Dowladda Somaliland Oo Xukun Qisaas Dil Ah Ku Fulisay Dad Horay Dilal U Gaystay

    Hargeysa,11Jan,2016(QJ/SDN)-Dowladda Somaliland ayaa xukun dil qisaas ah ku fulisay tiro dad ah horay u gaystay dilal kala duwan. Xukunkan dilka qisaasta ah ayaa waxa uu ka dhacay goobo kala duwan, iyadoona goobahaasi lagu kala sheegay Mandheera, Dararweyne iyo Boorama. Inkastoo aanay dowladda Somaliland ka hadlin dadkan dilalka qisaasta ah lagu filayay isla markaana aanay shaacin,…

    Read More

      Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland oo ka Hadlay Geerida Alle ha u naxariistee Marxuun Abwaan Cali Sugule Duncarbeed

      Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro, isagoo ku haddlaya magiciisa, ka shir-Guddoonka golaha Wakiilada Somaliland,ka Xisbiga WADDANI iyo Taageerayaasha Xisbiga WADDANI, waxa uu dhambaal Tacsi ah u dirayaa shacab weynaha reer Somaliland , gaar ahaan Abwaannada, Fannaaniinta , Qoyskii ,Eheladii Qaraabadii,iyo asxaabtii uu…

      Read More

        SHEEKADU WADAN-WADAN MA AHEE WAA MAD-HAB SOOMAALAAY

        بسم الله الرحمن الرحيم Maalmahan ugu danbeeyey ayaa waxay xurguf badani ka dhex bilaabantay dalalka Saudi Arabia iyo Iran Taasi waxay sababtay in dawlado badan oo carab ahi xidhiidhka u jaraan iran, Hadaba sababta igu kaliftay qoraalkan ayaa ah maqaal la soo dhigay wargeyska Hadhwanaag oo cinwaankiisu u qornaa sida tan (Soomaalidan Waalan Maxaa Sacuudigana…

        Read More

          Shirweynihii 3aad ee Beelaha Daa’uud Ismaaciil “Ciidagale” oo la soo Gunaanaday Iyo Go’aamo ka soo Baxay DAAWO

          Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Huteel Ambassador ee Magaalada Hargaysa lagu soo Gunaanaday Shirwaynihii Sadexaad ee Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) . Waxaana Shirwaynahan Xidhitaankiisa ka soo qeyb galay Masuuliyiin kala duwan oo isugu jiray , Madax Dhaqameed , Siyaasiyiin , Dhalinyaro ,Aqoonyahan , Culimo iyo Marti Sharaf kale . Waxaana ka soo baxay Baaq Iyo Go’aamo…

          Read More

            Waxaa power madaxweyne lagu ansixiyey Miisaaniyad yac-yacood ah oo cilmi feleg ah oo aan laheyn dhexroor iyo dhextaal midna

            Waqtigii Xukuumada kulmiye ay xukunka dalka haleeshay misaaniyada qaranku waxay aheyd $ 50 million oo Dollar oo barakeysan. Sanadkii 2013 -kii way sadex laabeen oo waxay ka dhigeen $170 million dollar oo male awaal ah, sanadkii ku xigay oo ahaa  2014-kiina waxay ku odoroseen $ 212 Million Dollar, sanadkii inadhaafay ee 2015-kii way sii shaa-sheeyeen oo waxay ku bishileen oo…

            Read More

              Somaliland oo ka hadashay Xiliga la Keenayo Maydka Marxuun Cali Sugule Cigaal oo Maanta Geeriyooday

              Dubai 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- – Safiirka dalka Imaaraadka Carabta u fadhiya Somaliland Mr. Baashe Cawil Cumar ayaa shaaca ka qaaday in marxuum Cali Sugule Cigaal “Dun-carbeed) ku geeryooday magaalada Dubai, isla markaana ku dedaalayaan in meydka marxuumka maalinta Arbacada la keeno hargeysa, si loogu aaso. Mr. Baashe Cawil Cumar ayaa sheegay isagoo ku hadlaya magaciisa,…

              Read More

                Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo soo Bandhigtay Magacyada Hawl wadeeno ka Tirsan Wasaaradaas oo Ciidamada Itoobiya ay Kaxaysteen DAAWO

                Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta ka Hadashay Xubno ka Mid ah Hawl wadeenada Wasaaradaasi oo Ciidamo ka Tirsan Kuwa Itoobiya ay ka Kaxaysteen Deegaanka Degmada Faroweyne ee Gobolka Maroodi Jeex oo ay ka soo Fulinayeen soo tira koobidda shaqaalaha wasaaradda ee deegaamadda dalka oo loo diray aagga Farawayne, Salaxley iyo jiidaha la…

                Read More

                  “Ta labaadna Muuse Biixi qaar baa mooday inaanu Col ahayn ee Col ma nihin” Wasiir Cukuse oo Cadeeyay Mawqifkiisa ku aadan Murashixiinta Xisbiga Kulmiye DAAWO

                  Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa jawaabo ka bixiyey su’aalo ay Warbaahintu weydiisay oo ku saabsan Xisbiga Kulmiye iyo Xaalada Guud ee dalka. Wasiir Cukuse Wuxuu Sharxay hadal uu hore u Jeediyey oo uu ku sheegay in Xisbiga Kulmiye uu yahay Murashax Muuse Biixi uguna baaqay…

