Sudan, Somalia and Djibouti cuts ties with Iran, and Tehran laughs; why Africa needs to watch Saudi-Iran spat closely

    Djibouti’s strategic importance shouldn’t be understated, and a risk of resurgence of Somali piracy could throw the whole area into turmoil Djibouti President Guelleh with Saudi Arabia’s King Salman. (Photo/SPA). IRAN and Saudi Arabia’s recent aggression is already playing out in Africa; Djibouti and Somalia have become the latest diplomatic ties with Iran to show solidarity with…

    Read More

      R. W. ku-xigeenka oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigay caruur da’yar oo dhaqancelin loo sameynayo

      Muqdisho, January 9, 2016 (SDN/QJ):-Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta ka qayb-galay munaasabad dhaqan celin loogu samaynayay Xarunta Ciidanka Asluunta caruur da’yar oo tiradoodu gaareysay 60 kuwaasoo laga soo aruuriyay dariiqyada. Munaasabadan oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Mudane Cabdullaahi Axmad Jaamac Ilka-jiir, Taliyaha Ciidanka Asluubta Bashiir Maxamed…

      Read More

        Xukuumadda Oo Ka Jawaabtay Eed Uga Timi Xisbiga Waddani Oo La Xidhiidha Diiwaangalinta Buuhoodle

        Hargeysa , January 9, 2016 (SDN/QJ):-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa Weli  isku maandhaafsan habka diwaangalinta codbixiyeyaashu uga dhacayso Degmada Buuhoodle. Xukuumadda, saddexda xisbi qaran iyo guddida doorashada ayaa ku heshiiyay in diiwaangalinta codbixiyeyaashu bisha January ka bilaamato gobolka Togdheer, hase ahaatee warsaxaafadeed xisbiga Waddani soo saaray wuxuu ku sheegay inay…

        Read More

          Xoghayihii Fulinta Dawlada Hoose ee Hargeysa oo Xilkii laga Qaadey iyo Masuul Cusub oo la magacaabay

          Hargeysa , January 9, 2016 (SDN/QJ):-Xoghayihii Dawlada Fulinta ee dawlada Hoose ee Hargeysa Ibraahim Axmed Raabi ayaa xilkii laga qaadey kadib 6Bilood oo xilkaasi hayay. Waraaqda xilka qaadista xoghayaha dawlada Hoose ayaa maanta La Shaaciyey Taas oo ka soo Baxday  xafiiska wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade. Xildhibaanada golaha deegaanka Caasimada ayaa shalay taageero…

          Read More

            Xalay Iyo Shacabka reer Puntland oo Fariin Adag u dhiibay Xassan Sheekh’’4.5 qaadan Mayno’’

            Garowe 09.Jan 2016 (SDN/QJ):- Fannaaniinta reer Puntland oo xambaarsanaa aragtida shacabka ayaa xalay Munaasabadii loogu dabaaldagay sanadguuradii 2-aad ee kaso wareegtay markii la doortay Madaxweyne Gaas kuso Bandhigay hees ka tarjumaysay hannaanka ay doonayaan shacabka reer Puntland inay u dhacdo doorashada Soomaaliya. Heesta oo la yiraahdo 4.5 qaadan mayno,ayaa ka hadlaysa in muhiim ay tahay…

            Read More

              Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe oo Shaaciyey inuu ka Baxay Isbahaysigiii Kulmiye DAAWO

              Hargaysa 09.Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Daboolka ka qaaday Maanta inuu ka baxay Isbahaysigii Dimuquraadi doonka ahaa ee Xisbiga Kulmiye. Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax oo la socday Xubnaha Isbahaysigii qaadacay Natiijadii Shirkii Kulmiye ayaa iftiimiyey Sababaha uu uga baxay iyo Halka loogu soo…

              Read More

                Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL oo dalka dib ugu soo laabtay, kana hadlay safar shaqo uu ugu maqnaa muddo laba todobaad ah dalka Ingiriiska.

