Xukuumadda Somaliland oo Gudi u dirtay Deegaano Abaar iyo Omos Kululi ka Jiro Iyo Xadiga Kaalmo ee ay Gaadhsiiyeen DAAWO.

Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Gudi Xukuumadda Somaliland u dirtay inay Soo Qiimeeyaan Xaalada abaareed ee Ka Jirta Deegaanadda Waqooyiga Hargaysa ayaa Bulshada Deegaamadaasi gaadhsiiyey Gurmad biyo ah. Gudidan oo ay hor kacayso Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Kormeerkooda ku soo arkay xaalad adag oo soo wajahday dadka xoolo dhaqatada ah. https://www.youtube.com/watch?v=BaZ1Rh3P9bk

Read More

“Professor Samatar iyo Qayrkiiba Xisbiga Ucid wuu u baahan-yahay ..…” Cali-gurey

Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Gudoomiye kuxigeenka saddexaad ee Xisbigga mucaaradka ah ee UCIDU, Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Gurray),ayaa ka hadlay wararka sheegaya inay suuragal tahay in Axmed Ismaaciil Samatar uu si toos ah u soo gallo saaxadda siyaasaddeed ee Somaliland,islamarkaana ka mid noqdo xisbiyadda siyaasadda.   Cali-gurray oo qoraal kooban oo uu arrintaas kaga hadlayo…

Read More

Shucaacii Hawada ka saaray Telefishanada Afka Somaliga ku hadla iyo Idaacadda VOA-da oo la Helay Kadib Markii Tower-da SOMCABLE la bakhtiiyey

Hargeysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Hay’adaha xukuumadda u qaabilsan warbaahinta iyo Isgaadhsiinta ayaa ogaaday sababta keentay inay Telefishanada Af-somaliga ku hadla iyo Idaacadda VOA-du hawada uga baxaan shucaac hadheeyey kadib markii la bakhtiiyey Tower-da shirkadda SOMCABLE isticmaasho oo dhex yaala xayndaabka wasaaradda warfaafinta. Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta iyo wasaaradda warfaafinta oo ay weheliyaan shirkadaha iyo…

Read More

Hoos U Dhigga Qiimaha Sarrifka Doollarku Waa Farsamo Cusub Oo Ay Xukuumaddu Kula Baxayso Lacagta Ku Jirta Jeebka Danyarta Somaliland

Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Maalmihii  u danbeeyay waxa si wayn looga dareemay Suuqyada Somallland, hoos u dhaca balaadhan oo ku yimid qiimhii sarrifka dollar-ka iyo kor u kac ku yimi qiimihii lacagta shillinka Somaliland, balse waxa uu sicirkoodii kor u sii kacay qiimaha Maceeshada iyo Shidaalka oo wax ku kordha mooyaane aanay waxba iska…

Read More

Xildhibaan Guurtida Somaliland Ka Tirsan  Oo Xukuumadda Ku Ammaanay Hoos u Dhaca Qiimaha Doollarka

Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Xildhibaan Maxamed Wali Warsame Cali oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland, ayaa soo dhaweeyay go’aankii xukuumaddu hoos ugu dhigtay sarifka qiimaha doolarka, isla markaana sare loogu qaaday qiimaha lacagta Somalialnd. Mudane Maxamed Wali Warsame oo shalay la hadlay qaar ka mida warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in  shilinka…

Read More

“Waxaan idiin sheegayaa maalintii la sameeyay ciidankii Koodbur ayaa Somaliland la xorreyay” Mujaahid Ooto Biixi

Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Mujaahid  Maxamed Biixi Caalin (Ooto)  oo kamid ahaa mujaahidintii SNM ee Halgankii Dheeraa usoo gashay dib uxorayntii somaliland ayaa maanta mar uu ka hadlayay xafladenii soo dhawaynta hayd ee  Xisbiga wadani u sameeyeen Beesha Cabdalle Arab ee degta gobolka togdheer aya waxa uu ka dhawaaajiyay in xisbiga wadani yahay xisbiga…

Read More

Somaliland: Diyaarad Duulimaadyo Cusub Ka Bilowday Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Laascaanood

