WASIIR HADLIYE: Ma jiraan Diblumaasiyiiin Iiraaniyiin Ah Oo Aanu Nidhi Dalka Ka Baxa, Xidhiidhka Iiraanna Weli Waa Sidiisii Hore

    Muqdisho,6Jan,2016(QJ/SDN)-Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa sheegay inay taageersan yihiin tallaabooyinka ay xukuumadda Saudi Arabia qaadday, isagoo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday Safaaradda Sucuuudigu ee Tehran. Cabdisalaan Hadliye oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sheegay inay muhiim tahay in la dhawro Axdigii Vienna, isagoo intaas raaciyay inay ka xun yihiin sida foosha xun ee loo…

    Read More

      Jaamac Shabeel Oo Sheegay In Diiwaangelinta Kaadhka Qaadashada Muwaadinku Ay Fashilantay

      Hargeysa,6Jan,2016(QJ/SDN)-Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cige (Shabeel) ayaa sheegay inuu fashilantay  diiwaangelinta madaniga ah ee lagu qaadanayay kaadhka jinsiyada muwaadinka.  Mr. Shabeel, oo shalay u waramay telefishanka Bulsho TV , wuxuu dadka ugu baaqay inay qaataan kaadhka diiwaangelinta cod bixiyayaasha oo uu tilmaamay ahmiyada uu leeyahay. “Diiwaangelintu waxa weeye, qofku beri cidda…

      Read More

        Midowga Yurub Oo Hoos U Dhigay Xafiiskoodii Hargeysa Halkay Muqdisho Ka Dhisanayaan Dhismihii Ugu Balaadhnaa

        Hargeysa,6Jan,2016(QJ/SDN)-Midowga Yurub ayaa hoos u dhigid rasmi ah ku sameeyay xafiiskooda Hargeysa ee laga maamulo hawlaha midowga Yurub ee Somaliland. Sida uu  Geeska Afrika, ku helay warar xogogaala, Midowga Yurub waxa uu dabayaaqadii bishii December si rasmi ah u kala diray xafiiskii iyo shaqaalihii, marka laga reebo saddex ruux oo iyaguna dulsaar ku noqon doono xafiisyo…

        Read More

          Hargeysa: Xisbiga KULMIYE oo Buugaag ku Wareejiyey Maktabadaha Akhriska ee Maxamed Mooge iyo Gaandi

          Hargaysa 06.Jan 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga KULMIYE, ayaa buugaag ka mid ah kuwa la xidhiidha suugaanta iyo dhaqanka Soomaalida ku wareejiyey maktabadaha Maxamed Mooge iyo Gaandi ee magaalada Hargeysa oo ah goobo dhallinyaradu wax ku akhrisato. Masuuliyiinta ka tirsan xisbiga KULMIYE, ayaa 25 nuqul oo ka mid ah buugga cusub ee Bad Macaan ee lagu ururiyey qaybo…

          Read More

            Wax ka Baro Taariikhda Buurta Gacan Libaax,Godadka Madow ee ku yaala iyo aasaarta ku duugan DAAWO

            Hargaysa 06.Jan 2016 (SDN/QJ):- Buurta Gacan Libaax Waa Bogcadaha Taariikhiga ah ee Ku Yaala Somaliland. Waa Buur dalxiis,Sidoo kale hada waxaa ku yaala Mashaariic ay Hay’ada Can light ku soo celinayso Bilicdii Buurta Gacan Libaax, Waxaa kale oo Buurtan lagu xasuustaa Kaalintii ay ku lahayd Halgankii dib u xoraynta dalka. Hadaba Halkan ka daawo Warbixin…

            Read More

              Maamulka Dawlada Hoose ee Hargaysa oo Qaybtii labaad ee Qalab lagu hagaajinayo Wadooyinka Hargaysa soo Bandhigay DAAWO

              Hargaysa 06.Jan 2016 (SDN/QJ):- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Aamina Sheekh Maxamud Jirde ayaa ka qayb gashay Xaflad loo sameeyay qaybtii labaad ee Qalab dawlada Hoose ee Hargaysa ka soo iibsatay dalka Itoobiya. Marwada madaxweynaha Aamina Waris oo ka tirsan guddida bilicda caasimada, xubno golaha wasiirrada ka tirsan iyo masuuliyiinta dawladda hoose ee Hargeysa ayaa si…

              Read More

                Cabdi Kariin Axmed Mooge oo Is barbar dhig ku Sameeyay Madaxweyneyaashii Somaliland Soo Maray DAAWO

                Hargaysa 06.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane C.kariin Axmed Mooge oo Mudo dheer ka Mid ahaa Dhallintii Isbedelka u horseeday dalka Gaar ahaan qaybaha Waxbarashada iyo Horumarka dalka ka Jira ayaa dhanka kale Waxa uu noqday Shakhsigii Kowaad ee u Istaagay Suulinta Qabyaalada. Waxa uu Cabdi Kariin Isagoo Xil…

                Read More

                  “Masuulka Meel Loo Dhiibaa Wuu Xanuunsan Karaa, Dad kale Ayaa Awoodiisa Ku Shaqaysan Kara” Cali-kubbed

                  Hargaysa 06.Jan 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore ee Komiishankii Doorashooyinka Qaranka Cali-khadar Xasan Cismaan (Cali-kubbed) ayaa ka hadlay Nidaamka Dimuquraadiyadeed ee Somaliland ka Jira iyo Sida awoodaha qaranka mabnuuc uga tahay in Cid gaar ahi ku Tagri fasho. Qoraal uu arrintaas kaga hadlayo ayaa waxa uu ku bilaabay “Eray khalad badan laga fahmey oo qofba…

                  Read More

                    Afhayeenka aqalka Cad Josh Earnest ayaa sheegay inay Sacuudiga uga digeen cawaaqibka ka dhalan kara dilka Sheekh Nimr.

