Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Shirka Jabuuti Uga Socda Soomaaliya iyo Booqashadii Madaxweyne Siilaanyo Ee Xarumaha Garsoorka DAAWO

    Hargeysa,14Dec,2015(QJ/SDN)-Eng Faysal Cali Waraabe, guddoomiyaha xisbiga Ucid, ayaa shirka wadatashiga hiigsiga 2016-ka ee Somalia uga furmay Jabuuti ku eedeeyay in Niman Khaatumo aaminsani dabada ka riixayaan. Waxa uu meesha ka saaray rajada Somalia qabto ee ah in Somaliland iyo Somalia mar kale isku soo noqdaan, sameeyaana midnimo. Guddoomiyaha Ucid, wuxuu ku dooday in midnimadii Somalia…

    Read More

      Badhasaabka Buuhoodle Oo Ka Hadlay Nin Lagu Dilay Degaanka Qorilugud, Isagoona Baaq Nabadeedna U Diray Beelaha Dega Gobolka

      Buuhoodle,14Dec,015(QJ/SDN)-Badhasaabka gobolka Buuhoodle Cismaan Ciise Maxamed ayaa  ugu baaqay beelaha degga Qori-lugud iyo Horu-fadhi in ay  ilaashadaan nabadgeliyadoodda, isla markaana ay ka fogaadaan wax kasta oo fidno ka dhex abuuri kara beelaha walaalaha ah. Hadalka  badhasaabka Buuhoodle ayaa daba socday  dhimashadda  nin  dhawaan lagu dilay inta u dhaxaysa magalooyinka Horu-fadhiyo Qori-lugud, isagoo u soo jeediyay…

      Read More

        “Somaliland Badbaado ayay u baahan tahay,Aniga Iyo Suldaan Cumarba Hadii Xukuumaddu Faraha dhigi weydo Waxbaanu sheegi” Suldaan Xiirey DAAWO

        Hargaysa 14.Dec 2015 (SDN/QJ):- Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey oo ah Afhayeenka Salaadiinta Somaliland Isla markaana lagu Tirin Jiray Shakhsi u Xagliya Xukuumadda Talada haysa ayaa Markii u horaysay Sheegay in Somaliland u baahan tahay Badbaado,Waxaa kale oo uu Xusay inuu bedka soo dhigi doono Siro uu Sida uu sheegay ka hayo Maamulka Madaxweyne Siilaanyo. https://www.youtube.com/watch?v=uP8Wu2BzRRE

        Read More

          Gudoomiye Muuse Biixi Maxaa ka raacay Dagaalkii Dhaboolaq ee Xiligii Halgankii SNM DAAWO

          Hargaysa 14.Dec 2015 (SDN/QJ):- Mujaahid Baashe Cabdi Godane oo ka Mid ahaa Halgamayaashii Ururkii SNM ayaa soo Qufay Siro uu Sheegay inuu ka hayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaasi ugu tartami doona Doorashooyinka Madaxtinimo ee la filayo inay Somaliland ka qabsoomaaan Horaanta Sannadka 2017. https://www.youtube.com/watch?v=248DZxkexT4 Sidoo kale Mujaahid Ooto Biixi ayaa…

          Read More

            Tafiirtii uu Ka Tegay General Maxamed Caynaanshe Guuleed oo Siyaad Barre Dil ku fuliyey oo Magaalada Burco Si diiran loogu soo dhaweeyay DAAWO

            Burco 14.Dec 2015 (SDN/QJ):- Laba nin oo aqoon yahano ah Isla markaana ah Tafiirtii uu ka tegay alle ha u naxariistee Generaal Maxamed Caynaanshe Guuleed oo Kacaankii Siyaad bare ku fuliyey Toogashadii u horaysay ee uu sameeyay markii uu inqilaabka ku qabsaday dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Somalia ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay…

            Read More

              Gollaha Wasiirada Puntland oo ka hadlay xad gudub ay Sheegeen in Somaliland Ku hayso Qaybo ka Mid ah Dhulka Puntland

              Garowe 14.Dec 2015 (SDN/QJ):- Golaha Wasiiradu waxaa ay si qota dheer ugaga hadleen xad gudubka ay sheegeen in Jamhuuriyadda Somaliland ay ka wadaan qaybo ka mid ah dhulka Puntland gaar ahaan Sida ay yidhaahdeen waqooyiga Gobolka Sool iyo Koonfurta Gobolka Sanaag, halkaasoo Xukuumadda Somaliland keentay shirkado shisheeye oo qaabilsan arrimaha macdanta iyo barista shidaalka. Hadaba,…

