Sarrifka Doollar-ka Oo Gaadhay Halkii Ugu Hooseysay Abid,Qiimihii Maceeshadda oo aanay Waxba iska bedelin Ganacsatadda Iyo Dadweynaha oo Si kala Fog uga hadlay DAAWO
Garowe 25 January, 2016-(SDN/QJ) :– Qiimaha sarrifka lacagta Doolar-ka, ayaa markii u horreeyey gaadhay halkii ugu hoosaysay, iyada oo fartii caanomaal ee u dembeeyey. Hoos u dhacan ayaa tan iyo dhawrkii sanno ee la soo dhaafay noqdii markii ugu horeysay ee uu halkaa gaadho ka dib markii Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ay Khamiistii…
