Shirkii 3aad ee Beelaha Daa’uud Ismaaciil Ciidagale oo Hargaysa Ka Furmay iyo Waxyaabaha laga Filayo DAAWO/SAWIRO
Hargaysa 10. January.2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa ka furmay Shirwaynihii Sadexaad ee Beelaha Daa’uud Ismaaciil (Ciidagale) . Waxaana Shirwaynahan ka soo qeyb galay Masuuliyiin kala duwan oo isugu jiray , Madax Dhaqameed , Siyaasiyiin , Dhalinyaro ,Aqoonyahan , Culimo iyo Marti Sharaf kale . Ugu horeen waxa Shirwaynahaas ka hadlay Gudoomiyaha Shir Gudoonka Beesha …