              Read More

                Dagaal Beeleed Maanta Ka Dhacay Magaalada Baladweyne iyo Askar Jabuutiyaan Ah Oo La Sheegay Inay Ku Dhinteen

                Baladweyne,13Dec,015(QJ/SDN)-Xaalada magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa caawa degan kaddib dagaal culus oo maanta xaafadda Howl-wadaag ku dhexmaray maleeshiyo ka kala tirsan beelaha Gaaljecel iyo Jajeele. In ka badan 10 qof oo u badan dhinacyadii dirirtu dhaxmartay ayaa dagaalka ku geeriyooda halka dhaawac 37 ruuxna la dhigay isbitaalka guud ee magaalada Beledweyne. Labada dhinac ayaa…

                Read More

                  Musharaxa Cunsuriga Ah Donald Trump Ee Xisbiga Jambuuriga Dalka Maraykanka Oo Shimbir Gor-gor Ah Oo Uu Sawir La Galaayay Qaniinay DAAWO

                  Washington,13Dec,2015(QJ/SDN)-Ninka Ku Caanbaxay cunsuriyada ka dhanka ah islaamka Donald Trump, isla markaana ah musharaxa jagada madaxtinimo ee xisbiga Jamhuuriga dalka Maraykanka ayaa waxa qaniinay Shimbirka gor-gorka loo yaqaanno ka dib markii uu is yidhi sawir la gal, balse shimbirka ayaa iska diiday in uu wax sawir ah la galo. Shimrka gor-gorka oo af dheer oo…

                  Read More

                    ‘’Isha Cali U Fiirsada Dhawaan Fiintu Way Orinne,’’ Gabaygii Abwaan Cabdiwaaxid Xabsiga Loogu Taxaabay DAAWO

                    Hargeysa,13Dec,2015(QJ/SDN)-Ciidammada Ammaanka Somaliland, ayaa xidhay Abwaanka da’da yar ee Cabdiwaaxid Gamadiid, ka dib markii uu Maanso uu soo saaray ku taageeray weerarkii Dowladda Islaamka Ee Daacish bishii hore ku qaaddey Magaalada Paris ee Caasimadda Dalka Faransiiska. Abwaan Cabdiwaaxid Gama’diid, oo Maalintii lixaad ku xidhan Saldhigga dhexe ee Magaalada Hargeysa, ayaa loo xidhay inuu Maanso ku…

                    Read More

                      First Fish Expo of Its Kind held in Somaliland-photos

                      HARGEISA— Somaliland’s Vice President Hon. Abdirahman Abdilahi Ismael on last Tuesday ( December, 8) officially announced open of four day First Somaliland Fish Expo held in the capital. The major aim of holding such Fish Festival in Somaliland was to give a chance to the country’s industry when it comes to showcasing Somaliland’s Fish laden…

                      Read More

                        Lix Sanno Iyo Dheeraad Kadib oo Madaxweyne Siilaanyo Markii Kowaad Booqday Xarumaha Garsoorka ee Cabashooyinku dul hoganayaan Iyo Balan-qaadka Baahiyihii ay u Sheegteen DAAWO

                        Hargaysa 13.Dec 2015 (SDN/QJ):-Goobaha Garsoorka ayaa ah Hay’ad Dhibaatooyin waaweyni haystaan,Kuwaas oo Saamayn Taban ku Yeesha Bulshada Somaliland,Madaxweyne Siilaanyo Xiligii uu Ku Jiray Tartanka Doorashada Madaxtinimo ee uu Maanta ku fadhiyo Wuxuu Caddeeyay inuu Dib u habayn Balaadhan ku samayn doono Garsoorka Somaliland, Tan iyo Mudadii uu Xafiiska Joogay Waxa uu Markii Kowaad Saaka Kormeer…

                        Read More

                          ” Puntland waxa ay raaceysaa Talada shacabkeeda, waxayna ogoshahay Qaab deegaameed doorashada 2016″ Madaxweyne Gaas

