Focus On Somaliland SL: Guurti Boss Calls on Legislators to Participate in Voters Registration Exercise

The chairman of House of Elder (Senate) Hon. Suleiman Mohammud Adan (Suleiman Gal) has called on members of the senate to participate in the ongoing exercise of voters registration, access the famine and check on the lives of ordinary civilians and report back their finding to   the house after the month recess is over. Speaking…

Read More

Detained Independent Reporter in Somaliland Freed

BUROA— Somaliland authority has freed today an independent reporter without charge yesterday after being arrested for instigating violence in the country. The deputy chairman of Somaliland Jouranlists Association (SOLJA) Mr. Kayse Ahmed Digale has brokered the release of Mr. Abdimalik Muse Oldon who spent 9 days in government captivity. The country’s supreme court has made the order to…

Read More

“Madaxweyne Aan Dunidda Ka Barano Sida Fudud Ee Looga Guuleysto Musuq-maasuqa,.” Dr.Xuseen Xoog

Soomaalida badankeedu marka dhinac laga eego xaaraan culus uma taqaan boobka hanti la wada leeyahay, gaar ahaan ta dawladda. Waxaan is-leeyahay waxa u sabab ah dhaqankoodii hore oo aanay ku jirin xoolo la yidhaa ha la wada ilaashado dadkay ka dhexeeyaan e’; waxay se yaqaanneen xoolahaaga ilaasho. Waxaan sidaa u leeyahay had iyo jeer waxaad…

Read More

Dhiiranaanta Yuhuudda iyo Dhoohanaanta Islaamka = W/Q: Guuleed Maxamed Xaashi

Bismillaah walxamdulilaah walcaaqibatu lilmutaqiin walaa cudwaana illaa caladaalimiin, inkastoo aanan qoraa ahayn haddana waxaan doonayaa inaan halkan kusoo bandhigo macluumaad aan isleeyahay umadda islaamka ah ee afkan aan ku hadlayo ku hadasha waa u dheef ama wuxuunbay ka faa’iidayaan waxa dadka islaamka ah oo dhami ay ka war hayaan dullinimada iyo baaba’a ay umaddii nabi…

Read More

Booliiska Kenya oo Xabsiga ka daayay Wariye loo xiray warbixin uu ka qoray weerarkii Ceel-cadde

Nairobi,26jan,2016(QJ/SDN)-Wariye Madax-bannaan oo lagu Magacaabo, Yaasiin Juma isla markaasna horay oga soo shaqeeyay Taleefishinka NTV, ayaa shalay Damaanad lagu sii daayay ka dib markii uu laba maalmood ku xirnaa Xabsiga ku dhex yaallo saldhiga ciidamada booliska ee Muthaiga. Wariyaha oo loo haystay sheekooyin uu ka qoray iyo waliba sawirro uu ku soo bandhigay boggaga Internet-ka…

Read More

Ciidamada Kenya oo isaga baxay degmada Badhaadhe ee gobolka Jubadda hoose

Badhaadhe,26jan,2016(QJ/SDN)-Ciidamada Kenya ee qeybta ka ahaa howlgalka AMISOM ayaa saaka aroortii hore isaga baxay degmada Badhaadhe ee gobolka J/hoose, halkaa oo ay ku lahaayeen saldhig miilitari. Ciidamada Kenya oo garab ka helaya kuwa dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubaland ayaa degmagaasi Al-shabaab kala wareegay 02-dii bishii Febraayo sanaddii 2012. Gudoomiyaha gobolka J/hoose C/Rashiid Cabdullaahi Gooni…

Read More

Ciidamada Kenya oo isaga baxay deegaanka Ceel-Cade

Ceel-cadde,26jan,2016(QJ/SDN)-Ciidanka dowlada Kenya ee qeybta ka ah ciidanka midawga Afrika ee kusugan wadanka Soomaaliya ayaan saakay isaga baxay deegaanka Ceel Cade ee gobolka Gedo. Dadka deegaanka oo lahadlay Hiiraan Online ayaa sheegay in ciidanka Kenya oo wata dabaabado dagaal iyo baabuurta gaashaaman ay u dhaqaaqeen dhanka xuduuda Kenya ay laleedahay dalka Soomaaliya. Dad deegaanka ayaa cabsi ka…

Read More

Wariye Cabdi Xaaji Goobdoon oo Xalay si lama filaan ah ugu geeriyooday Magaalada Muqdisho

Muqdisho,26jan,2016(QJ/SDN)-Cabdi Xaaji Goobdoon oo ka mid ah Wariyeyaashii udub-dhexaadka u ahaa warbaahinta Somalia ayaa xalay si lama filaan ah ugu geeriyooday Isbitaalka Daarul-shifa ee magaalada Muqdisho. Geerida marxuumka ayaa waxaa saxaafadda u xaqiijiyay wakaalkiis Abuukar Xaaji Goob-doon, isagoo xusay in marxuumka aanu qabin cudur, laakiinse uu sannadkii lasoo dhaafay kusoo booday cudur dhanka neefta ah…

