Diyaaradd Xamuul Ah Oo Ku Dhacday Duleedka Magaalada Muqdisho.

    Muqdisho,12Oct,2015(QJ/SDN)-Diyaaraddii xamuulka ahayd ee fiidnimadii caawa ku dhacay deegaanka Carbiska ee duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa la sheegayaa in sababta ay u dhacday ay ahayd mid la xidhiidha shidaal la’aan. Diyaaradan oo nooceedu ahaa Airbus 300 ayaa raasihn u wadday ciidanka AMISOM ee ku sugan Somalia, iyadoo kasoo duushay dalka Masar, waxaana…

    Read More

      Marxuun Cabdi Samad Axmed Ismaaciil oo ahaa Engineer-kii u Horeeyay ee Riig Biyood Somaliland ka Qoda oo Maanta lagu Aasay Xabaalaha Toon DAAWO

      Hargaysa 12.Oct 2015 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Aas balaadhan loogu sameeyay deegaanka Toon ee Koonfurta Magaalada Hargaysa Ilaahay Naxariistiisii Janno ha ugu deeqee Marxuun Cabdisamad Axmed Ismaaciil oo ka Mid ahaa Odayaasha Doorka Weyn ka soo qaatay Horumarka dalka. Marxuum  Cabdisamad Axmed Ismaaciil Ayaa  ahaa Muwaadin kaalin weyn ka soo qaatay nabadeyntii dalka, dhismaha dawladnimadda Somaliland, isla…

      Read More

        THE PM’S REMARK ON SOMALI FLAG DAY

        Mogadishu, October 12, 2015 (SDN/QJ)-It is really an honor to mark the Somali Flag Day in the place it was first hoisted 61 years ago. Many perished for this flag and many more were born under its freedom. In light of this I humbly extend my sincere joyous congratulations to the Somali people and of course…

        Read More

          “Calanka looma sameyn Jamhuuriyadda oo kaliya, waxa uu matalaa Qowmiyada Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku nooshahay” R. Wasaare Sharmarke

          Muqdisho, October 12, 2015 (SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday xarunta dowladda hoose taasoo lagu maamuusayay 61 sano guuradii ka soo wareegtay maalinta calanka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashid ayaa ka hadlay muhiimada dal walba ay u leeyahay calankiisa iyo weliba maamuuskiisa, wuxuuna tilmaamay inuu aad ugu…

          Read More

            Beesha Koonfurta Hargaysa ee Ciidagale oo Taageero Buuxda u Muujiyey Murashaxnimadda Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

            Hargaysa 12.Oct 2015 (SDN/QJ):- Beesha degta koonfurta hargeisa ee Ciidagale ayaa maanta qado sharaf ay taageero ugu muujinayaan musharaxnimada Madaxweyne ee Gudoomiye Muuse Biixi ku qabtay hotel Ambassador ee Magalada Hargeisa. Qado sharaftaasi ayaa badiba ay ka soo qayb galeen masuuliyiinta xisbiga kulmiye ee garabka muuse biixi. Qado Sharaftan ayaa lagu Tilmaamay Mid ay duqaydii…

            Read More

              Xulalka Goboladda Xaysimo Iyo Daad Madheedh oo Si Toos ah ugu Gudbay Wareega Labaad ee Tartanka Ciyaaraha Iyo Xamaasada Ciyaartii Maanta ee Togdheer Iyo Xaysimo DAAWO

              Burco 12 Oct 2015  (SDN/QJ) -Xulalka Goboladda Togdheer iyo Xaysimo ayaa Galabta isku haleelay Ciyaar adag oo Ka Mid ah Tartanka Ciyaaraha Gobolada ee Ka socda Garoonak Alamse ee Magaalada Burco. labada Xulba Waxay Garoonka la soo galeen qaab Ciyaareed ku dhisan Weerar iyo Weerar Celis iyadoo Xul waliba ku dadaalayey inay Guushu raacdo si…

              Read More

                Guriga Taliyaha Ciidanka Booliska ee Boorama oo Dab la Qabadsiiyey,Ciyaarihii Maanta oo la Hakiyey Iyo Xukuumadda oo ka Hadashay Xaalada Magaalada Boorama