Laascaanood,25,jan,2016(Qj/SDN)-Shirkadda duulimaadyada ee Indean Ocean ayaa duulimaadyo cusub ka bilowday Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Iyadoo shirkaddani ay duulimaadkeeda ku iman doonto todobaadkiiba laba jeer magaalada Laascaanood. Dadka gobolka Sool gaar ahaan magaalada laascaanood ayaa aad usoo dhaweeyay duulimaadyada cusub ee shirkadda duulimaadyada IndeanOcean bilowday. Iyadoona arrintani ay dadka intiisa badan sheegayaan inay sabab…

Read More

Kulan daba socda kullamadii hore ee lagaga hadlaayay Arrimaha sixir bararka oo Madaxtooyadda ku dhex maray Agaasimeyaasha guud ee Wasaaraddaha Dalka, Hay’addaha Madaxa-banaan iyo Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland DAAWO

Hargeysa 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Kulan kaas oo ujeedadiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa loona adkayn lahaa Go’aamadii hore uga soo baxay Shirarkii kan ka horeeyey ee madaxweynuhu gudoominaayey ee la isla qaatay in hoos loo dhigo doolarka korna loogu qaadi lahaa isticmaalka Shillinka Somaliland. Shirkan oo qaatay saacado ayaa waxa ka hadlay Wasiiru-dawlaha Madaxtooyadda…

Read More

Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal, (1936kii – 2016ka) Qaybtii 11aad

“Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye, Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e’, Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii bawdada e’, Waxan waayey, ruux lagu wardiyo, weedhuhuu yidhiye, Waxan waayey, wabarkii tixdiyo, wadanaheediiye, Waxan waayey, waradii hiddaha, waayo-ara ggiiye, Waxan waayey, wadihii wan-qalay, wowga dirireede, Waxan waayey, wadhi kii ku dhigay, gaalkii wicilkiiye,…

Read More

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka qayb-galay shir madaxeed ka dhacay Dalka Urdun

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Aqaba ee Boqortooyada Urdun kaga Qayb-galay shir madaxeed gaar ah oo arrimaha Amaanka iyo argagixisada looga hadlayay. Shirkan oo uu martigeliyay Boqor Cabdalla Bin Xuseen ayaa waxaa madaxda kasoo Qayb-gashey ka mid ahaa Madaxweynaha Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, RW dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn, wafdi sare oo ka…

Read More

Kenya oo ku Eedeeysay Beesha Mareexaan Ee Soomaaliya inay ku lug lahayd Weerarkii Ceel-cadde

Nairobi,25jan,2016(QJ/SDN)-Guddi ay dowladda Kenya u magacawday inay baadhaan weerarkii lagu qaaday xerada ciidamada Kenya ee deegeenka Ceel-caede ee Gobolka Gedo todobaadkii hore, ayaa ku eedeeyay beesha Mareexaan inay ka geysatay gacan weerarkaasi oo kooxda Al-shabaaab ay ku qaadday saldhiggaas. Sida uu baahiyay Wargeyska the Standard ee kasoo baxa Kenya, Hordhac baadhitaannno uu sameeyay Guddiga ayaa…

Read More

Faaqidaada Hashii Hirdanka KULMIYE Iyo WADDANI Galay Iyo Baadi Soocda Madaxweynaha Soo Socda Ee Dalkayga! Faallo

Hargaysa 25.Jan 2016 (SDN/QJ):-Waxaan badaha aqoonta ee Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ka qoray hal ku dhig uu xili sii horeeyay oo kal-hore ah Somaliland ku hoggo tusaaleeyay oo ahayd “If Somaliland is to Live, tribe would have to die, if the tribe have to live Somaliland has to die” oo macnaheedu yahay haddii Somaliland sii…

Read More

Safaaradda Itoobiya Ku Leedahay Somaliland Oo Ka Hadashay Ajaanibka La Mastaafurinayo, Fiiseyaashii Hakaday Iyo Wax Wada Qabsiga Labada Dal

