Dowladaha Pakistan iyo India Oo 7 Sanno Kadib Heshiis Hor-dhac Ah Gaadhay
Islaamabad,10Dec,2015(QJ/SDN)-Pakistan iyo India ayaa ku heshiiyey inay sii wadaan wadahadallo mug weyn oo lagaga hadlayo arrimaha ay labada dhinac isku hayaan, kaddib kala fogaansho jiray 7 sanno.Go’aanka ayaa waxaa Islamabad kaga dhawaaqay wasiirada arrimaha dibadda ee labada dal. Heshiiskan cusub ayaa loo arkaa hormar ay sameeyeen labada dal ee deriska ah, isla markaana haysta hubka…
