Somaliland Oo Walaac Ka Muujisay Xaalada-Nabad galyo Ee Sanadka Cusub 2016 DAAWO

    Hargaysa 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waxaa Dunnida looga diyaar garoobayaa Curashada Sannadka Cusub ee 2016 iyo Soo dhawayntiisa. Soomaalida ayaa Halqabsi u leh markasta oo uu sannad bilanayo “ Ilaahoow Sannadka Cusub Hirdidiisa naga du’u ka tegayna Haraatidiisa naga Leexi”. Hadaba Somaliland ayaa ka hadashay Walaac la soo dersay gaar ahaan dhanka nabadgalyada.

    Read More

      Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Gaadhay Magaalada London Iyo Ujeedada Socdaalkiisu Salka ku hayo

      London 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shirre, ayaa gaadhay magaaladda London ee dalka Ingiriiska, halkaasi oo uu sheegay inuu ku sugnaan doono muddo laba todobaad ah. Wasiirka Arrimaha Dibaddu waxa uu sheegay in mudada uu ku sugan yahay Ingiriiska uu kullamo la yeelan doono saraakiil ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda…

      Read More

        Madaxweynaha Turkiga Oo Nin Is Dillayay U Ballanqaaday Caawimo Iyo Dhacdada Naxdinta Leh ee Ninkaas laga Badbaadiyey DAAWO

        Ankara 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa la hadlay nin doonayay inuu iska tuuro buundada ku taal magaalada Istanbul, sida Xafiiskiisa uu sheegay. Ninkan ayaa saarnaa qarka buundada Bosphorus oo isku xidha Yurub iyo Aasiya, waxaana uu ku dhowaaday inuu is dilo. Xilliga ninkan doonayay inuu iska tuuro buundada ayaa waxaa maryay…

        Read More

          Barnaamij gaar ah oo laga diyaariyay Dhagax-dhiga Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garowe DAAWO

          Garowe 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dhagax dhigay garoonkii diyaaradaha ee Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Wuxuuna noqon doona garoonkii 2aad ee caalami ah ee laga hirgeliyo Puntland Muddadii uu xilka hayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali. Munaasibadda dhagax dhigga Garoonka ayaa waxaa kasoo qayb galay Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda…

          Read More

            Khatarta Koronkorta Ayaxa oo la Saadaaliyey inay ka dillaacdo deegaannada Xeebaha Somaliland iyo Diyaar-garawga Wasaaradda Beeraha

            Hargaysa 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Halis ka dhasha aafada Koronkorta Ayaxa, ayaa laga cabsi qabaa inay ka dillaacdo deegaannada ku teedsan Xeebaha Galbeedka iyo Barriga Jamhuuriyadda Somaliland, sida laga soo xigtay ilo arrinkaa u dhuundaloola. Xogahan Wargeyska Himilo helay ee la xidhiidha halista Ayax ka dillaaca dalka, ayaa imanaya wakhti dhawaan Wefti khubaro ka socda Wasaaradda…

            Read More

              Kenyan police officer killed in Somali twin attacks

              Somali Islamist militants attacked two Kenyan police convoys in northern Kenya on Friday, killing at least one police officer, police and a spokesman for the group said. The al Shabaab group, which seeks to overthrow Somalia’s Western-backed government and impose a strict version of Sharia law, has carried out regular assaults in neighbouring Kenya in…

              Read More

                Go’aamo ay soo saartay Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland oo la xidhiidha adkaynta Amniga iyo Nabadgelyada Dalka

                Hargaysa 27.Dec 2015 (SDN/QJ):-Shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada Xukuumadda JSL oo uu shir-guddominayay Madaxwaynaha JSL, lana qabtay24/12/2015, kana dhacay hoolka shirarka ee Madaxtoyada, ujeedadiisuna ahayd adkaynta nabadgalyada iyo amniga qaranka, gaar ahaan ilaalinta xuduudaha dalka (Cir, Bad iyo Berriba) iyo khataraha ka iman kara isu socodka, ayaa waxa lagaga dooday qodobada hoos ku xusan: 1)  Arrimaha Isu-socodka Jam….

