Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani oo Markii Kowaad ka Hadlay In Lagula Tartamo Jagada Madaxweyne Ku Xigeen DAAWO

    Hargaysa 13.Dec 2015 (SDN/QJ):-Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Waddani ayaa Marki ugu horayeey ka hadlay in lugula Tartamo jagada Madaxwayne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani ,Sido kale Axmed Muumin Seed Waxa Xukuumadda Madaxwayne Silaanyo ujediyeey Dhaliilo adag Sheegayna in UMada danyarti la kulmeen Sixir barar Ku baahay Dalko Dhan ,Dhanka kale Waxa soo hadal qaday Kuumada…

    Read More

      “Waxa loo aqoonsaday Musuqa waxa caalamka oo dhan sameeyay oo ku xiga argagixisada iyo cimilada” Xildhibaan C.qaadir Jirde

      Hargaysa 13.Dec 2015 (SDN/QJ):-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka warbixiyey shir caalamiya oo ay iskugu yimaadeen 79 wadan, gaar ahaan Barlamaanada Wadamadaasi,  oo ay Somaliland ka qayb gashay isla markaana xubin ka noqotay. Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo isagu shirkan oo ka dhacay Indonesia ka qayb…

      Read More

        Dawlada Federaalka oo Muqdisho isku Soo Hor fadhiisisay Dr Cabdiweli Gaas Iyo Prof Galaydh

        Muqdisho 13.Dec 2015 (SDN/QJ):-Dawladda Somaliya ayaa magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya kul kulansiisay Madaxweynaha maamulka Puntland iyo hoggaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh. Ma jiro war rasmi ah oo kulankaas ka soo baxay, laakiin ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in kulankaas uu ka soo shaqeeyay raysalwasaaraha Somaliya Cumar Cabdirashiid,waxaanay Cali iyo Cabdiweli kaga wada hadleen…

        Read More

          Danjirihii Hore ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsanaa Somalia Iyo Somaliland Agustina Mahiga oo Noqday Wasiirka Arrimaha Dibada ee Tansaaniya

          Nairobi 13.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha cusub ee loo doortay dalka Tansaaniya ayaa gole cusub oo xukuumadeed oo uu magacaabay waxa ka dhex muuqday ergaygii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Somaliland iyo Somaliya danjire Agustine Mahiga. Danjire Augustine Mahiga, waxa loo magacaabay wasiirka arrimaha dibadda ee wadanka Tansaaniya, waxaanu Mahiga hore u ahaan jiray safiirka…

          Read More

            Shirkad Shidaal-baadhis ka wadday Xudun oo la Caydhsaday, Dhawaaqa Galaydh & Hurdada Somaliland

            Laascaanood 13.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya deegaanka Xudun ee gobolka Sool, gaar ahaan tuulada God-aalo, ayaa sheegaya in Malleeshiyo-beeleed ka tirsan dadka deegaanku ay Khamiistii is-rasaaseyni ku dhex-martay Ciidammo ka tirsan kuwa Somaliland oo ilaalinayey Shaqaale ka tirsan Shirkad la sheegay inay halkaas hawlgal Sahamin Shidaal ah ka wadday Maalmihii u dambeeyay iyo Malleeshiyo-beeleed…

            Read More

              Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka soo horjeestay go’aan Duqa Muqdisho Xaruntii Golahaas ku wareejiyey

              Muqdisho 13.Dec 2015 (SDN/QJ):- Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa Sabtidii Maanta kasoo horjeestay go’aan Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale uu ku wareejiyay Xaruntii hore ee Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho, iyagoo ku tilmaamay in uu yahay go’aan sharci-darro ah oo aanay aqbali doonin. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, ayaa Jimcihii ku wareejiyay Xaruntii…

              Read More

                Musharaxa Golaha Baarlamaanka Dr.Maxamed Xassan Finad Oo Dadka Deegaanada Degmada Sallaxley Ugu Baaqay Inay Is Diiwaangaliyaan