Read More

Dr Xaglo Toosiye oo Ka Hadlay Dhaqdhaqaaqyadii Ugu Dambeeyey ee uu ka Wado Magaaladda Buuhoodle Iyo Qodobo ay isku afgarteen Madax dhaqameedka Magaaladaas

Buuhoodle  26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-Toosiye oo weli ku gudo jira socdaalkiisii hawleed ee uu ku joogay Magaalada Buuhoodle ayaa ka warbixiyey halka ay u marayaan hwlihii kala duwanaa  ee uu halkaa u joogay.   Dr saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka waxa uu ugu…

Read More

Hoos u dhaca Sarrifka iyo Saamayn la’aanta Badeecadaha iyo Quutal-daruuriga

Berhayanba  waxa hoos u dhac  aad u ballaadhani ku imanayey qiimaha sarrifka ee lacagta Dollarka, Arrintan ayaa walwal iyo jah-wareer ku abuurtay  dad badan oo ka tirsan bulshada  reer Somaliland. Waxaan dhawaan akhristay war lagu qoray mid ka mid ah Jaraa’idada maxallliga ah ee  ka soo baxa dalka, Warkaasi wuxuu sheegayey inuu Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Somaliland…

Read More

Muuse Biixi Iyo C.raxmaan Cirro oo Noqonaya Xudunta Tartanka Doorashadda Madaxtinimo,Madaxweyne Siilaanyo oo Gardaadin doona Muuse Biixi Iyo Cugashadda Cirro ee Ku Xigeenkiisa

Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Bilowga diiwaangelinta cod bixiyayaasha doorashooyinka Somaliland ee ka bilaabantay gobalka Togdheer ayaa tusaale u noqotay sida uu tartan adagi u dhex mari doono murashixiinta KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Labadan murashax madaxweyne ee xisbiyadan midna talada hayo midna doonaya inuu qabto, ayaa noqon doona xudunta…

Read More

Axmed Muumin Seed oo Kulan Qado ah oo Lagaga Tashanaayey Wacyi-gelinta Diiwaan-gelinta Goballada Galbeedka u Sameeyey Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahan Ka Soo Jeeda Deegaanadaasi+SAWIRO

Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Guddoomiye xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Axmed Muumin Seed, ayaa maanta kulan qado sharaf oo lagaga lagaga tashanaayey siddii deegaanada galbeedka Somaliland ee Awdal iyo Salal ay si habsami ah uga qabsoomi lahayd diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha hotel SAFARI  ugu sameeyey siyaasiyiin, hal-door, aqoonyahan, dhallinyaro iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Beenisay inay Masaafurinayso dadka ka Soo Jeeda Somalia

Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Warancade ayaa sheegay in la diiwaangelinayo dadka ka soo jeeda dalka Somaliya ee ku sugan Jamhuuriyadda Somalialnd. Mr. Warancade oo u waramay weriye Axmed Siciid Cigeoo BBC Somali ka tirsan wuxuu sheegay in bil lagu diiwaangelinayo dadkaas, “Horta Somliya dee waanu kala go’nay…

Read More

Somaliland oo 25 Sanno kadib Daah furtay Adeega Casriga ah ee Boosaha oo Dawlada Itoobiya Gacan ka Gaysatay DAAWO

Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirka Wasaaradda Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Mudane Maxamed Jaamac Abgaal oo ay Weheliyaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Boosaha ee Dawlada Itoobiya iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay Kulan lagu daah furayay Adeega Cusub ee dhinaca Boosaha ee loo soo Gaabiyo EMS kaas oo aan ka Jirin…

Read More

Wasiirka Duulista Somaliland Mr Caddaani oo Qosol kaga Jawaabay Doodda Isbahaysiga Kulmiye ee Natiijadii Shirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye DAAWO

Hargaysa 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka Cirka Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Sharaxay Shuruuc ay u dejiyeen Madaarka Cigaal International Airport ee Magaaladda Hargaysa,Gaar ahaan dhinacyada amaanka Madaarka,Hirgalinta Goobo Bulshadda Isticimaasha madaarku ay ka helaan adeegyadda ay u baahan yihiin. Waxaa kale oo Wasiirku iftiimiyey Sida ay u hirgalayso…

Read More

Wasiirka Waxbarashadda oo Berbera kaga qayb galay Dufcadii 1aad ee Ka Baxda Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Alpha DAAWO

Berbera 26. January, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane,Maamulka Gobolka Saaxil,Ka Degmada Berbera iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay Xaflad ay ku qallin jebinayeen arday dhamaysatay Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Alpha faraceeda Magaaladda Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=wNAAO0IzXSg&feature=youtu.be

Read More