Ururka Alshabaab Oo Gacanta Ku Dhigay Diyaarad Kusoo Dhacday Duleedka Magaalada Muqdisho.
Muqdisho,28Oct,2015(QJ/SDN)-Wararka ka imanaya Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaarad yar ay kusoo dhacday xaafad ku dhow degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, oo 30 KM u jirta galbeedka Muqdisho. Illaa iyo hadda lama garanayo waxa sababay in diyaaradda ay soo dhacdo, balse dadka deegaanka ayaa sheegaya in diyaaradda ay ku dul wareegatay hawada, ka hor inta…
