Wasiir Cadami Oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Sanaadiiqda Diiwaangelinta
Hargeysa – Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa nasiib daro ku tilmaamay dhibaatadii dhawaan ka dhacday deegaanka Sabawanaag, oo keentay in la weeraro goob ay ka dhacaysay Diiwaangelintu, waxaanu sheegay in arintani ugub ku tahay Somaliland waxaanu soo jeediyey in aanay mar dambe dhicin. Wasiirka, oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa…