                  Read More

                    Safiirka Imaaraadka Carabta Mr. Baashe Cawil oo tafaasiil ka bixiyey xaalada Caafimaad ee Xaaji Cabdi-kariim (Cabdi-waraabe)

                    Dubai 11.Jan 2016 (SDN/QJ):-  Safiirka Imaaraadka Carabta u qaabilsan Somaliland Mr. Baashe Cawil Cumar ayaa shaaca ka qaaday in xaalada caafimaad ee Xaaji Cabdi-kariin Xuseen (Cabdi-Waraabe) si wanaagsan loo baadhay, isla markaana uu marti u yahay dalka Imaaraadka wakhtigan. Mr. Baashe Cawil oo maanta tafaasiil dheeraad ah ka bixiyey xaalada caafimaad ee Xaaji Cabdi-kariim ayaa sheegay…

                    Read More

                      Mid ka Mid ah Tiirarka Fanka Somalida oo Geeriyooday Waa Abwaan Cali Sugule Dun Carbeed Iyo Dhanbaal Madaxweyne Siilaanyo u diray

                      Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Jam. Somaliland-ba waxa uu dhambaal Tacsi ah u dirayaa Bahda Fanka iyo Suugaanta, Eheladii, Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii iyo Guud ahaan shacbiga reer Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaya Geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Marxuum Abwaan Cali…

                      Read More

                        Shaqaale Ka Kala Tirsan Wasaaradda Caafimaadka Iyo Shirkadda Somtel Oo Ciidanka Itoobiya Ka Qabteen Xadka

                        Faraweyne 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Dhawr qof oo ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda caafimaadka oo qayb ka ah kooxo loo kala diray soo tira koobidda shaqaalaha wasaaradda ee deegaamadda dalka oo loo diray aagga Farawayne, Salaxley iyo jiidaha la xidhiidha ayaa shalay ciidamadda amaanka Itoobiya qabteen, sidoo kale farsamayaqaano iyo hawlwadeeno  ka tirsan shirkadda Somtel oo hawl…

                        Read More

                          Xukuumadda Somaliland Oo Dalka Sucuudiga Ku Taageertay Go’aankii Iran

                          Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa cambaaraysay falkii lagu gubay safaaradda Sucuudiga ee dalka Iiraan,kadib markii khilaaf soo kala dhexgalay labada dal ee Sucuudiga iyo Iiraan. Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in Somaliland ka soo horjeedo khilaafka dawlada Iiraan ka waddo gobolka . “Waxaan halkan ku canbaaraynayaa falkii foosha xumaa ee lagu gubay Safaarada…

                          Read More

                            Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Wada-hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya

                            Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa ka hadlay wada hadalkii Somaliland iyo Somaliya,waxaanu khubad sannadeedkii dastuuriga ahayd ku soo qaatay sida Somaliland u ahayd dal Madax banaan. Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa hadalkan ka sheegay khubad sannadeedkii uu u jeediyay Labada aqal baarlamaan ee Somaliland. “Waxaannu dardargelinaynaa ambaqaadka wada hadallada Somaliland iyo Soomaaliya. Si looga gun…

                            Read More

                              AKHRISO::Khudbadda Madaxweynaha JSL ee Labada Gole ee Baarlamanka uu Saaka ka Hor jeediyay SAWIRO

                              Hargaysa 11.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL MD:Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta khudbad sanadeedkii dastuuriga ahayd ka horjeediyay fadhi ay wada jir u yeesheen labada gole ee guurtida iyo wakiilada Khudbad Sannadeedka Madaxweyne Siilaanyo ayaa u dhignayd Sidan:- Bismilaahi Raxmaani Raxiim Al-xamdu-lilaah, Ilaahaybaa mahad leh, “Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wa barakaatuhu”. Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf…

                              Read More

                                Saudi Arabia, Djibouti promote energy links

                                Hashim Abdullah Yamani with Djibouti Minister Ali Yacoub and Ambassador Ziauddin Bamakhram in Riyadh. RIYADH – Saudi Arabia and Djibouti held wide ranging talks that discussed bilateral cooperation in the energy sector, including strategic plans devised to utilize alternative energy in the two countries. Ali Yacoub Mahamoud, Djibouti’s minister of energy and water, who was…

                                Read More

                                  Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Go’aankii ay Soomaaliya Xidhiidhka Ugu Jartay Iiraan Ku Sheegay Talo Gaaban, Isagoona Somaliland Usoo Jeediyay Inay Afka ka Haystaan Xiisadda Iiraan iyo Sucuudiga

                                  Hargeysa,10Jan,2016(QJ/SDN)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa go’aankii ay dowladda Soomaaliya xidhiidhka ugu jartay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ku sheegay inay ahayd talo gaaban isla markaana aan si wanaagsan looga fiirsan go’aankaasi. Prof. Samatar waxa kale oo uu sheegay in haddii dowladda Soomaaliya ay dowladda sucuudigu cadaadis saartay aanay ahayn in markiiba ay is dhiibto oo…

                                  Read More