Cruisin’ with guns

IN OCTOBER 2013 the Seaman Guard Ohio, a Sierra Leone-flagged ship, was intercepted just under 11 nautical miles off the coast of India by the local coastguard. The grey-hulled vessel looked like a naval ship—bristling with antennae and radar—but was chartered by AdvanFort, a private security firm based in Washington, DC. It had 35 crew…

Read More

War Deg Deg ah: Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xeebta Liido iyo Rasaas xoogan oo halkaasi ka Socota

  Muqdisho,21jan,2016(QJ/SDN)-Weerar Ismiidaamin ah ayaa waxa uu goor dhoweyd ka dhacay Baar Beach View oo ku yaalla Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho kaasi oo ku bilowday Rasaas waxaana xigay weerarka Ismiidaaminta ah. Xilliga uu weerarka Ismiidaaminta ah dhacaayay ayaa waxaa halkaasi la sheegayaa inay ku shaahayeen Masuuliyiin ka tirsan Dowlada iyo Dad halkaasi u damaashaad…

Read More

Ciidamada Booliska Somaliland oo Gacanta Ku Soo dhigay Koox afduubtay Gaadhi Nooca Xamuulka ah

Hargaysa 21.Jan 2016 (SDN/QJ):-Taliyaha ciidanka booliska jsl sareeyo guuto cabdilaahi fadal iimaan ayaa sheegay in ciidanka booliska somaliland Gacanta ku soo dhigeen Kooxdii Dhacday Gaadhi Xamuul ah Todobaadkan, Gaadhigan ayaa Kooxdani ka afduubeen Jidka isku Xidha Magaalooyinka Hargaysa iyo Berbera Waxayna la Tageen Degmada Go’da weyn ee Gobolka Saaxil.

Read More

Wasiirka Madaxtooyadda Oo Ka Hadlay Kulan Madaxweyne Siilaanyo La Yeeshay Laamaha Dawladda DAAWO

Hargaysa 21.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Shir muhiima oo balaadhan ugu yeedhay dhammaan Madaxda Xukuumadda oo ka kooban Xubnaha Golaha wasiirada, Agaasimeyaasha Guud, Gudoomiyeyaasha Hay’addaha Madaxa Banaan, Maareeyeyaasha, Taliyeyaasha Ciidamada Qaranka ee Kala duduwan. Shirkaas oo Dulucdiisu ahayd in Xukuumaddu kawada hadasho doorka kaga beegan kor…

Read More

“..Ma Jirto Cid Iga Xigtaa Codadka Balli-dhiig, Mar Haddii Madaxweyne Siilaanyo Aanu Sharaxnayn..” Gudoomiye Cirro

Balli-dhiig 21.Jan 2015 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro”, ayaa sheegay in aanay jirin cidd ka xigta codadka bulshada ku dhaqan deegaanka Balli-dhiig ee Gobolka Togdheer marka xilliga doorashada la gaadho, mar haddii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” aanu ahayn Musharax u taagan taratnka. Waxaana Guddoomiye Cirro uu sidaa ku…

Read More

Dowladda Iiraan oo sheegtay inay Kenya ka taageerayso La-dagaalanka Alshabaab

Warkaas oo faahfaahsan Halkan Hoose ka Akhriso; Danjiraha cusub ee Dowladda Iiraan uga wakiilka ah dalka Kenya, Hadi Farajvnda ayaa xaqiijiyey inay Dowladiisa taageerayso dadaalka Dowladda Kenta kula dagaalamayso Alshabaab. Danjiraha ayaa hadalkaasi ku sheegay, kadib, markii uu Khadka Telefoonka kula xiriiray Afhayeenka Aqalka Senedka ee Kenya, Ekwe Ethuro, wuxuuna kala hadlay Weerarkii Askarta Kenyanka…

Read More

Somaliland plans to send delegation to AU headquarters

HARGEISA— Somaliland foreign minister, Sa’ad Ali Shire said on Wednesday that the government plans to dispatch a delegation to Ethiopia to help the quest of an international recognition at the African Union leaders who are gathering in Addis Ababa for their summit. The delegation from Somaliland is expected to table Somaliland’s agenda at the African Union summit…

