“Anigu kursigaa Dhaliisha Iyo Cayda Leh Waan Ogollay, Laakiin Ma Ogoli Qofka Wax Aanuu Geyin In Laga Qoro Oo… ” Marwada Madaxweyne Siilaanyo

    Berbera 12.Dec 2015 (SDN/QJ):-Marwadda Madaxweynaha oo magaaladda Berbera kaga qayb gashay shir lagu xusayay xuska maalinta xuquuqda aadamaha oo urur dhalinyaro soo qabanqaabiyay ayaa saxaafadda ugu baaqday inay dhawraan xuquuqda dadka ay wax ka qorayaan si tooda loo ilaaliyo, isla markaana waxay ku tirtirsiday weriyayaal ay sheegtay inay macalimad u ahayd, in aqoontii la baray…

    Read More

      Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Maanta Qasrigiisa ku Qaabilay Wefti ka socda Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya

      Hargaysa 12.Dec 2015 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti wasiiro ah oo ka socda Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo dalka ku sugnaa maalmahan. Isbarasho ka dib waxa halkaasi ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo weftiga uga mahadnaqay socdaalka ay ku joogaan Somaliland, ka…

      Read More

        Badhasaabka Selel Oo Ka Hadlay Niman Laba Gabdhood Ku Kufsaday Lawyo-cado Oo La Xidhay

        Saylac 12.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha  gobolka Selel  C/rasaaq Waaberi Rooble ayaa sheegaya in shalay magaalada Saylac lagu xidhay shan nin oo lagu eedeeyay  inay laba gabdhood ku kufsadeen meel u dhow magaaladda Lawyo-cade ee ku taalla xadka u dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti.   Guddoomiyaha gobolka Selel, C/rasaaq Waaberi Rooble, oo  xalay telefoonka ugu waramay DAWAN  waxa…

        Read More

          Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo soo dhoweeyey Wadahadalada Galmudug iyo Ahlusunna

          Muqdisho, December 12.2015 (SDN/QJ):-Ra”iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa soo dhoweeyey, isla markaana rajo wanaagsan ka muujiyay wadahadalada dhowaan uga furmi doona magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud maamulka Galmudug iyo Ahlusunna Wal Jamaacah, wuxuuna ugu baaqay dhinacyadaasi inay muujiyaan, dabacsanaan, isu dhega-nuglaan, Soomaalinimo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay in…

          Read More

            Laba Wasiir oo Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland oo Casuumad la Isku Arkay u Sameeyay Weftiga Itoobiya DAAWO

            Hargaysa 12.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye iyo wasiirka wasaaradda biyaha Baashe Cali Jaamac, ayaa qado sharaf ku maamuusay weftiga dawlad degaanka Soomaalida Ethiopia ka socda ee maalmihii u dambeeyay Hargeysa ku sugnaa. Kulanka qado sharafta ah oo ay wada jir u soo agaasimeen labada wasiir ee gobolada bariga Somaliland…

            Read More

              Somalia’s Deputy Prime Minister calls for resumption of stalled talks

              GENEVA—– Somalia’s Deputy Prime Minister, Mohamed Omar Arte who is in Switzerland has once again called for the resumption of long-stalled talks between Somalia and Somaliland.   Mr. Mohamed has highlighted the importance of making political compromise and further called on those who are wrong should be corrected. Somalia’s DP has stated that if the negotiations…

              Read More

                Itoobiya: Khasaaraha Qarax Ka Dhacay Magaalada Addi-ababa

                Addis-ababa,12Dec,2015(QJ/SDN)-Qarax khasaare nafeed gaystay ayaa ka dhacay masaajidka ugu wayn magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya,sida uu xaqiijiyay Afhayeen u hadlay xuquumada Itoobiya. Masaajidkan la qarxiyay oo lagu magacaabo ANWAR kuna yaala badhtamaha magaalada caasimada ah ee Addis Ababa,ayaa wasiirka xidhiidhka Itoobiya Getechew Reda uu sheegay in dhaawacu gaadhayo ugu yaraan 10 qof,halka warar kale…

                Read More

                  Dowladda Soomaaliya Oo Codsatay In Dib Loo Bilaabo Wadahadalladii Kala Dhexeeyay Somaliland

                  Geneva,12Dec,2015(QJ/SDN)-Dawlada Somaliya ayaa mar kale ku baaqday in dib loo furo wada hadalkii u dhexeeyay Somaliland iyo Somaliya. Raysal-wasaare ku xigeenka Somaliya Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay inay mihiim tahay isku tanaasul,waxaanu sheegay“Haddaan la isu tanaasulin oo aan la kala roonaan, roob ma da’o, waa in la kala roonaado, oo la isku dayo sidii la…

                  Read More

                    Wiilal Dhallinyaro Soomaaliyeed Ah Oo Siyaabo Kala Duwan Loogu Dilay Magaaalada Washington Ee Dalka Maraykanka

                    Washington,11Dec,2015(QJ/SDN)-Magaalada Seattle ee Gobolka Washington ee Dalka Mareykanka ayaa todobaadkan siyaabo kala duwan loogu dilay laba Wiil oo Soomaali ah, iyadoo dilalkan ay cabsi ku abuurtay dadka Soomaaliyeed ee ku nool magaaladaas. Mid ka mid ah labada wiil ee Somalida ah ayaa lagu magacaabaa; Xamza Xasan Warsame oo 16-jir ahaa, kaasoo habeennimadii Axadda ahayd laga…

