Siyaasiyiinta Deegaanada Somaliland Kasoo Jeeda Oo Shirkii Muqdisho Lagu Cunsuriyadeeyay Iyagoona Ka Dhex kacay Shirka DAAWO

    Muqdisho,2015Dec,015(QJ/SDN)-Shir maalinkii shalay ee taariikhdu ahayd 13kii bishan uga furmay madaxda maamullada Soomaaliya iyo dowladda Federaalka kaas oo lagaga hadlaayay doorashooyinka lagu wado inay soomaaliya ka qabsoomaan sannadka 2016ka ayaa waxa ka dhex kacay oo kasoo horjeestay xildhibaanno kasoo jeeda deegaanada Somaliland kuwaas oo sheegay in aan loo dhammeyn shirkan isla markaana ay meesha caddaalad…

    Read More

      Ururka Samafalka ee Tabale7 iyo hawlwadeenada ururka ee Casimada Somaliland ee Hargaysa iyo Gobolada oo dhan waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan Wariye Xamse Axmed Salaan oo ka qalin jabiyeyey Jamacad ku tala wadanka Uk ,

      Ururka Samafalka ee Tabale7  iyo hawlwadeenada ururka ee  Casimada Somaliland ee Hargaysa iyo Gobolada oo dhan  waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan Wariye Xamse Axmed Salaan oo ka qalin jabiyeyey Jamacad ku tala wadanka Uk , waxay leyahiin Hambalyo Hambalyo in ilahay Cilmigaas uu bartay ku Anfaco hadanu nahay bahada qurbejoog anaguna…

      Read More

        Ogaaysiis dhaamaan Jaaliiyada ku dhaqan Uk ee ku hadasha afka Soomaliga ka soo qayb gashaan Daah Furka Jaamacada Toon University hospital

        Waxaala ogaysinayaa dhamaan dadwaynaha ku Dhuqan Uk  magalada London UK in  sanadka cusub 2016 lagu soo bandhigi doonaa daahfur loogu talo galay in lagu shaaciyo Dhismaha Jaamacadda/Hospital iyo cilmibaadhista ee ee Toon University hospital and research center, Mashruucan oo mashruucii ugu waynaa ee noocissa ah ama Jamacaddii ugu horeeysay ee nooceeda ah ee laga dhiso…

        Read More

          Wadahadalada Somaliya iyo Somaliland waxyaabo xal loogu helikaro

          Si natiijo wanaagsan looga gaadho wadahadalada midhodhalka noqon waayay waxaa haboon in la ogaado mawqifyada labada dhinac kala taagan yihiin siyaasiyiinta labada dhinac ee Somaliand iyo Somalia: Ø  Siyaasiyiinta reer konfutu waxay aaminsanyihiin In dadka degan S/land badankoodu Midnimada ogolyihiin lakiin siyaasiyiinta waqoyigu hortaaganyihiin. Waxaase cad in siyaasiyiinta konfortu aanay diyaar u ahayn inay soo…

          Read More

            DHALINYAROOY, WAA MAXAY DIRSOOCANI QO’LO QO’LADAN JOOGTAA?

            BISMILAAH— waagii dilaacaba  nabarbaa i damqanayoo dhegi waxa ay diidaa  maqalkay ku duxayee waa maxay dakaankiyo  dudmadiyo afbuurkiyo erayada diiciifkee foodlaydu diidee cirrowgeenu doorbiday? Mahad eebe ka dib, waxaa igu kalifay inaan maqaalkan isaga ah qoro, markaan arkay halka manta bulshadu marayso iyo sida bulshadeenii ugu milmeen cudurka qabyalada qudhunka ah iyo fikirka maangaabka ah,…

            Read More

              OGEYSIIS MUHIIM AH

              Waxaa la ogaysiinayaa shacab weynaha reer Somaliland ee ku dhaqan cariga UK inay si mug iyo miisaanle uga soo qayb galaan xafled balaadhan oo loogu talo galay mushruuca dhismaha Wadada Cad. Xafladan oo isugu jirta warbixin iyo dhaqaale ururin waxaa inoogu martiya (via teleconference) gudoomiya gudida dhismaha Wadada Cad Md Cali Ibraahim Maxamed(Cali Sanyare). Wixii…

              Read More

                DIB U HABAYNTA CADAALADA IYO DADAALKA GUDOOMIYAHA MAXKAMADA SARE WAXA CAQABADAHA HORTAAGAN KA MID AH XAFIISKA XEER ILAALINTA OO AAN DIYAAR U AHAYN REFORM IYO CASRIYAYN.