                Sallaxley,13Dec,2015(QJ/SDN)-Dr.Maxamed Xassan Xaashi (Finad), Oo ka mid ah murashaxiinta aqoonyahanka ah ee u taagan jagada murashaxnimada golaha baarlamaanka dalkan jamhuuriyada Somaliland ayaa shalay socdaal ugu anba baxay deegaanno hoos taga degmada Sallaxley, socdaalkaas oo uu ugu kuur galaayay xaaladda nololeed ee dadka deegaanadaasi ku dhaqan. Socdaalkan oo ay murashaxa ku wehelinayeen odayaasha iyo cuqaasha deegaanku,…

                Read More

                  Guddiga Dhaqaalaha Golaha Wakiillada oo Su’aalo Weydiiyey Wasiirka Maaliyadda & Xisaabiyaha Guud DAAWO

                  Hargaysa 13.Dec 2015 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Wasaaraddaas qaarkood iyo Xisaabiyaha guud ee Qaranka, ayaa hor-tegay Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada oo Su’aalo kala duwan ka weydiiyey Miisaaniyad-sannadeedka 2016-ka oo toddobaadkii hore Wasiirku u gudbisay Golahaas. Kulanka dhex-maray Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda…

                  Read More

                    Muddane Ka Tirsan Golaha Wakiiladda Dadka reer Saraar ugu Baaqay ka qaybgalka Dhismaha Jidka Ceerigaabo & Diiwaangelinta DAAWO

                    Caynabo  13.Dec 2015 (SDN/QJ):– Xildhibaan Ibraahin Axmed Raygal oo ka tiresan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, lagana soo doortay gobolka Sanaag, gaar ahaan degmada Saraar oo doorashadii 2005-tii ka dib gobol noqotay, ayaa dadka deegaannada Saraar ugu baaqay inay ka qayb-qaataan dhaqaalaha lagu dhisayo Waddada isku xidha Ceerigaabo iyo Burco, isla markaana isu diyaariyaan inay si…

                    Read More

                      Zimbabwe: Kuma Ayaa Bedeli Doona Robert Mugabe

                      Zimbabwe 13.Dec 2015 (SDN/QJ)-Shirweynahii sanadlaha ahaa ee Xisbiga xukuma Dalka Zimbabwe ee Zanu-PF party ayaa Maalintii Doraad ee Jimacaha ka furmay  caasimada dalkasi iyadoo dhaqaale burburka dalkaasi ka jiraa noqon doono ajendaha ugu weyn ee lagaga hadli doono shirweynaha, waxase’ halkaa ah su’aasha iska soo dabo noqonaysay ee ah ‘kuma ayaa Mugabe Uga dambaynaya Kursiga…

                      Read More

                        Ardayda Afrika oo Loo Xidhayo Internet ay Dhamaantood Ku Wada Xidhiidhi Karaan

                        Addis Ababa 13.Dec 2015 (SDN/QJ):- Dalladaha baadhitaanada iyo waxabarashada ee Qaaradda Afrika oo ay ka mid yihiin UbuntuNet Alliance, ASREN iyo WACREN ayaa kala qayb qaadanaya kuwa dhigooda ah ee reer Yurub hirgelinta mashruuca  yagleelida Internet xawaarihiisu sareeyo oo wada gaadha guud ahaan qaaradda afrika. Tani waxay timid ka dib guushii xidhiidhka ee Afrika ee…

                        Read More

                          Khilaafkii Xisbiga UCID Ee U Dhexeeyay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Musharax Jamaal Oo Lagu Dhammeeyay Heshiis Xogtiisa Aad Loo Ilaaliyay

                          Hargeysa,12Dec,2015(QJ/SDN)-Khilaafkii u dhexeeyay Musharraxa Madaxwaynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen iyo Guddoomiyaha Xisbigaas Faysal Cali Waraabe, ayaa Guddi Odayaal ah oo Maalmihii u dambeeyay ka shaqeynayey ayaa lagu wadaa inay soo afjaraan sida qorsuhu yahay. Khilaafkan UCID oo bilaabmay markii Guddoomiyaha Xisbiga Faysal Cali Waraabe sheegay in lagu tartamayo Musharraxnimada Madaxwaynaha…

                          Read More

                            Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Wakiilka Kenya Iyo Safiirka Wareega.