                    Read More

                      “Al-shabaab waxay toogasho badheedh ah ku dileen tiro ka mid ah Mujaahidiinta Ajnabiga ah,’’ DAACISH Oo Al-Shabaab Farriin Usoo Dirtay

                      Muqdisho,12Dec,2015(QJ/SDN)-Ururka Dowladda Islaamiga ah ee Daacish ama ISIS ayaa ku eedeeyay Xarakada Al-shabaab ee Somalia inay toogasho ku dileen dagaalyahanno ajaanib ah oo kasoo horjeestay fikirkooda ah in laga sii mid ahaado kooxda Al-Qaacida. ISIS ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in hoggaamiyeyaasha ay dileen Al-shabaab uu ka mid yahay dagaalyahan u dhashay dalka…

                      Read More

                        Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Ka Hadlay Xannibaadda Idaacadda VOA

                        Hargeysa,12Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Dr Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inaanu ilaa hadda ogayn sababta loo xidhay Idaacadda codka Maraykanka ee VOA-da kadib markii xukumaddu xannibtay. Idaacadda oo markii ay muddo hawada ka maqnayd dib u soo gashay xilliyadeeda caadiga ah ee subaxdii, galabtii iyo cawayskii ayaan wali loo ogolaan xilli cusub oo ah inay…

                        Read More

                          Booliska Dalka Itoobiya Oo Dilay Tiro Arday Ah Ka Dib Markii Ay Dibed Baxyo Sameeyeen

                          Addis-ababa,11Dec,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 10-arday ahaa ayaa lagu dilay rabshado u dhexeeyay ciidamada booliiska iyo dad dibad-baxayaal ah kasoo jeeda Gobolka Oromo ee dalka Itoobiya oo ka dhacay Itoobiya. Rabshadahan oo soo socday muddo saddex todobaad ah ayaa waxay ka dhasheen qorshe ay xukuumadda Itoobiya soo bandhigtay oo ah in deegaanno gobolkaas ka mid ah lagu darayo…

                          Read More

                            ‘’Somaliland Waa Dalkaygii Waan Jeclahay Waa Meeshaan Ku Dhashay Xudduntaydiibaa Taalla,’’Marwo Foosiya, Wareysi Xiiso Badan DAAWO

                            Hargeysa,11Dec,2015(QJ/SDN)-Wareysigan lala Yeeshay Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa waxa ay kaga hadlaysaa arrimo badan oo ku saabsan siyaasadda Soomaaliya iyo Somalilandba, iyadoo wareysiga gudihiisa ku sheegtay inay jeclaan lahayd midnimada labada dal ee Somaliland iyo Soomaaliya. Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo Horey wasiirka arrimaha dibadda uga soo noqotay dalka Soomaaliya, ayaa hadda waxa ay ka…

                            Read More

                              Warbixin Ka Hadlaysa Duruufaha Ku Xeeran Dadka Danyarta Ah Ee Magaalada Hargeysa DAAWO

                              Hargeysa,11Dec,2015(QJ/SDN)-Warbixin telefishanka star tv ka sameeyay dad dan yar ah oo ku nool Hargeysa, ayaa muujinaysa xaaladdaha nolosha ee adag iyo duruufaha ku gedaaman dadkaasi, kuwaasi oo aan xattaa haysan hoy ka celiya xilligan lagu jiro dhaxanta, waxaana ka muuqda duruufo nololeed oo adag. Dadkaasi ayaa sheegaya inaanay wax gargaar ah ka helin dawladda, islamarkaana…

                              Read More

                                Climate change in Somaliland: ‘My children get very hungry’ – in pictures

                                More than 240,000 people in Somaliland do not have enough food because of acute droughts caused by poor rains. Save the Children, which is building wells and reservoirs and providing chlorination, warns that malnutrition rates – especially for children under five – are alarming and likely to increase  After losing almost all of her livestock to drought, Shukri*, 50, moved…

                                Read More

                                  Wiil Yar Oo Agoon Ah Oo Hindisay Baabuur iyo Diyaarad iyo Codsiga Qoyskiisa DAAWO

                                  Buuhoodleh,11Dec,2015(QJ/SDN)-Guuleed yare waa Wiil 13 Jir ah oo Kunool magaalada Buuhoodle Waxaa Uu Guuleed Soo Bandhigay Agab uu ku farsameeyey Gacantiisa  Oo caruurtu ku ciyaarto Kuwaasi Oo Isugu Jira gawaadhi, Diyaarad Iyo Marawaxad Wax Qaboojisa iyadoo Dhamaan Agabkan Guuleed sameeyey ay Wada Shaqaynayaa. Hadaba Guuleed Ayaa Baabuurtan waxaa Uu Kasameeyey Caagado Iyo Taarar Iyo Sidoo…

                                  Read More

                                    Nuxurka Shir Magaalada Hargeysa Maalinta Berri Uga Furmaya Safiirada Somaliland

                                    Hargeysa,11Dec,2015(QJ/SDN)-Shirkii u horeeyay ee ay ku kulmaan safiirada Somaliland u jooga dalalka dibadda ayaa bari la filayaa inuu ka furmo magaalada Hargeysa kadib markii wasiirka arrimaha dibadda Dr Sacad Cali Shire oo dhawaan xilkaasi loo magacaabay isugu yeedhay. Warsaxaafadeed lagu shaaciyay shirka ayay wasaaradda khaarajigu ku sheegtay in Somaliland ku taalo gobol ammaan darro saamaysay,…

                                    Read More