                Read More

                  Wasiir C.laahi Cukuse iyo Gudoomiye Muuse Biixi oo Iska Saamaxay Xurgufihii Siyaasadeed ee dhex dooda yaalay DAAWO

                  Hargaysa 27.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse iyo Gudoomiyaha ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ah laba Shakhsi oo Siyaasadu colaysay ayaa markii u horaysay Waxay isku arkeen madal ilyartu is qabatay Waxaanu Wasiir Cukuse Gacan qaaday Gudoomiye Biixi isagoo ku…

                  Read More

                    “Waxaynu Maanta Khatar u Nahay Niman Intay Cumaamadii Halkan Saarteen Yidhaa Salaadiin baanu Nahay, oo Ilaa Carta ka soo Heesay” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

                    Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Mar uu ka qayb galay Xaflad loo sameeyay arday ka qalin jebisay Jaamacada Hargaysa Isla markaana baratay aqoonta Dublamaasiyada iyo xidhiidhka caalamiga ah ayaa Weeraray Doorka Hogaamiyeyaasha Dhaqanka Somaliland ay kaga Jiraan Siyaasada dalka. Gudoomiye Waraabe oo Hadal duur xul ah…

                    Read More

                      Wadamada Ruushka iyo Poland Oo Bisad Isku Qabsaday

                      Moscow,27Dec,2015(QJ/SDN)-Ruushka ayaa dalkooda ka eryey nin Suxufi ah oo Polish ah, waxaanay Ruushku ku jees jeeseen inay xanaaneyn doonaan bisadiisa Marusia. Wasaarada arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa fariin loo diray Bisadaasi ugu bushaareyey inaanay werwerin isla markaana in la xanaaneyn doono. Waxaa dhankiisa aad uga cadhooday ninkii weriyaha ahaa ee Bisada lahaa Waclaw Radziwinowicz, waxaana…

                      Read More

                        MADAXWEYNAHA JABUUTI: “Al-Shabaab Dagaalka Lagula Jiro Waa Mid Wakhti Badan Qaatay, Guulo La Taaban Karana Aan Wali Laga Gaadhin,.’’

                        Jibouti,27Dec,2015(QJ/SDN)- Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle ayaa markii ugu horraysay xaqiijiyay in ciidamada AMISOM ee soomaaliya ka dagaalamaya aanay ku guulaysan doonin soo afjaridda Al-Shabaab. Isagoo la hadlayay idaacadda BBC-da ee laga leeyahay wadanka Ingiriiska ayuu sheegay in marka loo eego xoogaysiga islaamiyiinta Afghanistan iyo Ciraaq ay adagtahay in ciidamada AMISOM ka guuleystaan Ururka…

                        Read More

                          Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Dalka Mareykanka oo Xafiis ka Furatay Virginia {DHAGEYSO}

                          Washington,27Dec,2015(QJ/SDN)-Waxaa si Rasmi ah looga Furay Gobolka Virginia oo ku yaalla duleedka magaalada Washington Xafiis ay leeyihiin Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Maraykanka. Xafiiskan ayaa wuxuu qaabilsanaan doona isku-xidhka jaaliyadaha gaar ahaan kuwa ku nool gobollada Virginia, Washington iyo Maryland; waxaana ka qayb-galay furitaanka xafiiskan Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan saddexdan gobol, mas’uuliyiin kala duwan…

                          Read More

                            Dowladda Uganda Oo Sheegtay Inay Soomaaliya U Dirayso Ciidamo Dhanka Cirka Ah

                            Kampala,,27Dec,2015(QJ/SDN)-Dowladda Uganda ayaa xustay inay waddo qorshe ay ciidammo dhinaca cirka ah ugu dirayso Somalia horraanta sannadka soo socda ee 2016-ka; si loo dardar-geliyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab. Saraakiil ka tirsan millateriga dalka Uganda ayaa xusay in qorshahan lagala shaqeen doono xukuumadda iyo Midowga Afrika oo mas’uuliyad ay ka saaran tahay howlgalka AMISOM ee…

                            Read More

                              ‘’Way Dhici Kartaa In Dadyawga Ku Xeeran Madaxweynaha Aanay Jeclayn Inaanu Is Aragno,..’’ Siyaasi Caanka Ah Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Markii Ugu Horreysay Hargeysa Lagu Wareystay DAAWO

