Laanta Af Ingiriisiga Ee BBC-da Oo Warbixin Qoto-dheer Ka Diyaarisay Weerarkii Xeebta Liido Ee Magaaladda Muqdisho
Muqdisho 23.Jan 2016 (SDN/QJ)- laanta af ingiirisiga ee idaacadda BBC-da, ayaa warbixin qoto-dheer ku sharaxday qaraxii iyo weerarkii AL-Shabaab ku qaaday xeebta Lido ee ay ku dhinteen in ka badan labaatameeye qof. Warkan oo lagu daabacay shabakadda laanta af ingiriisiga ee BBC-da, ayaa lagaga sheekeeyay dhacdadaas iyo sidii ay ku bilaabantay. shabakadda Qurbejoog.com oo soo…
