“Dawladda Miyaanay Ceeb Ku Ahayn, Waxaanu Ku Heshiinay In Warqad Lagu Soo Qoro Oo Madaxweynuhu Saxeexo” Xisbiga WADDANI DAAWO
Hargaysa 05.Jan 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Soo baxayay Warar Sheegaya in Madaxtooyadda Somaliland ay dabada ka riixayso Sidii aanay Diiwaangelinta Codbixiyeyaashu uga qabsoomi lahayn Gobolka Buuhoodle oo ah Degmo Doorasho oo hoos tagta Gobolka Togdheer. Sadexda Xisbi Qaran,Komiishanka Doorashooyinka Iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan ku qaatay Todobaadkii Tegay Qasriga Madaxtooyada ayaa…