                              Hargeysa,27Dec,2015(QJ/SDN)-Siyaasiga caanka ah ee reer Somaliland Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa markii ugu horreysay lagu wareystay gudaha magaalada Hargeysa isagoo ka warramay arrimo badan oo xasaasi. Ismaaciil waxa uu tilmaamay in siyaasadda Somaliland uu xaalad abuurku ku badanyahay, isla markaana aan inta badan laga hadlin arrimaha masiiiriga ah ee ummadda. Sidoo kale waxa uu sheegay in…

                              Read More

                                Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Dhisme Labaad oo loo Sameeyay Wasaaradda Qorshaynta Qaranka DAAWO

                                Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenka JSL Md cabdiraxmaan Saylici waxa  uu Maanta xadhiga ka jaray dhisme labaad oo loo hirgeliyey wasaaradda qorshaynta Qaranka ee JSL. Munaasibada Xadhig ka Jarka Dhismahan oo lagu qabtay Barxada hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Shoonbe,Madax ka Socotay Hay’ada Kaalmooyinka…

                                Read More

                                  “Macnuhu Maaha In Cirro Iyo Muuse Biixi Ii Kala Dhaw Yihiin Ee Waxaanu U Aragnay In Maslaxadu Ku Jirto Waddani” Xildhibaan C.qaadir Jirde DAAWO

                                  Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Siyaasiyiinta kala ah Cabdiqaadir Jirde, Cabdi Haybe, Aadan Dheere iyo qaar kale oo ku biiray xisbiga Waddani ayaa sheegay in beel ahaan ay siyaasiyan talo ugu guureen xisbiga Waddani, isla markaana ay u arkaan inuu yahay maanta ka ay badbaaddada iyo maslaxadda Somaliland ku jirto. Cabdiqaadir Jirde hadal uu ka jeediyay fagaarahaa…

                                  Read More

                                    “ Xisbiga Ucid Wuxuu Diyaar U yahay Inuu Khilaafkiisa Ku Dhamaysto Sharciga,Waxayna Dacwadiisu u Gudbi doontaa Gudoomiyaha Maxkamadda Sare” Garnaqsiga Xildhibaan Maxamed F.Qabile

                                    Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Xil. Maxamed Faarax Qabile oo  ah Mudanaha keliya ee 21 xildhibaan oo golaha wakiiladda ka tirsan oo xisbiga Ucid ka soo baxay doorashadii hore  kaga hadhay Xisbigaa ayaa shalay soo saaray  war murtiyeed ku qotoma dood sharci oo uu kaga hadlay khilaafka Xisbiga Ucid. War murtiyeedkaa oo uu fariin culus ugu diray…

                                    Read More

                                      Khilaafkii Xisbiga UCID Oo Weji Cusub Yeeshay iyo Is Maan-dhaaf Soo Kala Dhex-galay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Suldaanka Guud

                                      ‘’Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo U Muuqda in Uu Ka Fallaagoobay Beeshiisa’’Hargeysa,27Dec,2015(QJ/SDN)-Sida cad waxa soo if baxay khilaaf hor leh oo u dhexeeya guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe iyo Suldaanka Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, khilaafkan oo ku lug leh isla khilaafka xisbiga UCID gudihiisa ka jira, kaas…

                                      Read More

                                        Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Oo Beeniyay In Haweenka Laga Mamnuucay Xidhashada Niqaamka {DHAGEYSO}

                                        Jowhar,27Dec,2015(QJ/SDN)-Maamulka gobolka Shabeellada dhexe ayaa shalay ka mamnuucay haweenka inay xidhaan indho-shareerka ama niqaabka iyo in aanay degmadaas ku dhex-socon karin xilliyada habeenkii ah mootooyinka Bajaajka ee saddexda lugood leh. Agaasimaha warfaafinta meaamulka gobolka Shabeellada Dhexe, C/kariin Cumar Macallin ayaa sheegay in laga billaabo maalinkii shalay oo ay taariikhdu ahayd 25-ka December, 2015-ka laga mamnuucay…

                                        Read More