                Hargaysa 09.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL, Dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib safar shaqo qaatay laba todobaad uu ku maqnaa dalka Ingiriiska. Wasiirka oo saaka aroortii ka soo degay Gagada Caalamiga ah ee Cigaal International Airport, magaalada Hargeysa wuxu Qolka Nashada (VIP Lounge) ee…

                Read More

                  Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo kormeer iyo Xadhig ka jarid ka fuliyey Taliska Guud iyo Miiska Saraakiisha SAWIRO

                  Hargaysa 09.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo  Kormeer guud ku tegay Taliska Guud ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Xadhigana ka jaray Mashaariic kala duwan oo laga hirgeliyey Miiska Saraakiisha.   Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu ugu horayn salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka…

                  Read More

                    Saamaynta Isbedelka Cimiladu ku Yeelatay Caafimaadka Afrika

                    Zimbabwe 09.Jan 2016 (SDN/QJ):- Dalalka Afrika ayaa maaliba ta xigta waajahaya kor u kac dhanka cimilada iyo kulaylkeeda ah. Bishii Oktoobar ee sanadka 2015 Dalka Zimbabwe waxaa ku dhufatay mawjado hanfi kulul ah, qiyaastiina gaadhaysay ilaa 45°C, halka uu isla xiligaas Wadanka K/Afrika heerkulku gaadhay 48.4°C, taas oo ah rikoodh jebin ku timid kulaylkii ugu badnaa…

                    Read More

                      Dalka Gaambiya Oo Dumarka U Shaqeeya Dowladda Waajib Kaga Dhigay inay Xidhaan Xijaabka

                      Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Xukuumadda dalka Gaambiya ee galbeedka Afrika ayaa dumarka ka shaqeeya xafiisyada kala duwan ee dowladda iyo shaqooyinka gaarka loo leeyahay ku amartay in ay xidhaan xijaabka Islaamku dumarka ku waajibiyey. Masuul ka tirsan wasaaradda waxbarashada ee dalkaas oo magaciisa aan shaacin ayaa mar uu la hadlay wakaaladda wararka ee Faransiiska AFP waxa uu yidhi, “Waaxda…

                      Read More

                        Is Barbar-dhig Tirada Golahii Wasiiradda Rayaale iyo Madaxweyne Siilaanyo iyo Culeyskeeda Dhaqaale

                        Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Tirada golaha wasiirada Somaliland ayaa inta badan ah mawduuc xaasaasi ah oo ay bulshadu kaga doodo goobaha siyaasadda lagu falanqeeyo, iyadoo ay inta badan bulshadu isku raacsantahay inaanay Somaliland dhaqaale ahaan wakhtigan qaadi karin tiro xukuumadeed oo tiro badan. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ahaa madaxweynihii u horeeyay ee dhisay xukuumad tiro badan, waxaanu Madaxweyne Rayaale…

                        Read More

                          Iiraan Oo Sucuudiga Ka Ashkataysay Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay

                          Tahran,9Jan,2016(QJ/SDN)-Dowlada Iiraan ayaa lagu wadaa inay dacwad u gudbiso Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay iyadoo uga dacwooneysa Duqeyntii diyaaradaha Sucuudiga la beegsadeen Safaarada Iiraan ay ku leedahay caasimada dalka Yemen ee Sanca. Iiraan ayaa sheegtay in Sucuudiga si ula kac ah u duqeeyey safaaradooda Sanca, halkaasi oo ay ku dhaawacmeen qaar kamid ah illaalada xarunta…

                          Read More

                            Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Oo Mucaaradka U Magacaabay Tiro Xildhibaanno ah

