Guddiyada Xaafadaha Magaalada Burco Oo Dhaliilay Qaabka Uu Komishanka Doorashooyinku U Wado Diiwaangelinta Codbixinta DAAWO

    Burco,4Jan,2015(QJ/SDN)-Guddiyada xaafada magaalada burco ayaa si adag uga soo horjeestay qaabka ay komishanka doorashooyinka Somaliland u dhigeen diiwaangelinta dalka ka dhici doonta 16ka bishan aynu ku jirno. Iyagoona ku tilmaamay afduun. Sidoo kale gudiyadan waxay sheegeen in aanay xilligan ku haboonayn gobolka Togdheer in laga bilaabo Diiwaangalin maadaama xilli abaar ah lagu jiro oo gobolka…

    Read More

      Dawlada Maraykanku Waxay dhagaystaa Hadalada Isgaadhsiinta uu u adeegsado Raysal Wasaaraha Israa’iil

      Washington 04 January, 2016 (SDN/QJ):  Wargeyska Caanka ah ee Wall Street Journal oo ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa fashiliyey in dowladda Maraykanku ay si sir ah u dhegeysato talefannada raysalwasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, taas oo burinaysa go’aan uu hore u soo saaray madaxweyne Barack Obama oo dhigayey in sirdoonka Maraykanku joojiyo dhegeysiga hoggaamiyeyaasha dowladaha saaxiibka…

      Read More

        Hoggaamiyaal Xilal Horay Uga soo qabtay Dawlada Somalia Oo Lagu Casuumay Deegaanka Puntland,

        Garowe, 04 January, 2016 (SDN/QJ): Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed, Cali Maxamed Geed iyo siyaasiyiin caan ah ayaa maanta kasoo degay gagida diyaaradaha magalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug. Masuuliyiintan ayaa socdaalkooda salka ku hayaa ka qayb galka munaasibadda lagu furayo garoonka diyaaradaha Bosaso, iyo xaflada uu ku dagaal degayo madaxwayne Cabdiweli Cali…

        Read More

          Biyo la’aan ka taagan Deegaanka Seemade ee gobolka Mudug Iyo Dhawaqa Qaylo dhaameed {DHAGAYSO}

          Garowe, 04 January, 2016 (SDN/QJ): –Deegaanka Seemadde oo hoos taga degmada jariiban ee gobolka Mudug waxaa xiligan ka taagan biyo la’aan saamayn ku yeeshay dadka iyo duunyada deegaankaasi. Maxamed Xirsi Faarax gudoomiyaha deegaanka Saamadde ayaa sheegay inay horay abaaro uga jireen deegaankaasi oo xoolo badan ay ku sugnaayeen kuwaas oo caws kaliya ka daaqa agagaarka…

          Read More

            “Waxaan Dalka u imid inaan Bulshada la wadaago dhibta Tahriibka, Waayo? Qurbaha Anagaa Xog ogaal u ah…” Deeqa M. Soomajeeste

            Hargeysa, 04 January, 2016 (SDN/QJ): – Deeqa Maxamed Soomajeeste oo ka mid ah Aqoonyahannada Da’da yar ee Somaliland, ayaa soo gaadhay Magaalada Hargeysa si ay u bilowday Wacyi-gelin ay doonayso inay kaga qayb-qaadato yareynta Tahtiibka. Deeqa oo ah Gabadh Qoraaya, ayaa sheegtay inay ka xun tahay in dhallinyarada oo ah Xooggii Somaliland ay si Macno daro…

            Read More

              Weftigii Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Gaadhay Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool SAWIRRO {DHAGEYSO}

              Laascaanood,3Jan,2015(QJ/SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Ee Socdaalka Nabadda Iyo Mideenta Somaliland ayaa Gaadhay Gobolka Sool . Waftiga oo sii Maray Deegaanka Wadaama-go ayaa waxaa uu halkaasi Gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Waftigiisu kala Kulmeen Soo Dhaween iyadoo Bulshadu ay ku dhawaaqayeen Ereyo Taageero loogu muujinayo Gudoomiyaha Iyo Waftigiisa…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo oo Xilalkii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Madaxtooyada Iyo Taliyeyaasha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Iyo Xubno uu u Magacaabay

