Filim Dhiirrigelinaya Falalka Hubaysan ee Dhalinyarada oo Hargeysa lagu sameeyey iyo Mooganaata Hay’adaha ay khusayso DAAWO

    Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Filim u muuqda mid dhiirrigelinaya falalka dhalinyarada ku hubaysan Mindiyaha iyo Faashashka ee ay dadka ku baadhaan oo lagu sameeyey gudaha magaalada Hargeysa, ayaa bishii hore lagu baahiyey Baraha bulshadu ku xidhiidho ee Internet-ka. Filimkan oo magaciisa lagu sheegay RAJO, isla markaana ku jiraan muuqaallo dhalinyaro shaqo-la’aan ah loogu baaqayo inay…

    Read More

      Maxaa ka soo Baxay Dacwad u dhaxaysay Shirkada Dahabshiil iyo Daahir Calasow DAAWO?

      Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Maal mahanba Waxa Jirtay in la soo gaba gabeyeey Dacwadi Shirkada Dahabshiil iyo Daahir Calasow u dhaxaysay . Hadaba Waxaa Markii kowaad qadiyada dacwadan ka hadlay Maamula Guud ee Shirkada Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Siciid iyo Gudomiyaha Ururka Suxufiyiinta Solja oo ka mid ahaa Ururo ka qayb Qaatay . Dhanka kale Daahir…

      Read More

        Xeer Tilmaamaya La Xisaabtanka Iyo Awoodaha Hanti Dhawrka Guud ee Somaliland oo Hargaysa lagu soo bandhigay DAAWO

        Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Somaliland Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa ka qayb gashay Kulan ay soo qaban qaabiyeey Gudi Hoosaadka Ilaalinta Hantida qaranka ee Golaha Wakiiladda oo lagaga hadlayay la Xisaabtanka iyo awoodaha hanti dhawrka guud ee qaranka. https://www.youtube.com/watch?v=jvq7HjuGdmk

        Read More

          Turkiga: Fannaanadda Qamar Cabdillaahi Harawo oo Soomaalida Farriin uga soo dirtay Xabsi ku yaalla Istanbul

          Istanbul, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Qamar Cabdillaahi Harawo oo ka mid ah Fannaaniinta Soomaaliyeed ee caanka ah, balse ilaa sanadkii 2012-ka ku jirta Xabsi ku yaalla Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga, ayaa markii u horeysay codsi u soo dirtay Ummadda Soomaaliyeed, iyadoo waydiisatay in laga shaqeeyo sidii Xabsiga looga soo deyn lahaa. Qamar oo ka mid…

          Read More

            Wasiirka Awqaafta Somaliland oo ka hadlay Shir Waddamo door ahi kaga qayb galeen Jabuuti

            Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka qeyb-gashay shir caalamiya oo lagu qabtay dalka Jabuuti oo ay iskugu yimaadeen dalal ka tirsan jaamacadda carabta iyo Qarramadda midoobay. Kaasi oo lagu falan-qeeyay hanaanka loo cidhib tiro karo gudniinka fircoogniga ah oo culimadii ka qeyb gashay ay caddeysay inaanu raad ku lahayn diinta islaamka. Shirkan waxa…

            Read More

              “Dawladda Ethiopia waxay ogolaatay inay innoola dhaqanto sidii Saafaradaha kale” Safiirka Somaliland u fadhiya Addis ababa

              Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):-Safiirka Jamhuuriyadda  Somaliland u fadhiya dalka Ethiopia, Danjire Maxamuud Jaamac Aadan (Galaal), ayaa sheegay in dawladda Itoobiya ay u aqoonsantahay in uu yahay safiir  buuxa, isla markaana ay ula macaamisho sida safiirrada dawladaha kale matalaya ee fadhigoodu yahay Addis Ababa. Maxamuud Jaamac Aadan Galaal, waxa kale oo uu si faahfaahsan uga hadlay…

              Read More

                Wasaaradda Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland oo ka Hadashay Kitaab lagu eedeeyey inay Masaajiddada Dalka Ka Mabnuucday

                Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):- Wasaarada Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland, ayaa ka hadashay Kitaab la sheegay in Akhriskiisa laga mabnuucay Masaajiddada magaalooyinka dalka, kaasoo ay sheegtay inaan waxba ka jirin. Nin u hadlay kooxda Al-Shabaab oo lagu magacaabo Sheekh Fu’aad Muxamed Khalaf,  ayaa 19 bishan sheegay in Xukuumadda Somaliland ka mamnuucay in dhalinyarada  da’dooda ka yar…

                Read More

                  Xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land oo Booqasho ku Jooga Deegaano ka Tirsan Gobolka Sanaag

                  Badhan 27 December, 2015-(SDN/QJ):-Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Puntland ayaa gaadhay gobolka Sanaag waxaana halkaas kusoo dhaweeyey maamulka gobolka iyo qaarkamid ah shacabka gobolka. Golaha wakiilada ayaa booqday degmada Badhan ee gobolka waxayna booqdeen meelo kamid ah magaalada,waxana ay bulshada ugu baaqeen inay ka shaqeeyaan nabadgalyada. Meelaha ay booqdeen waxaa kamida ah Saldhiga magaalada oo qabyo ah…

                  Read More

                    Waa Maxay Xidhiidhka ka Dhexeeya dabaaldega sanadka cusub iyo Ciidda Kiristaanka? DAAWO

