Guddida doorashooyinka Somaliland oo tababr Hargeysa uGu qabtay qaar ka mida shaqaalohooda Togdheer

    Hargeysa Oct 12,2015(SDN/QJ)-Guddida Doorashooyinka qaranka Soamaliland ayaa shalay tababr uGu xiray xaruntooda magaalada Hargeysa qaar ka mida shaqaalaha doorashooyinka ee Gobolka Togdheer. Warsaxafadeed arinkaa ku saabsan oo ay soo saareen guddidadoorashooyinka Somaliland oo aanu nuqul ka mida helay ayaa sidan u qornaa: “Maanta oo ay Bisha Oktoobar tahay 11 ee sanada 2015 waxa tababar ugu…

    Read More

      Muquurashadii Xubnaha KULMIYE Ugu Jira Golaha Dhexe Ee Galbeedka Hargeysa

      hargeysa Oct 12,2015(SDN/QJ)-Wasiirka wasaaradda arrimaha dibedda iyo xidhiidhka caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis  oo ka mid ahaa wefti uu hogaaminaayey Madaxweynaha  Somaliland  Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo socdaal ku tegey waddama Ireland iyo Ingiriiska ayaa soo gaabiyey safarkiisa  sababo la xidhiidha xummadda loollanka siyaasadeed ee musharraxa  madaxweynaha xisbiga KULMIYE. Wasiirka…

      Read More

        Xulka Marood-jeex Oo Laga Reebay Tartanka Ciyaaraha Gobolladda Iyo Go’aamo Culus Oo Caawa Xidhiidhka Kubadda Cagtu Soo Saaray DAAWO

        Boorama 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland ayaa caawa xulka kubadda cagta ee Maroodi-jeex ka reebay tartanka ciyaaraha gobolladda ka dib markii ay gacan u qaadeen garoorihii dhexe ee ciyaarta iyo xubno ka mid ah xidhiidhka, waxaana saddexdii dhibcood ee ciyaartii galabta dhex martay Awdal iyo Maroodi-jeex la siiyay xulka Awdal.   Ciyaartan oo qeybtii…

        Read More

          PM Sharmarke sends his condolences to Turkey

          Mogadishu, October 10, 2015 (SDN/QJ)-In the wake of the terror attack in Ankara which claimed scores of lives the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia H.E. Omar Abdirashid Sharmarke sent his sincere condolence to the President, Government and the people of Turkey. “On behalf of the Government of Federal Republic of Somalia I…

          Read More

            Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Iyo Wasiirka Shaqadda oo Madal il yartu is qabatay ka Cadeeyay Taageerada Murashax Maxamed Biixi DAAWO

            Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye isla markaana ah Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Kulmiye Iyo Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dr Cabdi Aw Daahir ayaa Maanta daboolka ka qaaday inay Taageersan Yihiin Murashaxnimada Madaxweyne ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Marka uu furmo Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee Ku Mudaysan 10 Bisha…

            Read More

              ”Xukun Askari Siyaad Bare Ayaa U Dambeeyay Dooni Mayno Markale..” Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland DAAWO

              Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa Cadeeyay inuu taageersan yahay Murashaxnimada Wasiirka Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis. Waxa uu Suldaanku Xusay in Xiligii Siyaad barre ay Somaliland ugu danbaysay Askari Xukuma isla markaana aanay doonayn nidaam danbe oo askari taas oo macne ahaan uu ula jeedo…

              Read More

                “Golaha dhexe ee Kulmiye Waxaan leeyahay qofkaad dooranaysaan waxaad ku doorataan Aqoon, waayo-aragnimo, Karti, Xajiin la’aan iyo Taariikh qaali ah oo uu qofku leeyahay…” Wasiirka A.Dibedda Somaliland DAAWO/SAWIRO

                Hargeysa,11 Oct 2015(SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ahna Musharrax u taagan Jagada Madaxweynaha Xisbiga KULMIYE, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Caasimadda Hargeysa, iyadoo lagaga hortegay garoonka diyaaradaha Cigaal, lana soo gelbiyey illaa gudaha magaalada. Waxa soodhawaynta Musharrax Maxamed Biixi ka qayb-qaatay Wasiirro Xukuumadda ka tirsan, Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland, Xildhibaanno, Masuuliyiin…

                Read More

                  War Deg-Deg Ah: Hal Qof Oo Shicib Ah Ayaa Ku Geeriyooday Garoonka Ciyaaraha Ee Magaalada Boorama

                  Boorama,110ct,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa wax ay sheegayaan in hal qof ku geeriyooday  garoonka ciyaaraha ee Xaaji Daahir stadium, qofkan ayaa ahaa wiil dhalinyaro ah ayaa waxa da’adiis lagu qiyaasay 18 jir. Wiilkan yar   ayaa isagu ka mid ahaa dhalinyaro daawanaysay ciyaar dhex maraysay gobolada Maroodi-jeex iyo Awdal wiilkan yar…

                  Read More

                    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Soo Gaabiyey Safarkiisii London Goor dhawaydna Dib ugu soo Laabtay Caasimada Hargaysa Iyo Nuxurka Hadalkiisa DAAWO

                    Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo Xubin ka ahaa Weftigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Waxaa Madaarka Cigaal ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka Tirsan Golayaasha Qaranka,Salaadiin,Iyo Waxgarad kale. Wasiirka ayaa Warbaahinta kula hadlay qolka…

                    Read More

                      LIVE U DAAWO Tartanka Ciyaaraha ee Is araga Labaad Gobolka Maroodi Jeex oo Laga Guulaystay Iyo Daad Madheedh iyo Badhan oo 0-0 Isla dhaafi la’a