                Waxa dhamaanteen hadaynu bulshada reer Somaliland nahay aynu aad uugu diirsanay isbadalada iyo dadaalka uu muujiyay gudoomiyaha maxkamada sare Qaryaqaan Aden haji cali,balse waxa dadaalkiisa ku gadaaman caqabo fara badan waxana caqabadaa ka mid ah xafiiska xeer ilaalinta iyo xeer ilaaliyaha guud oo ah dadkii nidaamkii hore ku ababay ayna ku dag tahay  casriyaynta iyo…

                Read More

                  10 -ka Jaamacadood ee ugu Sareeya Jaamacadaha Ruushka ayaa ogolaaday in Ardeyda reer Somaliland ay dalka Ruushka wax ka bartaan iyaga oo isticmaalaya Passporka Somaliland

                  Waxaa farxad weyn oo Ardeyda reer Somaliland u soo hoyatay ah in Dalka Qadiimka ah ee ruushku uu u ogolaaday in dalkooda ay Vise ardeynimo ah ku soo galaan oo wax ka bartaan Ardeyda reer Somaliland iyaga oo isticmaalaaya passporka Somaliland. Fadlan maqaalkan hoose websideyada noo geliya oo sii fidiya. Tusan iyo Tixgelin Tebiye: A/rahman fidhinle UK…

                  Read More

                    Weerar Xalay Lagu Qaaday Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Muqdisho iyo Diyaaradii Turkish Airline Oo Aan Maanta Iman

                    Muqdisho,14Dec,2015(QJ/SDN)-Xilli xalay rasaas laga maqlay garoonka diyaaradaha Muqdisho, taasoo la sheegay inay ahaayeen kuwo ay AMISOM kaga jawaabaysay Weerar ay dhanka badda kaga soo qaadeen garoonka diyaaradaha Muqdisho, ayaa waxaa maanta ka hadlay arrintaas ciidanka AMISOM ee ilaalo ka haya garoonka diyaaradaha Muqdisho. Afhayeenka AMISOM Col. Paul Njuguna oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in…

                    Read More

                      Al-Shabaab Oo Markii Ugu Horreysay Soo Bandhigtay Muuqaalka Dhabta Ee Hoggaamiyahoodii Dhanka Ciidamada Ee Maraykanku Dilay DAAWO

                      Muqdisho,14Dec,015(QJ/SDN)-Warbaahinta Ururka Al-shabaab, ayaa markii u horeysay soo bandhigtay Sawirka dhabta ah ee hoggaamiyihii dhanka Ciidammada iyo dagaalka ee Al-shabaab Aadan Xaashi Faarax (Ceyrow). Aadan Xaashi Ceyrow oo Al-shabaab gudaheeda looga yaqaanay Sheekh Cabdillaahi Sahal al-ansaari, ayaa ku dhintay Gantaal Ciidammada Maraykanku ku rideen guri uu kaga sugnaa deegaanka Dhuusa-mareeb ee Gobolka Gal-gudud ee Soomaaliya….

                      Read More

                        Dowladda Suuriya Oo Bilowday Inay Diiwaan Galiso Haween Kiristan Ah Oo La Dagaallama Daacish SAWIRRO

                        Dimishiq,14Dec,2015(QJ/SDN)-Dowlada Suuriya ee uu madaxweynaha u yahay Bishaar al-asad ee mucaaradka ku kacsan yahay ayaa bilowday diiwaan galinta Dumar aad u da’ yar kuwaasi oo heysta diinta Kirishtanka ah. Dumarkaasi oo tababar ciidan loo furay ayaa waxa ay deegaan ahaan kasoo jeedan waqooyiga Suuriya waxaana loo yaqaana Female Protection. Wargeys kasoo baxa dalka Britain oo…

