Ciidankii Kenya oo Saaka isaga baxay Deegaanka Buulo-guud ee Dulleedka Magaalada Kismaayo

Ciidamadii Kenya ee Qaybta ka ahaa AMISOM ayaa Saakay isaga soo baxay Deegaanka Buulo-guud oo Qiyaastii 30-km Dhanka Waqooyi kaga beegan degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Wararka ayaa sheegaya inay ciidanka Kenya gaadiidkoodii iyo qalabkoodiiba kasoo rareen saldhiggii ay ku lahaayeen Buulo-guduud, iyadoo ciidamadii kale ee Jubbaland oo iyaguna ku sugnaa deegaankaas ay…

Read More

Danjirihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Wakiilka uga ahaa QM oo Mareykanka ku Geeriyooday

Danjire C/llaahi Siciid Cismaan ayaa ku geeriyooday shalay Dalka Mareykanka, waxaana geeridiisa ka tacsieeyay RW Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo ku xigeenkiisa, Maxamed Cumar Carte. “Marxuum C/llaahi Siciid Cismaan wuxuu muwaadin dalkiisa wax badan u soo qabtay, isla markaana wakhtiyo kala duwan xilal kasoo qabtay Somalia, wuxuuna Alle uga baryaa inuu naxariistiisa Jannaayo uu…

Read More

Somalia’s President Mohamud meets House team over attack on KDF soldiers

Deputy President William Ruto welcomes Somalia President Hassan Sheikh Mohamud at the Eldoret International Airport on January 27, 2016.PHOTO | JARED NYATAYA Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday held a three-hour, closed door meeting with Kenya’s Parliamentary Committee on Defence and Foreign Relations in Eldoret. Sources privy to the meeting told the Nation the…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):-  Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

“Reer Khaatumo Nimanka Xamar iyo Puntland Jooga Waxba idinkama dhexeeyaan ee Walaalihiina Somaliland Wax ku darsada” Nin Banaadiri ah oo ka Yaabiyey Madal Khaatumo ku Kulantay DAAWO

Minnesota 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Nin ka soo jeeda qoomiyadda banaadiriga ee aasaasay magaalada muqdisho ee dalkaasi soomaaliya, ayaa Waxa uu ka dhex toosay goob ay joogeen, kooxda dibad wareega ee khaatumo Waxaa uu qabsaday Codbaahiyaha Waxa uu ka Waramay Dhibta la Kulantay Qoomiyadda Banaadiriga,Waxaa kale oo uu Carabka ku adkeeyay in Somali ay tahay Koonfur…

Read More

Gudida Daba Galka Xasuuqa oo Daahfuray Xabaal Wadareed Cusub oo Degmada Arabsiyo laga helay DAAWO

Arabsiyo 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Guddida Baadhista Xasuuqa Somaliland oo kaashanaya Hay’adda Caalamiga ah ee Epof ayaa daahfuray Xabaal wadareed ay ku aasan yihiin dad Rayid ah oo taliskii Siyaad barre ku Xasuuqay Degmadda Arabsiyo,dabayaaqadii Sannadihii Sideetankii. Waxa xabaal wadareedan la soo saaray goob joog ka ahaa  Guddoomiyaha Guddida baadhista xasuuqa  Jamhuuriyadda Somaliland,  Khadar Axmed Like,…

Read More

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiiladda oo Xukuumadda ka dalbaday inay Hakiso Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha,Codsina u diray Labada Gole Baarlamaan DAAWO

Hargeysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Xubno ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inay Joojiso Xiligan Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo dhawaan la filayo inay ka bilaabanto Gobolka Awdal oo noqonaya kii labaad ee hawl galkan laga hirgaliyo. Xildhibaanadan ayaa ku dooday in Deegaamo badan oo dalka ah ay ka jirto Xaalad abaareed…

Read More

Murashax Jamaal Cali Xuseen oo Xukuumadda ku eedeeyay Masuuliyadda Sicir bararka Shacabka Naafeeyay, sheegayna inaan Guddiyo loo saaraa Xal u heli karin

Boston, 28. January, 2016-(SDN/QJ):-Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Jamaal Cali Xuseen oo ku sugan magaalada Boston, ee dalka Maraykanka, ayaa ka hadlay qodobbo dhowr ah oo wax laga weydiiyay oo ku saabsan khilaafka xisbiga UCID, Sicir bararka, Diwaangelinta cod bixiyayaasha iyo arrimo kale. Jamaal oo u waramay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda…

Read More

Xukuumadda oo sheegtay inay daneynayso in la ansixiyo Xeerka Baananka Ganacsiga oo Culimada Dalku ka digeen Qodobbo ku jira DAAWO

Hargaysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay Golaha Wakiillada ku daba galeyso Xeerka Baananka Ganacsiga oo Culimada Dalku ka digeen in la ansixiyo, iyaga oo ku dooday inay ku jiraan qodobbo ka hor-imanaya Shareecada Islaamka. Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha Somaliland Cali Xaamud Jibriil, ayaa sheegay inaan Xeerka Baananka Ganacsiga la joojinayn isla-markaana uu…

