Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta ka qayb galay Xidhitaanka Kulliyadda Layliska Saraakiisha Ciidanka Qaranka
Hargeysa 17 February, 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay Xidhitaanka Dugsiga Kulliyada Layliska Saraakiisha Ciidanka Qaranka JSL ee Cabdilaahi Aska. Ka qaybgalka Madaxweynaha ee Xidhitaanka Dugsigan oo ah Koorsadii saddexaad ee si xidhiidha uga soo baxda dugsigan Cabdilahi Askar Madaxweynuhuna uu nasiib u yeeshay Aas-aaska Dugsigan, dhagax-dhigiisa, Furitaankiisa…
