Dacwada Wiil 13-sano jir ah oo la isku Haysto oo ka Furantay Maxkamadda degmada Laascaanood

Laascaanood — Maxkamadda degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa saakay ka furantay Dacwad ay isku haystaan saddex qoys oo wiil da’diisa lagu sheegay intay tahay 13-jir oo uu Gacanta ku hayay Muddooyinkaan Xog-hayaha Dowladda Hoose ee Dagmada Laascaanood, Cabdi Khayre Dirir. Dacwada ayaa loogu gar-qaadayaa qoysaskan oo wada sheeganaya wiilkaan oo magaaciisa lagu sheegay…

Read More

Ku-simaha R.Wasaaraha oo ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Afka Hooyo.

Muqdisho, February 21, 2016 (SDN/QJ):- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Axmed Jamac “Ilka Jiir”, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey Maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Waxbarashada…

Read More

Xisbiga WADDANI oo Degmada Dilla Deeq Raashin Ah Ku Gaadhsiiyey 500 oo Qoys oo Abaarahu Saameyeen SAWIRO

Dilla 21. February 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta deeq raashin ah ah oo isagu jirta bariis, daqiiq iyo sonkor gaadhsiiyey 500 oo qoys oo danyar ah oo ku nool degmada Dilla ee gobalka Awdal ku waasi oo muddooyinkii dambe ay si xoogga u saamaysay abaarahii ka jiray deegaanada Galbeedka Somaliland. Guddoonsiintii…

Read More

“The Somaliland People and their State have long established their Credentials to Fight Terrorism” Chairman of WADDANI Party

The Somaliland Republic’s credential for anti-terrorism and as a bastion of stability and democratic culture is now established beyond doubt. What are not established are the credibility of the recent dubious claims to mar that record and the authenticity of their proponents. The Somaliland people have demonstrated their capacity and commitment to overcome the imported…

Read More

Somali Prime Minister detained in Nairobi

Somalia Prime Minister Omar Abdirashid Sharmarke was yesterday detained for several hours in Nairobi for breaching protocol. The embarrassing incident that could test diplomatic relations between Kenya and war-torn Somalia happened mid-morning yesterday at the Jomo Kenyatta International Airport. Sharmarke could not be cleared in Nairobi because his plane had not been inspected at Wajir…

Read More

Goobjoogayaasha Caalamka oo Dhaliilay Qaabkii ay ku Dhaceen Doorashooyinkii Dalka UGANDA

Doorashadii ka dhacday Dalka Uganda ee uu markii Shanaad ku guuleystay Madaxweynaha Uganda, Yoweri Kaguta Museveni ayaa ahayd tii ugu adkeyd ee soo marta dalkaas tan iyo markii uu xorriyadiisa qaatay sannadkii 1962-kii. Kor-joogayaash doorashadan ee caalamka ka socday ayaa dhaliilay Qaabkii ay ku dhaceen doorashooyinkii Uganda, iyagoo sheegay inay jirtay intii doorashadu socotay Wax…

Read More

“ Dunidu Wey Ogtahay In ay 10 Bilood U Hadheen Cimrigii Xukuumadda”Guddoomiye Cirro

  Hargaysa 21. February 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Ahna guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI c/raxmaan Maxamed C/laahi ayaa ka haddlay sidda uu arko guddiga uu madaxweyne Siilaanyo u magacaabay ictiraaf raadin Somaliland iyo qaabka loogu darey masuul ka trsan Xisbiga WADDANI,waxaanu tilaamay Md Cirro in aan laga talogelin Xisbiga iyo masuul katirsan…

Read More

Wafdi uu horkacayo RW Sharma’arke oo saacado lagu Xannibay Garoonka Diyaaradaha NAIROBI

Nairobi — Ra’iisul Wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali iyo Wufuud uu Horkacayo ayaa Shalay muddo Saacado ah lagu Xayiray Garoonka Diyaaradha Magaalada Nairobi Jomo Kenyatta. Wafdiga, RW Sharma’arke ayaa kusii jeeday Dalka Turkiga, sida uu sheegay mid ka mid ah xildhibaannadii wafdigan ka tirsanaa oo xilli uu ku sugnaa garoonka diyaaradaha Jomo Kneyatta u sheegay…

