Liibaan Ismaaciil Oo Dhambaal Hambalyo Iyo Duco Ah U Diray Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maalgashiga. Mudan Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)
Mudane Madaxweyne waad ku mahadsan tahay inaad ku qanacdo mudane Xuseen Aadan Cige inuu hanan karo hawshaas baaxada leh ee wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga. Waxaanan ku ogahay karti, dadaal, daacad, hufnaan, samir iyo hab-dhaqan tolmoon oo ay ku ladhan tahay Diin iyo dadnimo sugan. Waxaanan mudane Xuseen Aadan Cige leeyahay waxaan kugu hambalyaynayaa horu-socdkaas aad…