Hargaysa 25.Jan 2016 (SDN/QJ):- U qeybsanaha safaarada Itoobiya ee Somaliland  ee arrimaha dhaqaalaha iyo siyaasadda  Mr. Ageze Amelo, ayaa sheegay in aaney Itoobiya ogeyn oo keliya balse ay taageersan tahay howsha ay Somaliland gacanta ku hayso ee la tacaalida  tahriibeyaasha sharci darrada ah ee badankoodu yihiin Itoobiyaanka. Waxa u sheegay in ay tahay arrin u…

Read More

Xeebta Liido ee Muqdisho Waa Sidee kadib Weerarkii Lagu Hoobtay ee Todobaadkii hore ka dhacay? DAAWO

Muqdisho 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Dabayaaqadii Todobaadkii Tegay ayay ahayd Markii Xili Habeenimo ah dablay ka tirsan Kooxda Argagixisadda ah ee Alshabaab Weerar qorshaysan ku qaadeen Huteel Liido oo Dacal saran badweynta Hindiya ee Magaaladda Muqdisho ee Xarunta dalka Somalia. Waxaa Goobtaasi ka dhacay dhacdo naxdin leh oo ay ku naf waayeen dad u badan…

Read More

Taariikhdii Abwaan Cali Sugule Cigaal Dun Carbeed oo Barnaamijka Isir Raaca Af Somaligu soo bandhigay Sababihii Siyaad Barre ku Xidhay Hal abuurkaas DAAWO

London 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Alle naxariistiisii Janno ha ugu deeqee Marxuun Cali Sugulle Cigaal oo Ku Magac dheeraa “Dun Carbeed” Wuxuu ka mid ahaa Foolaadkii Fanka Somalida Wuxuu ka tegay Dhaxal aan duugoobayn oo ah Kaydka uu ah Ummada ku Hadasha Luuqadda Somaliga Meel kasta oo ay Dunnida dacaladeedda kaga Sugan Yihiin Wuxuu ahaa…

Read More

Xukuumadda oo la sheegay inay Sarriflayaashii ka shaqeeyay Hargaysa u Mag-dhabayso Khasaarihii ka soo gaadhay Qiimo dhaca Dollarka & Dul-saarkii ay Heli Jireen Iyo Qiimaha Raashinku Intuu Suuqyadda ka Marayo

Hargeysa, 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Ka dib, go’aan Xukuumaddu ka soo saartay la isticmaalo Shilinka Somaliland, ayaa waxa aad hoos ugu dhacay Qiimaha Sarrifka Lacagta doollarka ah, marka lagu beddelayo Shilinka Somaliland.   Boqolka Doollar ee Maraykanka ah oo Khamiistii Toddobaadkii hore Suuqyada Hargeysa lagu kala sarrifanayey inta u dhaxeysa (Toddoba boqol iyo Sagaashan kun…

Read More

Wasiirka Caafimaadka oo Buuhoodle Kulan kula Yeeshay Madax dhaqameedka Magaaladaasi,Doodda Garnaqsigooda,Xiisad Colaadeed oo Ka aloosan Buuhoodle iyo Dhoola Tuska Ciidan ee Xaglo Toosiye

Buuhoodle 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye ayaa kulan balaadhan la qaatay oday dhaqameedka degaanka Buuhoodle oo ay ka wada hadleen xaalada magaalada iyo degaanada ku xeeran.         Wasiirka ayaa kulankan kaga hadlay sida loogu baahan yahay sidii gobolka iyo magaaladaba nabadgelyadeeda loo ilaalin…

Read More

Orromo Cambaareysay Habdhaqanka Xukuumada Somaliland ee Mustaafurinta Ajaanibka

Minnesota 25 January,2016(SDN/QJ):- Jaaliyadda Orromada ee gobolka Minnesota ee dalka mareykanka ayaa cambaareeyay dadka Oromada ah ee dhawaan laamaha ammaanka Somaliland ay ka raafayeen Hargeysa iyo magaalooyinka kale ee dalka. Shir jaraa’id oo ay jaaliyada Orromada ee ku nool Minnesota ay ku qabteen gudaha Maraykanka ayaa waxaa ay ku sheegeen in aan lagu xadgudbin dad…

Read More