Read More

“Boobka ka dhacay suuqyada sarrifka iyo Fashilinta ololihii soo-noolaynta Shilinkeena waxaa masuuliyadeeda yeelanaysa Wasaaradda Maaliyadda” Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi

“Talada Madaxtooyada ee lagu diirsaday iyo Ficilada Wasaaradda Maaliyaddu ku hantaaqinaysaa waa laba isburinaya” Hargeysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Waxaa dhowrkii maalmood ee ugu dambeeyey dalku galay jahowareer dhinaca sarrifka lacagaha ah. Waxaa baxaadeg farsamaysan lagu khalkhaliyey suuqii sarrifka. Bal suuqa soo booqo, waxaad markaba ogaanaysaa sida ganacsatadeenii filimka loogu dhigayo. Waxaa la abuuray kala shaki…

Read More

Shir Lagu Gorfeynaayey Qorshe Siyaasaddeed Loo Samaynaayo Wershadaha oo Ka Qabsoomay Xarunta Wasaaradda Wershadaha Somaliland DAAWO

Hargeysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Shir wada-tashi ah oo saaka xarunta wasaaradda Wershadaha ku dhex-maray mas’uuliyiinta wasaaraddaasi, ganacsatada kala duwan ee Wershadleyda Somaliland iyo madaxda ururada Wershadleyda, ayaa diiradda lagu saaray dejinta ama habeynta iyo weliba sida oo kale diyaarinta qorshe siyaasaddeed oo lagu haggo Wershadleyda dalka jamhuuriyadda Somaliland. Waxaana kulankan ka soo qeyb-galay wasiirka wasaaraddaasi…

Read More

Hargaysa oo ay ku soo Kordhayaan Dilalku iyo Mid ka Mid ah Cullimadda Caasimadda oo Ka Badbaaday isku day dil

Hargaysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Sheekh maxamed cabdi carab oo ah culimada magaalada hargeisa ugu caansan ayaa ka badbaaday dil qorshaysan oo u muuqda mid lasoo agaasimay kadib markii rasaastii lagu riday ey la waayeen dad hubaysan oo soo weeraray gurigiisa. Arrinkan ayaan dareen gaara dhaliyay,iyada oo beryihii u dambeeyey ay magaalada hargeysa ku soo badanayeen…

Read More

Agaasimaha Guud ee Wershadaha Somaliland oo Si Cilmiyeysan uga Hadlay Muhiimadda ay Wasaaradda Wershadahu ugu Fadhido Qaranka Somaliland DAAWO

Hargeysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):- Agaasimaha guud ee wershadaha Somaliland Md.Farxaan Aadan Haybe, ayaa si cilmiyeysan uga xog waramay muhiimadda ay wasaaradda Wershadahu ugu fadhido qaranka Somaliland, waxaana uu tilmaamay in wershadahu ay yihiin barta kaliya ee ay ka horumareen dawladaha ku horumaray dhinacyada dhaqaalaha iyo siyaasadda ee casrigan aynu joogno hoggaamiya dunida aynu ku nool…

Read More

“Kaadhka  Waxa La Siiyay Laba Kun Oo Qof, Toddoba Kun Oo Kalena Waxay Dalbadeen Magan-gelyo” UNHCR

Hargaysa 28. January, 2016-(SDN/QJ):-  Wasaaradda dib u dejinta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa magaalada Hargeysa ka bilowday bixinta kaadhadhka dadka qaxoontiga ah, waxaana shalay xarunta wasaaradaasi  soo buux dhaafiyay boqolaal qof oo xaqoonti ah, kuwaasi oo ka soo jeeda dalka Itoobiya, una badan qoomiyadda Oromadda. Xarunta wasaaradda dib u dejinta Somaliland,  ayaa shalay lagu arkayay qaxoonti tiro…

Read More

Horjoogaha Kooxda Khaatumo Prof Galaydh oo Go’doon ku Noqday Buuhoodle Kadib Markii ay istaageen Dayuuradihii Iman Jiray iyo Jihooyin Ciidamaddu ka dageen

Buuhoodle 28. January, 2016-(SDN/QJ):-  Hor joogaha Kooxda nabad diidka ah ee Khaatumo Cali Khaliif Gallaydh oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa gudaha magaaladda Buuhoodle, ayaa la sheegay in uu ku dhex go’doonsan yahay magaaladdaasi, ka dib markii ay diideen in ay soo fadhsiistaan diyaaradihii iman jiray buuhoodle sababo amaan awgood. Go’doonkan Buuhoodle ku dhex haysta…

Read More

Waddanka Eriteria iyo Dhacdo Cusub Waa Raggii Oo Lagu Ku Amray Guursiga Laba Xaas Haddii Kale Xabsiga inuu tago!!

Asmara 28. January, 2016-(SDN/QJ):-Kooxaha u ololeeya xuquqda Aadanaha ee dalka Eritrea ayaa soo bandhigay Qoraal ay ku sheegeen inuu ka soo baxay waaxda arrimaha diinta ee dawladda Eritrea. Qoraalka waxay dawladda Eritrea kaga codsatay ragga u dhashay dalkaasi inay guursadaan ugu yaraan laba xaas, iyadoo arrintaasi ugu wacan tahay iyadoo ay ragga ku yar yihiin…

Read More