Mucaaridka Suuriya Oo Qodobo Hor Dhigay Wadahadallada Nabadeed Ee Colaada Dalka Suuriya
Dubai,11Dec,2015(QJ/SDN)-Ururada mucaaradka ku ah dowladda Suuriya ayaa shir ay dalka Sacuudi Carabiya ku yeesheen kasoo saaray qodobo ay doonayaan in la fuliyo ka hor inta aanay wadahadalka nabadeed la yeelan maamulka Bashar Al-Assad. War qoraal ah oo ay soo saareen ayaa waxa ay ku baaqeen in dalka laga sameeyo maamul cusub oo sal ballaaran isla…