                            Hargaysa 12.Dec 2015 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa magacaabay Masuuliyiin cusub oo ka mid noqon doona Xubnaha Xilalka ka haya Xukuumaddiisa ee hore u magacawnaa. Madaxweyne Siilaanyo waxa uu Caawa Digreeto Madaxweyne ku magacaabay Wakiillo cusub, kuwaasoo oo buuxin doona Boosas uu Wakiilladoodii hore xilal kale ugu magacaabay, isla markaana kala…

                            Read More

                              Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid Oo Hargeysa Loogu Xidhay Maanso uu ku taageeray Weerarkii Daacish ku qaadday Magaalada PARIS

                              Hargaysa 12.Dec 2015 (SDN/QJ):-Ciidammada Ammaanka, ayaa xidhay Abwaanka da’da yar ee Cabdiwaaxid Gama’diid, ka dib markii uu Maanso uu soo saaray ku taageeray weerarkii kooxda Daacish bishii hore ku qaaddey Magaalada Paris ee Caasimadda Dalka Faransiiska. Abwaan Cabdiwaaxid Gama’diid, oo Maalintii Shanaad ku xidhan Saldhigga dhexe ee Magaalada Hargeysa, ayaa loo xidhay inuu Maanso ku…

                              Read More

                                Nuxurka War Murtiyeed Qaybaha Warbaahinta Somaliland Ka Soo Saartay Shirkada Telesom

                                Hargaysa 12.Dec 2015 (SDN/QJ):-Warbaahinta kala duwan ee Somaliland iyo ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa war-murtiyeed ka soo saaray Shirkada Telesom oo ay sheegeen inay la wareegtay hawlihii warbaahinta dalku qaban lahayd. Kulan ay iskugu yimaadeen badi masuuliyiinta Jaraa’idada iyo Tv-yada ayaa laga soo saaray go’aan midaysan oo lagaga hortagayo . War Murtiyeed ka soo…

                                Read More

                                  Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo Maanta Kulan u furtay Dhamaanba Safiirada Iyo Danjirayaasha S.land u fadhiya Caalamka DAAWO

                                  Hargaysa 12.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada arimaha dibada Dr, Sacad Cali Shire ayaa maanta furay kulan socon doona muddo 5 maalmood ah oo lagu dar dar galinayo siyaasada arimaha dibada iyo xil gudashada safiirada. Shirkan ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Waxa uu ku sheegay inay Dhiig Cusub gelinayaan Siyaasada amuuraha dibada ee uu u Xilsaaran Yahay.

                                  Read More

                                    Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta oo Kulan la Yeeshay Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka DAAWO

                                    Hargaysa 12.Dec 2015 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Eng Xuseen Cabdi Ducaale ayaa Maanta hor tagey Gudida Ilaalinta iyo Daba Galka Hantida qaranka ee Golaha Wakiiladda. Kulankan oo Saxaafadu dibada ka Joogtay Isla markaana ay ku wada xisaabtameen Wasaaradan oo wax ka tirsanaysay Warbixin ay soo saareen Gudida daba galka Hantida qaranka ee Golaha Wakiiladda…

                                    Read More

                                      Kulan Lagaga Hadlayay Dib u habaynta Gudiga cadaalada Somaliland oo Hargaysa ka Qabsoomay DAAWO

                                      Hargaysa 12.Dec 2015 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha maxkamada sare oo uu wehelinayo wasiirka cadaalada ayaa maanta shir howleed ku saabsan sidii loo tayayn lahaa garsoorka uga furay gudida cadaalada iyo xubno ka mid ah bulshada rayidka ah. Ugu horayn waxa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Geesta kalana waxaa isna halkaasi ka hadlay wasiirka…

                                      Read More

                                        Gudoomiyaha Ucid Ee Gobolka Saaxil Oo Jawaab Ka Bixisay Eeddo Marwada Madaxweynuhu U Jeedisay Saxaafadda

                                        Berbera 12.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeedhay Marwadda Madaxweyne Siilaanyo oo u dhacayay in dadka saxaafadda ka hawlgalaa ay aqoon ahaan wax kasta oo la barayba ay ku soo ilaaween musqusha. Marwo Rooda oo shalay la hadashay Telefishanka StarTV waxay daba…

                                        Read More