ka timi madaxweyne Siilaanyo oo uu ku laalay Go’aankii ay Wakiilladu dhawaan ku Diideen Wareejinta Haamaha Shidaalka Berbera. Mudane Cirro oo Goor dhaweyd Saxaafadda kula Hadlayey Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa daboolka ka qaaday in Warqadda…

                      Read More

                        Meydadka Ciidamada Uganda Oo Dul Sabbaynaya Wabiga Shabeelle

                        Janaale:Sep,03,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan Saddex Meyd oo katirsan Ciidamada AMISOM, ayaa laga helay Wabiga Shabeelle dushiisa sida ay xaqiijiyeen Dadka Deegaankaasi, waxana ciidamadaasi kamid ahaayeen Kuwii Al-shabaabku ku laayeen Xerada janaale. Qof kamid ah Dadka ku nool Deegaan lagu magacaabo Gaawirow, oo 5Km u jira Degmada Qoryooley ayaa  qaar kamid ah Warbaahinta u sheegay inay  shalay Galabtii…

                        Read More

                          Hargeysa Oo Saaka Hilib Lagu Cunayo Iyo Khilaafkii Taagnaa Oo Lasoo Afjaray

                          Hargeysa:Sep,03,2015(SDN/QJ)-Khilaafkii ka taagnaa Qalista Hilibka lagu cuno Caasimadda Hargeysa, ayaa lasoo gunaanaday, waxana saaka Suuqyada Caasimadda ee Hilibka lagu iibiyaa ku waa Bariisteen Camirnaan iyo Xaalad caadi ah. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa  arrinta dhexdhexaadisay, waxana lagu heshiiyey in lacagtii ay Hiliblayaashu ka cabanayeen waxoogaa Hoos loo dhigay, isla-markaana loo ballanqaaday in kor loo qaado…

                          Read More

                            Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad Ee Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Dhibaatada Lagu Hayo Maato Hilibka Ka Ganacsan Jirtey Oo Mudaharaad La Hortagtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha

                            Hargeysa:Sep,03,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Md Axmed Muumin Seed ayaa si adag uga Hadlay Dhibaato ka taagan caasimadda Hargeysa oo lagu xidhxidhay Dad Boqol qof ku dhaw ahaa ka ganacsan jirey Hilibka Magaalada Lagu qalo, waxana uu tallaabadaas ku tilmaamay mid nolosha umadda lagula dirirayo. Axmed Muumin Seed oo qaar kamid ah …

                            Read More

                              Akhri Magacyada Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Maraykanka Lagu Maxkamadaynayo Iyo Nuxurka Kiisaskooda

                              Washington:Sep,03,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan Toddoba dhallinyaro soomaaliyeed oo lagu eedeeyey inay qorshaynayeen ku biiritaanka Kooxda Daacish, ayaa maxkamad lagu soo taagay Dalka Maraykanka Maalintii shalay, iyadoo aan wali wax xukun ah laga soo saarin kiiskooda. Soomaalidan la eedeynaayo ayaa deganaa gobolka Minnesota, waxaana ciidamada ay qabteen dhalinyarada qaarkood xilli ay damacsanaayeen iney ka duulaan garoonka diyaaradaha ee…

                              Read More

                                RIYADII MADAXWEYNAHA!

                                Hal-door barkhad oo mal-awaalaya sidii uu maruun madaxweyene uga noqon lahaa dalka uu muwaadinka ka yahay ayaa habbeen ka warramay riyo mucjiso ahayd oo uu ku riyooday, isagoon ka dul boodin waaqica iyo duruufaha dhaqan ee innagu xeeran. Hal-door barkhad wuxuu ka mid yahay foolaadka dhallinyarada Somaliland aqoon ahaan aragti ahaan’ Hal-doorka oo ka mida…

                                Read More