                    Washington 06,Jan 2016 (SDN/QJ):- Maamulka madaxweyne Obama ayaa saraakiisha Sacuudiga uga digay suurta-galnimada cawaaqibka ka dhallan kara khaarijinta wadaad Shiico ah, oo dhimashadiisa ay ruxday bariga dhexe, islamarkaana dibadbaxyo ka dhalisay dunida, sida uu sheegay afhayeenka aqalka cad, Josh Earnest. “Waxaa jira walaac toos ah oo saraakiisha Maryekanka ay kusoo qaadeen saraakiisha Saudi Arabia, oo…

                    Read More

                      “Ciidamada Itoobiya: Waxaan Aaminsannahay inaad dalkiinnii qayb ka mid ah aad timaadeen” Wasiirka Arrimaha Bulshada Jubbaland

                      Kismaayo,6Jan,2016(QJ/SDN)-Ciidamo ka socda Dowladda Itoobiya ayaa dhawaan gaadhay Magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubada Hoose. Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe ayaa soo dhaweyn usameeyay Ciidamada Itoobiya ee gaadhay magaalada Kismaayo. Shacabka Soomaaliyeed ayaa si wayn uga cadhooday hadal kasoo yeedhay Wasiirka Arrimaha Bulshada Jubbaland Macalin Maxamed Ibraahim, hadalkaasi oo uu wasiirku ku sheegay in ciidamda Itoobiya…

                      Read More

                        Somaliland Arrests Pakistani man Over Shiite Indoctrination

                        HARGEISA—The Ministry of Religion has handed over to security agencies a Pakistani man accused of spreading Shiite doctrine in Hargeisa. Somaliland police launched an immediate investigation over the allegations that has been leveled against Mohamed. The man was snooped by religious affairs ministry officials after having received alerts that he was in the middle of…

                        Read More

                          “Adolf Hitler is Donald Trump’s grandfather”–Mugabe puts Trump in his place

                          HARARE, ZIMBABWE. Barely a week after American tycoon and Republican Presidential hopeful Donald Trump threatened to arrest and imprison Ugandan President Yoweri Museveni and his Zimbabwean counterpart Robert Mugabe, the Zimbabwean President has firmly responded. Speaking yesterday in a fundraising in Harare where he was chief guest, Mugabe said that Hitler and Trump have everything…

                          Read More

                            Dowladda Soomaaliya Oo Hay’adda WFP Uga Digtay Inay Gargaarka ku soo Beegto Xilliga ay Beeruhu soo Go’ayaan

                            London,5Jan,2015(QJ/SDN)- Dowladda  Soomaaliya ayaa ku eedaysay dhawaan hay’adda beeraha iyo cunnada adduunka ee WFP inay Gaar-gaarka kusoo beegto xilliga uu dalaggu u soo go’ayo beeralayda Soomaaliyeed. Wasiir ku xigeenka Beeraha Soomaaliya, Cabdicasiis Saalax Carmaan oo maanta VOA-da siiyay wareysi isagoo ku sugan London ayaa sheegay in tallaabooyinka hay’adda WFP ay niyad-jab ku tahay beeraleyda Soomaaliya….

                            Read More

                              Dowladda Somaliland Oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Nin Baakistaani Ah Oo Mad-habta Shiicada Faafinaayay DAAWO

                              Hargeysa,5Jan,2016(QJ/SDN)-Taliyaha Laanta Socdaalka Gaashaanle sare Maxamed Cali Yuusuf (Canbaro), ayaa ka hadlay nin Baakistaani ah oo gudaha dalka Somaliland ku faafinaayay Madhabta shiicada oo ciidamada Laanta Socdaalku gacanta kusoo dhigeen. Taliye Canbaro ayaa sheegay in ninkani uu ahaa nin ganacsade ah isla markaana ay baadhitaanno ku hayaan ciidamada Somaliland. ‘’Waxaan idinka jaahil saarayaa nin iiraana…

                              Read More

                                Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Ka Hadlay Warar Ku Saabsan In Xukumaddu Magacaabayso

                                Hargaysa 05.Jan 2016 (SDN/QJ):-Aqoon yahan Cabdirashiid Xasan Mataan, musharax xigeenkii iska casilay xisbiga Ucid ayaa sheegay inay jirto xodxodasho soo noqnoqotay oo xukumaddu ku doonayso inay xil u dhiibto, kadib markii maalmihii u dambeeyay warbaahinta qaarkeed qortay in xukumaddu xil u dhiibayso Cabdirashiid, balse arrintaasi ayuu iska diiday.   Cabdirashiid Xasan Mataan oo bartiisa Facebook…

                                Read More

                                  Magaalada Burco oo Maanta Lagu qabtay Xaflad ay Xilka Kula Kala Wareegayeen Gudoomiyaha Cusub ee Gobolkaasi Iyo Wasiir Ku Xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha DAAWO

                                  Burco 05.Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Togdheer Maxamed Aadan Qabo ayaa si rasmi ah Xilkii Gobolkaasi Maanta ugala wareegay Gudoomiyihii Hore ee Gobolkaas haatana ah Wasiir Ku Xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Muuse Diiriye. Xaflada Xilwareejinta Waxaa ka qayb galay Mas’uuliyiinta Heer Gobol,Kuwa Degmada Burco,Madax dhaqamed Iyo Marti Sharaf kale. https://www.youtube.com/watch?v=kuMcBGQOVpY…

                                  Read More