                      Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xulalka Gobolada Awdal,Maroodi-Jeex, Daad-Madheedh Iyo Badhan ayaa Maanta Wada yeeshay Ciyaar ka Mid ah Tartanka Is reeb reebka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Ka Socda Magaalooyinka Boorama iyo Burco. Xulka Gobolka Awdal ee Marti geliyey Tartanka Ciyaaraha ee Gobolada Galbeedka ayaa Kulan adag waxa uu kula Yeeshay Garoonka Xaaji Daahir Cilmi ee…

                      Read More

                        Dadweynaha Magaaladda Boorama oo Cabsi ka qaaday Diyaarado Kuwa Qumaatiga u kaca ah oo Joog hoose habeenkii ku duulaya

                        Boorama 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Diyaaradaha nooca Qumaatiga ukaca ee loo yaqaan Helicopterska ayaa dul wareegay caweysinkii caawa Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal taas,oo guuxeeda si weyn looga wada maqlayey Gudaha Magaalada.   Diyaaradan oo duulimaadkeedu ahaa joog hoose isla markaana, xawaare hoose ku socotey oo bilaa leydh ah, ayaa cabaar dul gaaf wareegtey Gudaha…

                        Read More

                          Halka uu Marayo Tartanka Is Reeb reebka Gobolada Somaliland Iyo Natiijooyinka Xulalku Kala haystaan Akhri

                          Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Waxa Maanta La Ciyaaray Kulamadii Is Araga 2aad Ee Wareega “Group-Yada” Horyaalka Kubada Cagta Gobolada Somaliland, Hadaba Gobolkaagu Kalintee Ayuu Kaga Jiraa Group-Kiisa Kahor Kulamada Gebo-Gebada U Noqon Doona Wareegan Group-Yada Ee Lagu Goo’aamindoono Yaa Hadhay Yaase Tiigsaday Wareega Kan Xiga Ee 8-Dhamaadka “Quarter-Final”. Iyo Weliba Kulanka U Hadhay Gobolkaaga Yaa…

                          Read More

                            Wiil Uu Dhalay Madaxweynihii Hore Ee Dalka Uganda Oo Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Soomaaliya.

                            Muqdisho,11Oct,2015(QJ/SDN)-Warbixin ciwaan looga dhigay ‘I am my Father’s son’ oo lagu daabacay wargeyska saddex biloodlaha ah ee AMISOM ayaa lagu xusay in wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Uganda Idi Amin Dada uu ka tirsan yahay ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya. Maxamed Amin oo 41-jir ah ayaa ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda…

                            Read More

                              “Muuse Biixi Maanta Cidda Taladda Somaliland Ka Go’do Ee Dhabta Ah Ee Aad Ogtay Haddaanad Ka Run Sheegin Sidee markaad madaxweyne noqoto laguu aamini karraa?

                              Hargeysa, 10 Oct 2015  (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa markii u horaysay waajahay barnaamij ay ardayda jaamacaduhu ku waydiiyeen su,aalo badan, kaasoo uu soo qabanqaabiyay telefishanka HCTV, horena ay u waajaheen gudoomiyayaasha Waddani iyo Ucid. Hadaba wuxuu Ogaal halkan idiinku soo gudbinayaa qaar ka mid ah su,aalihii ugu adkaa ee ardaydu fagaarahaa ku…

                              Read More

                                Cali Guray oo Shaki geliyey Qabsoomida Shirka Kalfadhiga Golaha Dhexe ee Kulmiye,Isla markaana Su’aal Geliyey qaabka Murashixiinta lagu kala saarayo

                                Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid,Wax badana ka Og loolanka Xisbiga Kulmiye oo uu Mudo dheer ka Mid ahaa Aasaasayaashiisa ayaa Tilmaamay Sida ay u adag tahay inuu qabsoomo Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee lagu dooran doono Murashaxa Madaxweyne iyo…

                                Read More

                                  “Jahaweerar ayaa ku jira in Madaxweynuhu Musharax yahay iyo in aanu ahayn,Kulmiyena Way adag tahay inay Isu Tanaasulaan” Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga

                                  Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa ka hadlay loolanka musharaxnimo ee loogu jiro Xisbiga Kulmiye, waxa uu tilmaamay inay khalad tahay in Madaxweynaha oo ilaa hadda caddeyn inuu tanaasulay in haddana Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga ay ku dhawaaqaan Musharaxnimadooda. Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac, oo Wargeyska Geeska…

                                  Read More

                                    Xukuumadda Somaliland oo ku Dhawaaqday Mashaariic biyo balaadhin ah oo dalka laga hirgalinayo

                                    Hargaysa 11.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Md. Baashe Cali Jaamac, ayaa ka warramay mashaariicda biyo-ballaadhinta ka socota dalka ee laga maalgelinayo Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF). Wasiir Baashe oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa shalay, waxa uu faahfaahiyey hawlo lagu fulinayo mashaariic kala duwan oo kor loogu qaadayo soo saarista iyo helista biyo…

                                    Read More

                                      Qaraxyo Gil-gilay Dalka Turkiga iyo Dhimashada Oo Gaadhay 95 Ruux

                                      Ankara,11Oct,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Turkiga ayaa sheegtay in 95 ruux ay ku dhinteen qaraxyo loo maleynaayo inay is-miidaamin ahaayeen oo lala beegsaday dibadbax nabadeed oo ka dhacayay magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga. Sidoo kale, xukuumadda Turkiga ayaa sheegtay in 200-qof oo kale ay kasoo gaareen dhaawacyo kala duwan, iyadoo weerarkan uu noqonayo kii ugu khasaare badnaa ee ka…

                                      Read More