Read More

Al-Shabaab’s Al Kataa’ib Post over 100 images of El Adde Dead, Military Hardware (update)

  The Media wing of Al-Shabaab, Al Kataa’ib, posted heart-wrenching images of the dead, the dying and the captured military hardware at El Adde garrison in Gedo region, Somalia, on last Friday’s dawn attack. Al Kataa’ib published 134 pictures of the devastation that was left behind by the attack establishing how the Kenyan Defence Forces manning the…

Read More

Haweenay Xabsi ku muteysatay Aflagaadeynta Madaxweyne Erdogan SAWIRRO

Ankara,21Jan,2016(QJ/SDN)-Maxkamada Turkiga ayaa xabsi gaaraya 1 sano ku xukuntay haweenay lagu eedeeyey inay aflagaado u geysatay Madaxweynaha dalkaasi Teyyib Erdogan. Haweenaydan oo lagu magacaabo Filiz Akinci ayaa ah qof ku takhasustay dhaqaalaha, waxaana la sheegay inay faraha ku taagtay isla markaana aflagaado si toos ah ulla beegsatay Teyyib Erdogan sanadkii 2014, xiligaasi oo uu ahaa…

Read More

Madaxweyne Gaas Oo Sheegay in Aan La Odhan Karin Shirkii Kismaayo Fashil Ayuu kusoo Dhamaaday

Garoowe,21jan,2016(QJ/SDN)-Iyadoo dhawaan uu fashil kusoo idlaaday shirkii wadatashiga Qaran ee ka socday magaalada Kismaayo ayaa waxaa fashilka shirkaasi beeniyay madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas. Madaxweyne Cabdiwali Gaas oo ka hadlaayay arimaha shirka fashilmay ayaa sheegay in marnaba aan la dhihi Karin, in shirka uu fashilmay waxa uuna tilmaamay in shirka uu ahaa mid u hakaday isfahan…

Read More

‘’Soomaalida Waa In La Musaafuriyaa Haddaanay Lahayn Sharci, Ka Jabuuti Ka Yimaada Waa In La Musaafuriyaa Haddaanu Sharci lahayn, Ka Itoobiya..’’ Faysal Cali Waraabe

Washington,21Jan,2016(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay musaafirinta dowladda Somaliland ay ka mustaafurinayso dalkeeda dadka aan sharciga ku joogin gaar ahaan Oromada,. Faysal Cali Waraabe oo wareysi siinaayay barnaamijka Qubanaha Ee VOA-da waxa uu Sheegay in xittaa Soomaalida kale ee aan sharciga haysan laga mustaafuriyo Somaliland ‘’Waddanku sharci buu leeyahay…

Read More

Waftiyo ay kala Horkacayaan RW Sharm’arke iyo Wasiirka Difaaca Jabuuti oo Beledweyne Gaadhay

Baladweyne,21jan,2016(QJ/SDN)-Waxaa goor-dhaw soo gaaray degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan wafdiyo ay kala hogaaminayaan RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharm’arke iyo Wasiirka difaaca Jabuuti Xasan Dharaar Hufane. Wafdiga RW Sharm’arke, waxaa ka mid ah wasiirka gaashaandhigga Somalia, Jen C/qaadir Sh. Cali Diini, wasiirka Amniga, C/risaaq Cumar Maxamed, wasiirka Batroolka & tamarta, Maxamed Mukhtaar Ibraahim, Taliyaha…

Read More

“Ma jirto Dawladdii Af-weyne ee Culimadu Markay Xaqa Sheegto Xidhi jirtay Ee hala Habranina Kalmadda Diinta ah..” Xildhibaan Dheeg

Hargeysa, 21 January, 2016-(SDN/QJ) – Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Xukuumadda ku amaanay fulinta Xukunnada Qisaasta ah. Xildhibaanka oo Shalay Saxaafadda kula hadlay Hargeysa, ayaa sidoo kale Golaha Wakiillada ku bogaadiyey joojinta Xeerka Baananka Ganacsiga, isagoo Culimada uga Mahad-naqay digniinihii ay ka bixiyeen iyo sidii ay…

Read More