                            J Jubba,9Jan,2016(QJ/SDN)-Madaxweynaha dalka Koonfurta Suudaan, Salva Kiir ayaa 50-xildhibaan oo mucaaradka ka imaanaya magacaabay Jimcihii shalay, iyadoo la filayo inuu sidoo kale magacaabo Wasiirro ka imaanaya mucaaradka, taasoo la sheegay in ay qayb ka tahay heshiis lagu soo afjarayo dagaallada sokeeye ee ka socday dalkaas labadii sano ee lasoo dhaafay. Salva Kiir ayaa magacyada 50-ka…

                            Read More

                              Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Maanta Shir Beeleed Kaga Qayb-gali doona magaalada Caynaba

                              Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Wafti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maalintii shalay gaadhay Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, waxaana ujeeddadoodu tahay inay ka qaybgalaan shir magaalada Caynaba  berri ugu soo xidhmi doona mid kamid ah beelaha halkaas deggen. Waftigan Ballaadhan oo ay xubno ka yihiin Guddoomiye-kuxigeenka koowaad ee Xisbiga Kulmiye Md…

                              Read More

                                Isbahaysiga Xisbiyada Bahoobay Ee Dalka Djibouti, Oo Isku Raacay Musharaxnimada Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle DAAWO

                                Jibouti,9Jan,2016(QJ/SDN)-Dhowaan ayay ahayd kadib markii shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti ay ka codsadeen Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle in uu markale isku soo sharraxo xilka madaxtinnimo ee dalka Djibouti iyadoonna intaasi ka dib uu madaxweyne Geelle sheegay in uu aqbalay codsiga uga yimid shacabkiisa. Haddaba, waxa maalinkii shalay magaalada Jibouti ka dhacay shir ay iskugu yimaadeen Xisbiyada Isbahaystay…

                                Read More

                                  Abwaan Cabdi-jabbaar Sheekh Ibraahim Oo Ka Warramay Jacayl Jilbaha Dhigay Oo Ku Haleelay Dalka Jabuuti {DHAGEYSO}

                                  Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Abwaan Cabdi-jibaar Sheekh Ibraahim Suldaan oo ka mid ah abwaanniinta Soomaaliyeed eek u dhaqan gudaha magaalada Hargeysa, ayaa ka sheekeeyay Qiso jacay dhab ah oo ku dhacday muddo hadda laga joogo in ka badan rubuc qarni 1988kii. Abwaan Cabdi-jibaar ayaa 1960kii ku dhashay degmada Gabiley isagoona ku barbaaray miyiga magaalada Gabiley, abwaanka ayaa ah nin…

                                  Read More

                                    Barnaamijka Waxbarashada Shabakadda Qurbejoog Oo Todobaadkan Idiinka Imaanaya Studioha Magaalada Hargeysa {DHAGEYSO}

                                    Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Kusoo dhawaada dhagaystayaal Barnaamijka waxbarashada ee Shabakadda Qurbejoog oo Todobaadkan idiinka imanaaya magaalada Hargeysa, Barnaamijka todobaadkan waxaanu booqasho ku tagnay Dugisga Hoose Ee Dhexe ee Iftin . [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Bariftin.mp3″] GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA WAXBARASHADA Halkan Hoose Sound Cloud Kaga Dhagayso Barnaamijka; https://soundcloud.com/khaalid-foodhaadhi/barnaamijka-waxbarashada-dugsiga-hoose-dhexe-ee-iftin

                                    Read More

                                      ‘’Dadka Somaliland Beesha dhexe Laftigeedu Ciddii xanaaqdaa Xamar bay Tagtaa, Laakiin nin weliba wuu iska soo noqon doonnaa,.’’ Guddoomiye Cirro

                                      London,9Jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Cirro), ayaa sheegay in aanay dowladnimada Somaliland wada gaadhin dalka oo dhan isagoona tilmaamay in  ay jirto tabasho ay shacabka badhkii tabanayaan. Guddoomiye Cirro waxa kale oo uu sheegay in cid kasta oo Somaliland ku abtirsata in falowgeeda la qabto sidii…

                                      Read More