War Degdega: Ambasador Axmed Aden Dagaal (Ahmed Safiina) Safiirka somaliland Ee Arimaha Xajka oo xilkii iska casilay kuna sababeyey khilaafka xisbiga kulmiye anu ka hadhay asxaabtisa

    Saudi Arabia 27oct15(SDN)Safiirka Somaliland u qaabilsan arrimaha Xajka dalka Sucuudiga Axmed Aadan Dagaal (Axmed Safiina) ayaa goor aan sidaa u sii fogayn bogiisa Facebook ku shaaciyey inuu xilka safiirnimo iska casilay. Qoraal koobaan oo uu ku shaaciyey bartiisa Facebook ayuu ku yidhi Anigoo ah Ambasador ahmed Adem dagaal (ahmed Safiina) Safiirka somaliland ee arimaha Hajjka…

    Read More

      Dil Dilaaca Xisbiga Kulmiye, Xukuumad Wakhti u hadhay Oo Wasiiradeedii si Tusbax Furan ah Isu Casileen iyo Sababaha Keenay FAALADA SHABAKADA QURBEJOOG

      Hargaysa 27.Oct 2015 (SDN/QJ):- Waxa sii gurmaya maalmihii xilliga sagootiska ku jira. Waxa soo siqaya dharaarihii millayga cusub ee soo dhawayntiisa loo diyaar garoobayo. Amintu waa kala guur wadeeco iyo waxyeelaba wax saarkeeda laga toog hayo, Fooldhabashada xiddigaha, wareega meerayaasha iyo godadka dayaxu u kala gudayaana. Khilaafka Xisbiga Kulmiye ma aha Mid ku Cusub Saaxada…

      Read More

        Baaxaadega iyo Marin Habowga ay Xukuumadu ka qaaday Wasiiradda iska Casilay iyo Madax diiday Xilal loogu yeedhay

        Hargaysa 27.Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxtooyada somaliland ayaa ku jahawareersan sidii ay isga moosi lahaayeen Daadadka Siyaasadeed ee hafiyey waxaana tan iyo shalay galab Baaqiga kasoo hadhay Xukuumada Siilaanyo Odayaal Dhaqameed Beesha Madaxweynaha kasoo jeeda iyo Gamboolayda Marwada la safani ay ku hawlan yihiin soo xulida xubno Miisaan leh oo iyagu buuxiya jagooyinka adhaxda lagaga jabay…

        Read More

          “Oohow Kuma Xasilo Geel Haduu Aar u Soo Dhaco’’ Aragtida Gudoomiye Cali Guray ee Foos burburka Kulmiye

          Hargaysa 27.Oct 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa Sheegay In Xisbiga Kulmiye uu baa’bay,Waxaanu ku baaqay in loo baahan yahay Shir deg deg ah oo Lagu badbaadiyo Waddanka oo Sida uu Sheegay haadaan ka sii dhacaya. Cali Guray ayaa Qoraal uu arrintaas kaga hadlayo Wuxuu ku faafiyey Barta…

          Read More

            Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Hargeysa Dhex Tamashleynaya Iyo Hub la Sheegay Inuu ka Soo Degay Xeebta Maydh

            Hargaysa 27.Oct 2015 (SDN/QJ)-Waxa la sheegay in xeebta Maydh ee gobolka Sanaag, laga soo dejiyay shixnad hub ah oo sida la sheegay aan tafaasiil laga bixin, hase yeeshee la soo weriyay inuu leeyahay nin ka mid ah dadka deegaankaas degan oo markiisii hore ahaa askari booliska Somaliland ka tirsanaa. Illaa hadda maamulka Gobolka Sanaag wax…

            Read More

              East Africa: Milestone Reached On Ethio-Djibouti Railway

              The Ethio-Djibouti Railway Project under construction by two Chinese companies, recently reached an 87pc milestone, said Getachew Betru, CEO of the Ethiopian Railway Corporation (ERC). He added that he expects completion in the next few months. The 756Km electric-powered railway connecting the two East African countries has been contracted by China Railway Group (CREC) and…

              Read More

                Somali president sacks Mogadishu mayor

                MOGADISHU-President of Somalia, Hasan Sheikh Mohamud has today sacked Mogadishu Mayor  who was the governor of Banadir, Mohamed Husein Mungab. The dismissal of the mayor has been confirmed by Villa Somalia’s spokesperson, Daud Aweys. According to president’s spokesman Mr. Aweys told that the president has appointed Yusuf Husein Jimale as the new mayor of Mogadishu….

