Mashruuca Biyo balaadhinta Caasimadu Wuxuu ka mid Yahay Hiigsiga iyo Himilooyinka Ugu wayn Ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Iyo Dhaxalka ay Umaddan uga tagayso DAAWO

Hargaysa 21. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Golayaasha qaranka ayaa ka qayb galay Munaasibad dayr loogu samaynayo Kaydka Biyaha Caasimadda Hargaysa oo dhawaan laga raray dadkii deganaa kadib markii Guryo looga dhisay Xaafadda Jimcaale ee Caasimadda Hargaysa. Wasiirka Madaxtooyadda Mudane Maxamud Xaashi Cabdi…

Read More

Boorama:-Xisbiga WADDANI oo Munaasibad Soo Dhaweyn Ah u Sameeyey Siyaasiyiin iyo Taageerayaal Ku Soo Biiray

Boorama 21. February 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad aad u bilan oo si heer sare loo soo agaasimay isla mar ahaantaana xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu ku soo dhaweynaayey siyaasiyiin, agaasimeyaal, guddoomiyeyaal hore oo gobal iyo degmo, aqoonyahanno, qurba-joog iyo taageerayaal aad u tira badan, ayaa lagu qabtay hotel Rays ee magaalada Boorama. Waxaana ka soo…

Read More

“Canshuurta Qaadka ayaan Kordhinaynaa si Shacabku isaga dhaafaan..” Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho 21. February 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh oo ka Qayb-galay maanta Barnaamij ay shacabka Soomaaliyeed su’aalo ku weydiinayeen ayaa sheegay in Qaadka/Jaadku uu dhibaataooyin badan ku hayo dadka Soomaaliyeed, ayna sameeyaan qorshe Bulshada looga wacyi-gelinno Qaadka iyo Dhibaatooyinkiisa. Xasan Sheekh oo Hadal ka jeediyay Barnaamij loogu Magac-daray Daah-furka Dowladda ayaa intaas ku daray…

Read More

“Xisbiga Kulmiye Wuxuu Dadka Ku Soo Saaraya Raashin Baa La Idiin Qaybinayayee Soo Baxa….” Siyaasi C.rashiid Xasan Mataan DAAWO

Boorama 21. February 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan oo ka mida waftigii uu hogaaminayay Gudoomiye cirro, ayaa ka hadlay in xisbiga kulmiye uu ku dhaqaaqay talaabo ceeb ku ah, oo u badheedheen xisbiga kulmiye in calaamad meel ku taala ku dul masaxo calaamadooda iyadoo dhulku badan yahay. Isla markaana wuxuu sheegay in kulmiye dadka…

Read More

Mas’uuliyiinta X.WADDANI Ee Gobolka Maroodi Jeex Iyo Garabka Haweenka Heer Qaran Oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyey Xaafadda M.Mooge DAAWO

Hargaysa 21. February 2016 (SDN/QJ):- Qaar kamid ah mas’uuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ee gobolka Maroodi Jeex ayaa deeq biyo ah gaadhsiiyey qaar ka mid ah dadweyne ku dhaqan xaafadda Maxamed Mooge,gaar ahaan xerada barakacayaasha ee Camp B. Mas’uuliyiintan ayaa waxaa hoggaaminayey guddoomiyaha gobolka Maroodi Jeex ee xisbiga WADDANI,Garabka Haweenka xisbiga ee heer qaran…

Read More

Addunyada Badeeco la Dhiifiye Maqlay Laakin Gabdho la Dhoofiyay waa Noo Kow Hortiin

1)         Damqasha la’aanta dowladenna!     2)            Danaha Sacudigu Dumarkenna kaleyahay!     3)        Dawarsigga loo horseedayo Hablahenna da’yartaa!     ”Ma Dumarkii Somaliyed, ee dadka ugu sareeyay, ayaa dawarssi loo diray?  ”Ma Dowladaan ogsoneyn danaha Sacudigu dumarkenna kaleyahay?  Damqasha la’aanta dowladennu waa midda kentay in maanta eey aqbalaan in Dumarkennii wanaagsanaa, Sacudigu siddii xoolihii soo dalbadaan, ee eey dhahaan dhowr…

Read More

Garabkii Isbahaysiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Kulan Dhexmaray Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 20.Feb 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka isbahaysiga xisbiga kulmiye Xuseen Axmed Caydiid, ayaa xaqiijiyay wadahadal u furmay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng faysal Cali Waraabe waxaanu sheegay in uu kulankani ahaa mid hordhac ah oo ay u balameen in ay sii socdaan wadahadaladu. Afhayeenka oo arrimaha ka hadlay wuxuu yidhi “Waxaan halkan ku caddaynayaa…