Read More

Faysal Cali Waraabe iyo Boobe Yuusuf Ducaale oo ka Falceliyey Gudidda Aqoonsi raadinta ee uu Madaxweyne Siilaanyo ku daray DAAWO

Hargaysa 21. February 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka dareen Celiyey Gudida Citiraaf raadinta Somaliland oo uu Maalintii Shalay Magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo isla markaana uu labadan Xubnood ku…

Read More

Xildhibaan Kijaandhe Iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan-dheere Oo Ka Baydhay Isbahaysigii, Habeeen Horena Ka Dhex Hilaacay Madaxtooyada

Hargaysa 21. February 2016 (SDN/QJ)- Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan-dheere) oo ka mid ahaa siyaasiyiinta ku bahoobay isbahaysiga dimuqraadiyad-doonka KULMIYE, ayaa si rasmi ah  uga baydhay siyaasiyiinta ay isku mabda’a ahaayeen, waxaanay la jaal noqdeen madaxtooyada oo ay muddo badan aad u dhaliili jireen. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u…

Read More

Maxaa ka Jira in Gudoomiye Muuse Biixi iyo Murashaxa Madaxweyne ku Xigeenkiisa Mr Saylici uu Khilaaf ka dhex Curtay ? DAAWO

Hargaysa 21. February 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa markii Kowaad ka hadlay dareenkiisa la xidhiidha dhacdadii Goob diiwaangelineed oo Ku taala Degmadda Lughaya ay Koox dablay hubaysani Weerar ku qaadeen. Md. Muuse Biixi waxa uu ku tilmaamay falkaasi mid ka dhan ah qabsoomidda doorashooyinka…

Read More

Qiimihii Doolarkii  Oo Dib U Laba Kacleeyay Markii Maceeshadii Jabi Wayday Iyo Guddidii Madaxweynuhu U Saaray Oo Dadweynuhu Baafinayaan

Hargaysa 21. February 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ururka sarifleyaasha  magaaladda Hargaysa C/laahi Cali Barre,  ayaa sheegay in hoos u dhaca sarifka lacagaha ay caqabado ka haystaan maceeshadda daruuriga ah oo aan illaa hadda waxba iska bedalin. Waxaanu ku dooday in hoos u dhaca sarifka doolarku aanu ka maarmaynin in badeecadaha daruuriga ahina la jabaan. Waxaanu tilmaamay…

Read More

Qaar Ka Mida Oday dhaqmeedka Gobolada Galbeedka Somaliland oo Canbaareyey Weerarkii Lagu Qaaday Hadayto Isla markaana Baaq adag u diray Xukumada Somaliland DAAWO.

Boorama 21. February 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka tirsan Madax dhaqameedka Gobolada Galbeedka Somaliland ayaa Meel adag iska taagay falkii lagu weeraray Goob diiwaangelineed oo ka tirsan Degmada Lughaya ee Gobolka Awdal waxayna Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka dalbadeen inay Sida ugu dhakhsiiyaha badan Sharciga u hor keento Kuwii ka danbeeyay falkaas.

Read More

Mujaahid Xasan Guure Jaamac Oo Ka Hadlay Oo Xisbiyada Ku Dhaliilay In Ay Diwaangalintii Codbixinta Ay Garab Wadaan Olole Siyaasadee DAAWO

Hargaysa 21. February 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Xasan Guure Jaamac oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland ee Ka madaxa bannaan Sadexda Xisbi qaran ayaa Axsaabta Somaliland Waxa uu ku naqdiyey habka ay uga qayb galeen diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo hada ka socota Gobolka Awdal isagoo sheegay inay Olole Siyaasadeed barbar wadeen. https://www.youtube.com/watch?v=1WoYTBpFiCk

Read More

Suxufi Caan ah oo Hargaysa Ku Xannuunsanaya iyo Xukuumadda oo Balanqaaday inay Gargaar u fidinayso DAAWO

Hargaysa 21. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Mudane Maxamud Xaashi Cabdi oo ay Weheliyaan Mas’uuliyiin kale ayaa Gurigiisa ku Booqday Weriye Cabdiqaadir Maxamed Ciid Baay oo ka mid ah Suxufiyiinta Somaliland oo xaalad Caafimaad la soo deristay. Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto oo hadal kooban halkaasi ka jeediyey ayaa…

Read More