                Read More

                  Somaliland: Ministers of Agriculture and Fishery off to Kenya for talks with FAO

                  HARGEISA– Somaliland delegation from the ministers of Agriculture and Fishery have left for Kenya on working visit today. The delegation consist of the minister of Agriculture, Abdilahi Ismail Farah, Fishery minister, Ali Jama Farah alias’ Bured”, Assistant minister of fishery, Mohamed Sheikh Adan and Director General of Agricultre ministry, Abdilahi Ismail Farah. Somaliland ministerial level…

                  Read More

                    Muuse Biixi VS Green Plaza W/Q: Maxamed Cabdilaahi Biixi

                    Addamuhu waxa uu u noolyahay dhaamantii misena uu dunidani  guudkeeda u jooga si uu u helo nolol xor ah, fikir xor ah, dhaqaale xor iyo dhaqaaq xor ah oon waxna dabrin. Intanina maaha badankeedu wax uu qofku jaangoyn karo se astaamahan  intooda badan waxaa jaangoyn kara  deegaankaad ku nooshahay, cidaad la nooshahay iyo sidaad jeceshahay…

                    Read More

                      Beelaha Hargeysa Iyo Hawd Oo Ka Baxay Balan Ay Caawa La Lahaayeen Madaxweyne Axmed-Siilaanyo

                      Hargaysa 26.Oct 2015 (SDN/QJ):-  Haldoorka Beelaha Arab ayaa ka Hadlay Sababta ay u Baajiyeen Kulan ay caawa la lahaayeen madaxwaynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, kaasoo ay sheegeen inuu dhexdhexaadnimaddii uu balan-qaaday ee Murashaxiinta Kulmiye dhexdiisa ku tarmaaya uu ka baxay. kulanka oo ku saabsanaa sidii ay Madaxwaynaha ugala hadli lahaayeen inuu dhex u noqdo…

                      Read More

                        Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Xubnaha Golaha Wasiirrada Ee Is Casilay, Beeniyayna Inuu Taageeray Murrashax Gaar Ah,Iyo Amar Taliska Booliska la Siiyey

                        Hargaysa 26.Oct 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa galabta ka hadlay Wasiirro, Wasiir Ku-Xigeenno iyo Afhayeenka Madaxtooyadda oo maanta iska casilay xilkii xukuumadda, ka dib markii ay madaxweynaha ku eedeeyeen inuu si gooni ah u taageeray Murrashaxnimadda Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi . Madaxweyne Siilaanyo waxa kale oo uu beeniyay…

                        Read More

                          “Madaxweyne Hadii Shaanidii Ku Cabsi Gelisay Waxaan kuu Sheegayaa in Walaahi Tu kale oo ka Cabsi weyni ay Iman doonto” Murashax C.casiis Maxamed Samaale DAAWO

                          Hargaysa 26.Oct 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Maaliyadda ahna Murashax u Taagan Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan is casilaada Xubnaha Golaha Wasiiradda. Murashax C.casiis Maxamed Samaale Waxa uu Madaxweyne Siilaanyo ku wargaliyey inaan dalka lagu Maamulayn dabaabaad iyo RRU waxaanu Intaas ku daray in Xisbiga…

                          Read More

                            “Waa in Madaxweyne Siilaanyo iyo Reerkiisa Dalka laga Qabtaa,Xaalada Wadankuna Ma aha Mid eegan Karo” Murashax Kijaandhe DAAWO

                            Hargaysa 26.Oct 2015 (SDN/QJ):- Murashax Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka Mid ah Xubnaha u Tartamaya Mansabka Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ayaa Wax laga Xumaado ku Tilmaamay in Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu u Xidhay Tartankii Xalaasha ahaa ee ay Filayeen inuu ka dhaco Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Kaas oo uu Xusay inuu…

                            Read More

                              SOOMAALIYA: Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Ahaana Duqa Magaalada Muqdisho Oo Xilkii Laga Qaaday.

                              Muqdisho,26Oct,2015(QJ/SDN)-Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa goordhaw si rasmi ah u shaacisay in xilka laga qaaday Gudoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab).  Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Federaalka Prof Yaxye Sheekh Cali Hareeri oo Goordhaw Warbaahinta kula hadlay Xarunta Wasaarada Armaha Gudaha ayaa ku dhawaaqay in…

                              Read More

                                HRW oo Somaliland ku eedeysay inay si xun ula dhaqanto Dadka Xanuunka Dhimirka Qaba.

                                London,26Oct,2015(QJ/SDN)-Hay’adda xuquuqda aadanaha u doodda ee Human Right Watch ayaa eedeyn u jeedisay  Somaliland, iyadoo ku eedeysay inay si xun ula dhaqanto dadka qaba xanuunnada dhimirka, kuwaasi oo la sheegay in si khasab ah lagu geeyo goobo lagu xannaaneeyo. Warbixin ka kooban 81-bog looguna magac-daray -Chained Like Prisoners- ayay  hayada xuquuqda Aadanaha ee Human Rights…

                                Read More

                                  Wasiir Cukuse Oo Ka Hadlay Masuuliyiinta Xukuumadda Siilaanyo Iska Casilay DAAWO

                                  Hargeysa,26Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka warfaafinta Somaliland MD Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka hadlay wasiiro,ku xigeeno iyo afhayeenkii madaxtooyadda oo xukuumadda Siilaanyo iska casilay. Wasiir Cukuse oo magaalada Hargaysa shir jaraa’id ku qabtay ayaa sheegay in KULMIYE ay Somaliland ka wayntahay ,kana shaqaynayaa sidii amniga dalkani u khalkhaleen. HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WASIIRKA:

                                  Read More