                          Muqdisho 13.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka sheegay Madasha wadatashiga Madaxda Soomaaliyeed in Dowladda Puntland ay ku shaqeyneyso talada shacabkooda. Dr C/wali oo qudbadiisa ka jeedinayay Hoolka uu ka soconayo Shirka wada tashiga Madaxda Soomaaliyeed ee ku aadan Doorashada xigta ee 2016 iyo sida ay noqon doonto ayaa waxa…

                          Read More

                            Isbahaysigii Dimuquraadi doonka ahaa ee Xisbiga Kulmiye oo Hargaysa Ku Yeeshay Kulan ay Diirada Ku saarayaan Aayahooda Siyaasadeed DAAWO

                            “Waxaad Ogaydeen in Beesha Deegaankaygu Ay Doorashooyinkii oo dhan Aqlabiyadoodu KULMIYE Ahayd, Balse La Yidhi Waa la Idinka Maarmay oo Waxa nagu Filan Beeshayda Murashixii Deegaankooda ka soo Jeeday ” Xuseen Axmed Caydiid Wasiirkii Hore ee Caddaalada Somaliland Hargaysa 13.Dec 2015 (SDN/QJ):-Isbahaysiga dimuqraadiyad doonka xisbiga KULMIYE, ayaa maanta shir ku qabsaday Huteelka Hadhwanaag ee caasimadda…

                            Read More

                              Taariikhda Waddanka Boqortooyadda Sucuudiga oo Markii u Horaysay ay Haweenku ka Qayb galeen Codbixinta Doorashada Deegaanka DAAWO

                              Riyadh 13.Dec 2015 (SDN/QJ):- Dumarka dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa markii ugu horreysay codkooda ka dhiibtay doorashooyinka dowladaha hoose, iyadoo haweenay markii ugu horreysay taariikhda dalkaasi ay u sharaxan tahay mid ka mid ah kuraasta golayaasha deegaanka. Rag iyo Dumar ayaa xarumo kale duwan si gaar ah codkooda uga dhiibtay. Isbedelkan ayaa qeyb ka ah raadadkii…

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo oo Markii u Horaysay Mudadii uu Xilka Hayay Kormeer ku Soo Maray Goobaha Garsoorka ee Caasimadda SAWIRO

                                Hargaysa 13.Dec 2015 (SDN/QJ):- Kormeerkan Madaxweynuhu ku tegay Maxkamada sare, Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex, Maxkamada Degmada, Xeer ilaalinta Guud iyo Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka ayey ujeedadiisu la xidhiidhay ka midho dhalinta iyo dhiirigelinta in dalku noqdo mid u hogaansan laguna hago cadaalada, iyadoo mudooyinkii u danbeeyey shacbigu u dhegtaagayeen dedaalka uu waddo gudoomiyaha Maxkadamda Sare Garyaqaan Aadan…

                                Read More

                                  Siyaasiyiinta uu Damacu Ka Hayey Murashaxnimada Madaxweyne Xigeen ee Xisbiga WADDANI oo uga Tanaasulay Diblomaasi-sare/Dr.Maxamed Xaaji Cali iyo Xaflad Aad u Bilan oo Xalay Looggu Debbaal-degay Caleemo Saarkiisa SAWIRO/DAAWO

                                  Hargaysa 13.Dec 2015 (SDN/QJ):- Munaasibad aad u bilan oo dhammaanba siyaasiyiinta hanka uu ka hayey murashaxnimada madaxweyne xigeen ee xisbiga WADDANI ay ugaga tanaasulayeen Diblomaasi-sare/Dr.Maxamed Xaaji Cali, ayaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtay hotel Safari ee magaalada Hargeysa. Waxaana madashan ka soo qeyb-galay Murashaxa jagada madaxweyne xigeen ee loogga tanaasulay tartanka golaha dhaxe ee xisbigaasi Diblomaasi-sare/Dr.Maxamed…

                                  Read More

                                    Somaliland oo u baahan dhexdhexaadiye kale oo ka Duwan ta Turkiga ee Wada hadalada Somaliland iyo Somalia

                                    Hargaysa 13.Dec 2015 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa dooneysa in dal kale oo caalamka ah, oo aan ahayn Turkiga in uu kasoo qaybgalo oo uu ku soo biiro wada hadalka iyaga iyo dowladda Soomaaliya ee Turkigu hoggaaminayay. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Dr Sacad Cali Shire, oo maanta u warramay BBC ayaa sheegay in wada hadalka Soomaaliya…

                                    Read More