Xukuumada Somaliland Oo Markii U Horeysay Ka Hadashay Xaalada Deegaanka Ceel Gardi
Hargeysa — Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse DIiriye oo maanta xafiiskiisa shir jaraa’id ku qabtay ayaa markii u horeysay ka hadlay xaalada ka taagaan deegaanka ceel gardi oo ka tirsan gobolka saaxil isla markaana maalmihii u danbeeyeyba muran xoogani ka taagnaa. Waxaana uu wasiirku shaaca ka qaaday inaanay ka xukuumada ahaan…
