Magaalada Laascaanood Oo Horumar Ka Sameynaysa Adeegyada Dhanka Caafimaadka.
Laascaanood,13Oct,2015(QJ/SDN)-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sannadihii u dambeeyay waxaa kusoo badanaya xarumaha caafimaad ee bulshada kaalmada caafimaad u baahan loogu adeegayo. Goobaha shantii sannadood ee lasoo dhaafay laga yagleelay magaalada ayaa waxaa ka mid ah, MANHAL Hospital ,Al-Hayat Clinical, Muna Labatory iyo afar MCH oo Xukuumadda Somaliland Dhistay Oo u adeega hooyada iyo…