                    Hargeysa, 27 December, 2015-(SDN/QJ):-Waxaa sanadahaan dambe aad u soo batay xafladaha soomaalidu iyo guud ahaan Muslimmintu u dhigto soo dhaweynta sanadka cusub ee Milaadiga, waxaana caado noqotay in la qabto xaflado, riwaayado iyo hambalyo ku aadan sanadka cusub. Dhanka kale dawladda Soomaaliya ayaa markasta soo saarta baaq ku saabsan inaan ciidda Kiristaanka (Christmas) laga xusi…

                    Read More

                      Muranka UCID: Gar Waa Loo Wada Islaam Murashaxnimada Jamaal Cali Xuseen Muran iyo Mad-Madow Midna Ma Geli Karto! Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed

                      Doqonniimo kugu baahday baan, cidi dabiibayne Duulkii inkaar qaba jinbaa, daasadaw tumo e Dab markuu bakhtiyo meel kalaa, dogob ka qiiqaaye Waagii dilaacaa naxdimo, dihin la sheegaaye Dul iyo hoosba waan ugu dhigee, waa dix-dhagaxeede Anunbaa damqanayee dheguu, uma daloolaane Dadkaan la hadlayaa baan lahayn, dux iyo iimaane Bal inay dalfoof tahay caqliga, dooni laga…

                      Read More

                        Mu’adinkii Masjidka Xaramka, Sheekh Muxamed Siraaji Oo Habeenkii Xalay Geeriyooday!

                        Makka,26Dec,2015(QJ/SDN)-Waaxda qaabilsan arrimaha Masjidka Xaramka ee magaalada Makka Al-Mukarama iyo Masjidka Nebiga “SCW” ee magaalada Madiina Al-Munawarrah ayaa xaqiijisay inuu geeriyooday Mu’adinkii Masjidka Xaramka Sheekh Muxamed Siraaji (AHUN). Sheekha Allaha u naxriistee waxa uu habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday Cisbitaalka Al-Nuur ee magaalada Makka, isagoo in muddo ah xanuusanaa, waxaana maanta lagu aasay Qubuuraha Al-Mucalla…

                        Read More

                          Somali region bans veiled women

                          MOGADISHU — Authorities in a southern Somali region banned women wearing the full-face veil and auto-racksaw traffic at night to prevent attacks by militants. Security is a major challenge in Somalia as the Al-Qaeda linked Al-Shabab group continues attacks including suicide bombings and assassinations. The directive by the Middle Shabelle region’s administration Friday said the…

                          Read More

                            “Hadii ay Xisbiga Ucid Waxba ka Hagaagi Waayaan,Waxaanu samayn doonaa Wixii Rag Samayn Jiray” Murashax Jamaal Cali Xuseen DAAWO

                            Hargaysa 26.Dec 2015 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Isla maanta Jawaab ka bixiyey hadal Maanta ka soo Yeedhay Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo Sheegay in Xisbiga Ucid uu Noqday Mid Shakhsi leeyahay isla markaana aanay Waxba u Oolin aama Meeli uga banaanayn…

                            Read More

                              “Waxaan Maanta Idiin Sheegayaa Horena umaan ahayn Iminkana ma Noqonayo Nin Reer” Gudoomiye Cirro DAAWO

                              Hargaysa 26.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta Biniixiyey in hadii uu Talada dalka Ku Guulaysto aanu noqon doonin Nin Reer taas oo Nuxur ahaan u dhacaysa inaanu Beeshiisu Saami xoogan ku yeelan doonin Kursiga uu ruclada ugu Jiro. https://www.youtube.com/watch?v=OTP978DymZg

                              Read More

                                “Maanta Waxaan Idiin Cadaynayaa In Xisbiga Ucid uu Noqday Xisbi Shakhsi Leeyahay oo aan Faa’iido Ummada u Lahayn,Jamaalna Waxaan Leeyahay Tasho” Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir DAAWO

                                Hargaysa 26.Dec 2015 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo ka mid ahaa Madax dhaqameed Mudooyinkii u danbeeyay ku hawlanaa Soo Afjarida Khilaafka Ka Dhex Taagnaa Xisbiga Ucid ee u Dhexeeyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa…

                                Read More

                                  “Lagaama Sugayn Inaad Tidhaahdo Waxaan Samaynayaa Is Dhexgal Iyo Isu Safar….” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

                                  Hargaysa 26.Dec 2015 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, ayaa wasiirka arrimaha dibadda ku dhaliilaay inaan laga filaynayn inuu yidhaahdo waxaan samaynayaa isdhexgel iyo isu safar. Isla markaana wuxuu sheegay in aanu qarankan ahayn mid iib ah. Xidhibaanku wuxuu sidaa ku sheegay waraysi gaar ah oo uu siiyay Telefishinka Star Tv, waxaanu yidhi“Boqol sannadood haddii ay gaadhayso…

                                  Read More

                                    Xukuumada Dalka Kenya oo Cadaysay in Taageerayaasha Ururka Xagjirka ah ISIS ay Ku Sugan Yihiin Xadka Kenya

                                    Nairobi 26.Dec 2015 (SDN/QJ):- Qiyaaastii 200 oo ah Islaamiyiinta xagjirka ah ee Soomaaliya ee Al-Shabaab ayaa u kala qeysamay qeybo kala duwan oo bahwadaag la kala ah urur weynaha Al-qaacida iyo ururkaISIS ee ka dagaallama dalalka Ciraaq iyo Siiriya, sida uu shalay sheegay madaxa booliska dalka Kenya. Kooxda ka soo go’aday ururka Al-Shabaab ayaa ku…

                                    Read More