Kaambaynka Madaxtooyadda, Shirarkii Dhacay, Tallada Wasiiradda, Weerarka Baashe, Shirka Cali Khaliif,Iyo Ollolaha Hass
Hargaysa 08.Sep 2015 (SDN/QJ)- Go’aankii golaha wakiiladdu ku laalleen wareejinta haamaha shidaalka iyo isku celcelintii go,aankaa ee madaxweynaha iyo gudoomiyaha wakiiladda ayaa dhaliyay kaamabyn xoog leh oo ay madaxtooyadu ugu jirto dibu laalista go,aankaa, isla markaana waxa lagu wadaa in mar kale golaha la hor keeno mooshin amuurtaa la xidhiidha. Siday tibaaxeen xoggo uu wargeyska…