                Hargeysa, 12 Oct 2015  (SDN/QJ) -Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Hal Qof oo ku dhintay Rabashado Ka dhacay Ciyaartii Gobolada Awdal iyo maroodi jeex ku dhex Martay Garoonka Xaaji Daahir ee Magaalada Boorama,waxaana uu Wasiirku sheegay in Xaalada Boorama Hada Dagan tahay. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha somaliland Axmed Cadare ayaa sheegay in Gurigii…

                Read More

                  Wasiirka Warshadaha Oo Ka Hadlay Shirkii Uu Holland Kala Qaybgalay Somalia Iyo Puntland DAAWO

                  Hargeysa, 12 Oct 2015  (SDN/QJ) -Wasiirka warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse, ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay sababta uu uga qayb galay shirka maalgashiga Somalia oo lagu qabtay dalka Holland. Shirkaasi waxaa dhaliilay saxaafadda Somaliland iyo mucaaradka kadib markii la arkay wasiir Shucayb oo dhex fadhiya wasiirka warshadaha Puntland iyo wasiirka warshadaha Somalia.   Wasiir…

                  Read More

                    Xukuumadda S.land Oo Hakisay Damaceedii Wareejinta Haamaha Shiidaalka Berbera Oo Cabsi Ka Abuurtay Gobolka Saaxil

                    Hargeysa, 12 Oct 2015  (SDN/QJ) -Xukuumadda Somalilan, ayaa la sheegayaa inay shalay Berbera u dirtay wefti ka kooban Wasiiradda Arrimaha Gudaha, Ganacsiga, iyo wasiir ku-xigeenka Wershadaha, waxaana soo baxaya inay la shir tageen in la hakiyo go’aankii lagu wareejin lahaa Haamaha Shiidaalka Berbera. HaamahaXukuumaddu war cad kamay soo saarin arrintan hase yeeshee kulamo hoose oo…

                    Read More

                      Madaxweyne Xasan Sheekh Muxuu Ka Yidhi In Calanka Somalia Qaabkiisa Wax Ka Bedel Lagu Samaynayo?

                      Muqdisho 12. Oct 2015 (SDN/QJ)-  Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay munaasabad saaka lagu qabtay magaalada Muqdisho oo lagu xusayay maalinta calanka ayaa beeniyay in calanka Soomaaliyeed wax laga bedelayo. Munaasabadan oo ay ka soo qeybgaleen Madaxweyne Xasan Sheekh ra’iisal wasaare Cumar Cabdrashiid Cali Sharma’arke iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa kamid…

                      Read More

                        Shalay: Maalin U Jawaabaysay Maalmo Hore Warbixin Dhinacyo Badan Leh

                        Hargeysa, 12 Oct 2015  (SDN/QJ)  -Iyadoo maalmihii tagtadii dhawayd loogu yeedhay maalmihii Muuse Biixi, isla markaana uu qaaday ollole astaan u ahaa tartanka doorashada xisbiga Kulmiye dhexdiisa, kuna qabtay magaaladda Hargeysa  shirar xidhiidh ahaa oo uu ku soo bandhigay taageerayaashiisa, ayaa shalay waxay ahayd maalin kale oo ka duwan oo ka jawaabaysa dharaarahaa hore. Waxay…

                        Read More

                          Xarun Laga Maamulayo Hawada Soomaaliya iyo Somaliland oo Muqdisho Laga Dhagax Dhigay Iyo Maamulka Soomaaliya Oo Afduubay Maamulka Hawada Si aan Heshiishkii Laba Dal Waafaqsanayn

                          Muqdisho 12. Oct 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wasiirka gaadiidka Soomaaliya iyo duulista Cali Jaamac Jangali ayaa axaddii Shalay waxay dhagax dhigeen xarun loo qoondeeyay in laga maamulo hawada Somaaliya iyo Somaliland Somaliland, taasi oo laga binaynayo magaalada Muqdisho.   Hadal Ra’isal wasaare Cumar ka jeediyay dhagax dhiga wuxuu sheegay…

                          Read More

                            Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Kulan La Yeelatay Ganacsato Ka Socday Turkiga Oo Booqasho Ku Yimid Dalka

                            Hargeysa 12.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka   maaliyadda  Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan,  ayaa xafiiskeeda ku qaabishay wefti ganacsato ah oo ka socda dalka Turkiga, kuwaasi oo u socday  in ay dalka Somaliland maalgashi ka sameeyaan isla markaana ay ka hirgeliyaan mashaariic horumarineed   Marwo Samsam,  waxay sheegtay in ay ku faraxsan tahay weftigan ganacsatada ah ee…