                Hargaysa 03.Jan 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Xilkii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Madaxtooyada Iyo Taliyeyaashii Ciidanka Ilaalada Madaxtooyadda Waxaanu Sidoo kale Magacaabay Xubnihii Bedeli lahaa Mas’uuliyiintaas. Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan Yahay Afhayeenka Madaxtooyada Xuseen Aadan Cige “Xuseen Dayr” ayaa u dhignaa Sidan:- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed…

                Read More

                  Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo Magacaabay Xubno Uu Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Xilalka Hore Uga Qaaday iyo Shaki ka taagan Heshiiskii ay ku dhawaaqeen

                  Hargaysa 03. January, 2016 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Qoraal uu Maanta ka soo saaray Xafiiskii Magaalada Hargaysa Waxa uu Ku Magacaabay Mas’uuliyiin kala duwan Kuwaas oo uu Hore Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Xil ka qaadis ugu Sameeyay. Murashax Jamaal ayaa u Magacaabay; Marwo Saamiya Cumar Xaaji Muuse, La Taliyaha Arimaha…

                  Read More

                    Somaliland Sets 2016 Voter Registration

                      HARGEISA—  The President of the Republic of Somaliland His Excellency Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has issued a presidential decree JSL/M/DEC/249-3756 /012016 in which he officially fixed a clear date that voter registration to commence in Todger region on 16/01/2016. President Silanyo has considered the appeal made by the national electoral commission GDQ/XK/498/2016 which was dated on 02/01/2016. The Election…

                    Read More

                      Golaha Wakiiladda oo Cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Odoroska Miisaaniyadda Qaranka ee 2016 Iyo Go’aamo Gole oo la raaciyey DAAWO

                      Hargaysa 03. January, 2016 (SDN/QJ):-Mudanayaasha golaha wakiilada JSL ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku Ansixiyey odoroska miisanayida dawlada ee  2016. Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda oo uu Shir Gudoominayay Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Xildhibaanada ka Hor akhriyey Go’aamo uu Golaha Wakiiladdu raaciyey…

                      Read More

                        Somalia: Puntland minister dies following illness

                        Puntland’s State Minister for Health Abdulahi Jama Ali has succumbed to a weeks-long illness on Sunday morning. President Abdiweli Mohamed Ali has confirmed the death of late Ali on the outset of performance review gathering at Health Ministry headquarters. Minister of State for Health has passed away in Galkayo. Ali alongside cabinet ministers including Health…

                        Read More

                          Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Puntland Oo Geeriyooday iyo Madaxweyne Gaas Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geeridiisa

                          Garoowe,3Jan,2015(QJ/SDN)-Allaha u naxariistee waxaa magaalada Gaalkacyo saaka ku geeriyooday wasiiru Dowlihii wasaaradda Caafimaadka Puntland Cabdullaahi Jaamac Cali kaas oo maalmahan ku xanuunsanaayay xarunta gobolka Mudug. Geeridda wasiirka ayaa laga shaaciyay shirka isla xisaabtan ee kasocda magaalada Garowe, waxaana Madaxweynaha Puntland sheegay inuu geeriyooday Cabdullaahi Jaamac isagoo tacsi u diray dhammaan ehelkii iyo shacabka Puntland ee…

                          Read More

                          Ugaas Caan Ka Ahaa Koonfurka Soomaaliya Oo Geeriyooday iyo Madaxda Dowladda Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geeridiisa

                          Muqdisho,3Dec,2015(QJ/SDN)-Allaha u naxariistee Waxaa goordhaw Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ku geeriyooday Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, oo ahaa Ugaaska Guud ee Beesha Xawaadle. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in Ugaaska oo ka qeyb galayay shir saaka kasocday Magaalada Baladweyne si lama filaan ah uu xanuun ugu soo booday, waxaana Ugaaska loola cararay…

                          Read More