Xildhibaano Sharci-darro ku Tilmaamay Xadhigii Laba Wariyeyaal ka Tirsan TV-ga UNIVERSAL
Muqdisho,4Oct,2015(QJ/SDN)-Xildhibaannada kala ah Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa si adag u cambaareeyay, sharci-darrana ku tilmaamay xadhiga wariyeyaasha, kaddib wareysi ay siiyeen BBC-da. Dowladda Somalia ayaa xalay xabsiga dhigtay Agaasimihii Universal Tv ee Bariga Afrika, C/llaahi Xersi iyo Cawil Dahir Salaad oo ah soo saaraha iyo daadiyaha barnaamijka Dood-Wadaag ee ka baxa Universal…