                            Read More

                              Wasiir Ku-xigeenka Ciyaaraha Oo Sheegay Inay Ciidanka Booliska Ka Dalbanayaan Baadhis La Xidhiidha Labadii Qof Ee Ku Dhintay Tartanka Ciyaaraha Goboladda

                              Hargeysa 12.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiir ku xigeenka wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha  iyo dalxiiska Somaliland Md.  Yuusuf Cismaan Garas,  sheegay inay ka xun yihiin wiil dhalinyarro ah oo ku dhintay xabad  Boolisku rideen shalay markii rabashadu ka dhacday garoonka Xaaji Daahir ee Magaaladda Boorame, oo ay iskaga hor-yimaadeen labada xul ee gobolladda Awdal iyo Maroodi-jeex, waxaanu balan-qaaday…

                              Read More

                                Xafiiska Universal TV Muqdisho oo loo fasaxay howlahiisa Iyo Mas’uuliyiinta Xafiiskaas oo ka hadlay

                                Muqdisho 12. Oct 2015 (SDN/QJ)- Xafiiska Telefishinka Universal ee magaalada Muqdisho ayaa dib u  bilaabay howlihiisa shaqo kadib markii ay xireen ciidamada dowlada Soomaaliya  2-dii bishan Oktoobar. Talaabadan ayaa ka dambeysay markii ay wadahadal yeesheen wasaarada warfaafinta ee xukuumada federaalka Soomaaliya, maamulka Telefishinka Universal iyo saraakisha hay’ada nabad sugida qaranka. Agaasimaha Telefishinka Universal ee Bariga Afrika…

                                Read More

                                  Maamulka Koonfur galbeed iyo guddiga isku dhaf ciidanka oo kawada hadlay xoojinta Amaanka

                                  Baydhabo 12. Oct 2015 (SDN/QJ)- Kullamo ay magaalada Baydhabo ku lahaayeen madaxda maamulka Koonfur Galbeed iyo guddiga isku dhafka ah ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la sheegay in lagu go’aamiyey in dib loo  bilaabo howlgalada ka dhanka ahaa Al-Shabaab. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii ciidamada xoogga dalka loogu dhameystiri lahaa agabka ciidan ee ka…

                                  Read More

                                    Maalinta calanka Soomaaliya oo maanta laga xusayo dalka

                                    Muqdisho 12. Oct 2015 (SDN/QJ)-  Sanad-guuradii 61-aad ee ka soo wareegatay markii la taagay calanka Soomaaliya ayaa maanta laga xusayaa Soomaaliya. Sanad kasta 12-ka Oktoobar waxaa Soomaaliya laga xusaa maalinta calanka Soomaaliya. Dabbaaldegyo lagu xusayo maalinta ayaa lagu wadaa in lagu qabto magaalda Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee waa-wayn ee dalka. Labo iyo tobankii bishii…

                                    Read More

                                      Ruushka Oo Ka Warwarsan In Daacish Suuriya Kala Wareegto Haddii aannu Xoojin Taageerida Bashaar Al Asad

                                      Moscow 12. Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa si adag u difaacay howlgalka militariga dalkiisa ay ka wadaan dalka Suuriya. Waxa faro galintiisa ku sheegay dedaal lagu rabo deganaansho siyaasadeed oo Suuriya laga hirgaliyo. Waxa uu sheegay in ujeedada ay tahay xasillinta waxa uu ku tilmaamay maamulka sharciga ah ee dalkaasi iyo hagaajinta…

                                      Read More

                                        Exclusive: UK under pressure over Kenya kidnapping

                                        A secret MI6 document obtained by Al Jazeera’s Investigative Unit raises serious questions about the British government’s actions before and after the kidnapping of Judith Tebbutt and the killing of her husband, David. The couple was seized on September 11, 2011, during a brazen assault on a Kenyan luxury resort in Lamu, near the Somali…

                                        Read More

                                          Somali child-care providers get help to boost learning

                                          A major push is underway to improve quality at Somali-American day cares and child-care centers, which have mu Farhia Egal ventured into the business of child care tentatively. In the basement of her Richfield home, she cycled through a meager arsenal of toys with her two children and another Somali-American family’s kids. The prospect of…

                                          Read More