Dowladda Maraykanka Oo Markale Uga Digtay Muwaadiniinteeda In ay U Safraan Soomaaliya
Washington,3Oct,2015(QJ/SDN)-Dawladda Mareykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan Soomaaliya, iyaga oo sheegay in amnigu wali khatar yahay, Mareykankuna uunna safaarad ku lahayn. Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa u sheegtay dadkeeda, haddii ay Soomaaliya tagaan inaanay heli karin caawimadii ay u baahnaayeen marka ay dhibaato la kulmaan, maadaama aanay jirin safaarad uu Mareykanku ku leeyahay…