Read More

Guddoomiye Cirro oo Maanta Furay Maktabadda Akhriska Kutubta iyo Buuggaagta ee Boorama Public Library SAWIRO

Boorama 20 February, 2016 (SDN/QJ): – Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta furay Maktabadda  Kutubta iyo Buggaagta ee magaalada Boorama oo ay yagleeleen dhallinyaro, aqoonyahan iyo qurba-joog ka soo jeeda gobalka Awdal. Waxaana munaasibad kooban oo furitaankii Maktabadda looggu sameeyey xarunta Maktabaddaasi ee Boorama, ka soo qeyb-galay guddoomiyaha xisbiga WADDANI…

Read More

Uganda’s Museveni re-elected president amid protests

Veteran leader declared winner with 60 percent of votes in election marred by violence and allegations of ballot fraud. Yoweri Museveni, who has ruled Uganda for 30 years, has been re-elected the country’s president in an election overshadowed by arrests of politicians and allegations of rigging. The country’s election body declared Museveni, 71, the winner…

Read More

Madaxweynaha Yugandha Yoweri Museveni oo ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimo ee dalkaasi ka dhacday

Hargaysa 20. February, 2016 (SDN/QJ):- Gudiga Doorashooyinka ee Dalka Yugandha ayaa ku dhawaaqay in Madaxweyne Yoweri  Museveni uu ku guulaystay Doorashadii madaxtinimo ee Dalkaasi. Waxaana natiijada doorashada diiday Xisbiga ugu weyn mucaaradka oo ku sheegay doorasho la khiyaameeyey. Shabakada wararka ABC News ee Dalka maraykanka  aya baahisay in Mr Museveni uu helay codad gaadhaya 5,617,503 oo…

Read More

Muruq Maalka ka Shaqeeya Qodista Buuraha Dhagaxa iyo Ciida Guryaha Lagu Dhiso oo Kulan Cabasho ah la Qaatay Maamulka Gobolka Maroodijeex DAAWO

Hargaysa 20 February, 2016 (SDN/QJ):- Muruq Maalka ka Shaqaysta qodista dhulka si ay dhagax uga soo saaraan iyo Ciida Guryaha lagu dhiso ayaa Kulan la qaatay Maamulka Gobolka Maroodijeex isla markaana u Gudbiyey Cabasho la xidhiidha Buurihii ay dhagaxa iyo Ciida ka soo saari jireen oo dawlada hoose ee Caasimadu ka Joojisay.

Read More

Dowladda federaalka Somalia oo xidhay qaar ka mid ah Website-yada ku Hadla Afka Soomaaliga

Muqdisho— Dowladda Soomaaliya, ayaa markii ugu Horreysay ka Mamnuucday in Qaybo ka mid ah Somalia laga Akhristo ama laga daalacdo qaar ka mid ah Shabakadaha Internet-ka ee Afka Soomaaliga wax ku qora. Amar kasoo baxay Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka, Dr. Axmed Cali Daahir ayaa lagu Mamnuucay in gudaha Somalia laga akhristo 35 Website oo…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Gudi ka hawl galaysa qaban qaabada Xuska 18 May,Xili Abaar baahsani dalka ka Jiraan

Hargaysa 20.Feb 2016 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summaddeedu tahay JSL/M/MG/241-3850/022016 ku Magacaabay guddi qaran oo u xilsaaran qabanqaabada Xuska Sannad Guurada 25aad ee ka soo wareegtay Maalinta Qarannimada Somaliland.   Direetada Madaxweynuhu ku magacaabay Guddida heer qaran waxay u dhignayd sidan:-     Ujeeddo:       Magacaabid Guddida…

Read More

Fooraha Dhacayaa Ma kii February-baa Dhagax Tuurkii iyo Dareenkii Hargaysa ka jiray Barnaamij Gaar ah {DHAGAYSO}

Hargaysa 20 February, 2016 (SDN/QJ):- Waa 34 Guuro iyo Gadood Shacab Waa Dareen Gilgilay Magaalada Hargaysa,Waa dhallin isu taagtay Wax ka qabashada Baahiyaha adeega danta Guud oo lagu abaal mariyay Xadhig,Jidh dil iyo Ciqaab adag. Waa Maalintii la dareemay in Gadoodka ardaydu uu wax badan bedeli karo isla markaana noolayn karo niyad jabka bulshada haystay. Hadaba…

Read More