                        Read More

                          Shaqaale Qaramada Midoobay Ka Tirsanaa Oo Magaalada Muqdisho Lagu Dilay

                          Muqidsho,14Dec,015(QJ/SDN)-Kooxo hubeysan oo aan la garanayn ayaa ku toogtay gellinkii dambe ee maanta xaafada Siigaale ee degmada Hodan; haweeney  la sheegay inay u shaqeynaysay hay’adda Qoxootiga Adduunka ee UNHCR, waxaana magaceeda lagu soo gaabiyay Aamina. Dableyda dilka geystay ayaa la sheegay inay wateen gaadhi, iyagoo ku hor-jaray gaadhigooda gaadhigii ay wadatay haweeneydan, iyagoo markii ay…

                          Read More

                            ‘’Ninka Xamar Jooga Waxaan Leeyahay Adeer Orod Sanweynta Kismaayo Joogta Batroolkeeda Ka Hadal,’’ Xil. Indho-Indho Oo Ka Hadlay Shidaal Baadhista Deegaanka Hol-hol

                            Hargeysa,14Dec,2015(QJ/SND)-Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho oo ka tirsan golaha guurtida, ayaa jawaab adag siiyay wasiiro ka tirsan xukumadda Muqdisho iyo Garoowe, kuwaasi oo ka hadlay shidaal baadhista Somaliland ka waddo gobolka Sool, halkaasi oo ay muran galiyeen wasiiro Somalia u hadlay. Wuxuu sidoo kale farriin u diray wasiirka macdanta iyo tamarta Somaliland oo uu faray inuu wax…

                            Read More

                              ”Haddii Uu Inanku Ummadda Islaamka U Hiiliyay Miyuu Innoo Hiiliyay Mise Waxbuu Innoo Dhimay..?, Sheekh Aadan Sunne Oo Ka Hadlay Xadhiga Abwaan Cabdiwaaxid

                              Hargeysa,14Dec,2015(QJ/SDN)-Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid Oo Ka mid ah abwaaniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Hargeysa ayaa waxa uu maalinkii lixaad ku xidhanyahay xabsiga magaalada Hargeysa, iyadoona xadhiga abwaanka loo aanaynayo maanso uu ka tiriyay weerarkii dowladda Islaamku ay ku qaadday magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska. Sheekh Aad Caburraxmaan Warsame (Sunne), oo ka mid ah…

                              Read More

                                SOMALIA: Dagaal Beeleed Maalinkii Labaad Ka Socda Magaalada Baladweyne

                                Baladweyne,14Dec,2015(QJ/SDN)-Waxaa maalintii labaad ka soconaya xaafadda Howl-wadag ee degmada Beledweyne dagaal u dhaxeeya maleashiyaad kasoo kala jeeda beelaha Gaaljecel iyo Jajeele oo marar badan oo hore ku dagaallamay deeganno ka tirsan galbeedka gobolka Hiiraan. Inkastoo dagaalka maanta uusan aheyn mid culus marka loo eego kii shalay, haddana mar marka qaar waxaa la maqlayaan hub culus…

                                Read More

                                  Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Kolonyo Ciidamada Kenya Ka Tirsan Iyagoona Dilay Qaar Ka Mid Ah Askarta Kenya

                                  Mandheera,14Dec,2015(QJ/SDN)-Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday gaadiid ay wateen ciidamada Kenya oo oo marayay meel ku dhow magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari-Kenya. Wararka ayaa sheegaya in hal askari oo ka tirsan ciidanka Kenya in weeraka uu ku dhintay, halka labo kalena ay dhaawacyo kasoo gaareen, balse lama oga illaa hadda khasaarihii soo gaaray…

                                  Read More

                                    Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Warramay Kulan Saddex Geesood Ah Oo Laga Hadlaayay Caqabadaha Saxaafadda DAAWO

                                    Hargeysa,14Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sharaxay kulan madaxtooyada ku dhexmaray xukumadda, xeer ilaalinta iyo ururka saxaafadda SOLJA, kaasi oo ku saabsan in la dul istaago caqabadaha saxaafadda iyo cabashooyinka laga qabo saxaafadda. Ururka SOLJA, ayaa xukumadda u gudbiyay tabashooyinka ay saxaafad ahaan qabaan, maadaama inta badan xadhiga saxaafadda iyo xarumaha saxaafaddu yahay mid…

                                    Read More