“Madaxweyne Siilaanyo Mar Haddii Aanu Murashax Ahayn, Wax Xag-xagasho ah oo Iga Soo Gaadhaysa Ma Jirto, Ninka Muuse Biixi Ee…..” Xildhibaan Xoog

Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):-Xildhibbaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan Aw-xoog) oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland sida oo kalena ka tirsan mas’uuliyiinta sare sare ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si adag u dhalliilay heerka ay marayso siyaasadda arrimaha dibadda Somaliland, waxaana uu sheegay in guud ahaan hoos u dhac aad u weyn…

Read More

Ujeedada Wefti Ka Socda Dawladda Itoobiya Oo Shalay Hargeysa Soo Gaadhay

Hargeysa (QJ/SDN)-Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibadda Somaliland Cabdiraxmaan Abdeeq,  ayaa  shalay madaarka Hargeysa ee Cigaal ku soo dhaweeyay wefti ka socda dalka Itoobiya. Weftigan Itoobiya ayaa ka qayb geli doona  shir sanadle ah oo ay wada yeeshaan dawladaha Somaliland iyo itoobiya isla markaaana lagaga hadlayo sidi loo xoojin lahaa xidhiidhka ka dhaxeeya labada dawladood….

Read More

Awoodda Cilmiga W/Q Abdifatah Suldaan Adem

Taariikhda Aadamaha Cilmigu wuxuu ku suntanaa, halka farraqa u dhaxeeya kala duwanaanshaha bulshooyinku kasoo unkamo. Bulshada meel fiican ka gaadha barashada cilmiga waxay ka horumarsanaayeen dhiggooda nolosha ay ku hirdamayaan ama ku tartamayaan. Awooda cilmiga waxaynu in badan ku aragnay isagoo Allah SWT kaga waramaya Quraanka, waxaynu ognahay in Allah Sheegay in ayna sinayn kuwa…

Read More

“’’Xildhibaanada Mushaharka Kordhista Ee Umaddii Dooratay Aan Maalin Dantooda Ka Hadal Ayaa Xeer Doorasho Diyaarin..’’ Cabdikariin Axmed Mooge

Hargeysa(QJ/SDN) – Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada qorshaynta qaranka somaliland Cabdikariin Axmed Mooge oo haatana ka tirsan xubnaha u ololeeya cidhibtirka qabyaalada ayaa si weyn ugu dhaliilay xildhibaanada golaha wakiilada somaliland inaanay wali samayn xeerkii lagu dooran lahaa, Cabdikariin Axmed Mooge oo qoraal ku faafiyey boga uu ku leeyahay Facebook ayaa waxa dhaliilay xog…

Read More

Dadkii Ku Dhaawacmay Shilkii Baabuur Ee Ka Dhacay Kalabaydh Iyo Gabiley Dhexdeeda oo Mardhawayd La Keenay Cusbitaalka Wayn Ee Magaalada Hargeysa + Sawiro

Dadkii maanta ku dhaawacmay shiilkii baabuur ee ka dhacay wadada wayn ee u dhaxaysa magaalooyinka Kalabaydh Iyo gabiley ayaa mar dhawayd la keenay cusbitaalka wayn ee magaalada hargeysa. Dadkan dhaawac ah ee la keenay cusbitaaalka hargeysa ayay xaaladooda caafimaad qaarna ay liidataa qaar ay fududahay iyada oona xaladooda caafimaad lagula tacaalayo cusbitaalka. Waxaana markii la…

Read More

Khasaarihii ka dhashay Weerar ay Al-shabaab la beegsatay Caawa Hoteelka SY

Ugu yaraan 14-ruux oo ay ku jiraan Shan Al-shabaab ka tirsan ayaa la sheegay inay ku Geeriyoodeen, tiro kalena way ku dhaawacmeen Qaraxyo iyo Iska-horimaad Fiidnimadii Caawa ka dhacay Muqdisho, kuwaasoo Mas’uuliyadooda ay sheegatay Al-shabaab. Al-shabaab ayaa Warbixin kooban oo ay soo saartay ku xustay inay Weerarradaan fuliyeen fuliyeen xoogaggooda ku sugan Muqdisho, iyagoo yiri….

Read More

War Deg Deg Ah: Qaraxyo iyo Weeraro is Xigxigay Oo Goordhaweyd Lagu Qaaday Goobo Muhiima Oo Ku Yaalla Magaalada Muqdisho

MUQDISHO – Weerar Ismiidaamin aad u xoogan ayaa goordhaw laga maqlay agagaarka xarunta Madaxtooyada Soomaaliya,waxaana warar kala duwan uu kasoo baxaya goobta rasmiga ah ee lala eegtay qaraxaasi ismiidaaminta ah. Warar horudhac ah aan heleyno ayaa sheegaya in weerarka ismiidaaminta ah uu ka dhacay Beerta Nabad oo ku dhaw xarunta Madaxtooyada Soomaalliya, waxaana halkaasi ka…

Read More

DHAGEYSO: Diyaaradaha Kenya Oo Duqeeyey Masjid Ku Yaalla Gedo

KISMAAYO—Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaaradaha Kenya ay duqeyn ka geysteen meelo ka tirsan gobolka Gedo. Maamulka Gobbolka Gedo ayaa sheegay in duqeyn dhacday maanta iyo shalay lala eegtay masaajid ku yaalla deegaanka Tuulo-Barwaaqo oo u dhow degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo. Afhayeenka Maamulka Gobbolka Gedo Nuur Siyaax Xareed ayaa khadka taleefoonka…

Read More

Xubin ka Mid ah Saraakiishii Siyaad Barre ee ku Eedeysan Xasuuqii loo Geystay Shacabka Somaliland oo Farriin u soo diray Madaxweynaha, Baarlamaanka & Maxkamadda Sare ee Somaliland,Kuna dooday inuu Xabsi Ku Jiro 27 Sanno

Hague, 26 February 2016-(SDN/QJ):– Mid ka mid ah Saraakiishii Milletariga ee Dawladdii Maxamed Siyaad Barre ee ku eedaysan inuu gacan ka geystay xasuuqii ka dhacay xeebta Jaziira sanadkii 1989 oo lagu laayey Dad ka badan Afartan oo u dhashay Somaliland, ayaa farriin codsi ah u soo diray Xukuumadda, Baarlamaanka iyo Maxkamadda sare ee Somaliland. Korneylkan…

Read More

Boorama: Warbixin soo Bandhigtay Xaaladda Haween Nolosha Qoysaskooda ku debbara Kuulinimo, Lacagta ay ku shaqeeyaan Maalintii & waxa ku kelifay DAAWO

Boorama 26 February,2016 (SDN/QJ):– Qaar ka mid ah Hooyooyinka ku nool Magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama, ayaa ku shaqeeya xirfado adag, kadib markii ay la soo derseen Duruufo nololeed oo qalafsan iyo Ragga badhkood oo gabay doorkii ay ku lahaayeen nolosha Qoysaskooda, taasi horseedday in Haweenku dibadda uga soo baxaan Guryaha. Haweenka Reer Boorama…

Read More

“Waxaan Arkay In Xubno Wasaaraddayda ahi Ay Haddana SOLJA Xubno Ka Yihiin, Aniguna Ma Jecli Masaaliixda Is Khilaafsan” Wasiirka Warfaafinta Somaliland DAAWO

Hargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta somaliland ayaa furay kulan ku saabsan tayaynta saxaafada dalka iyo hubinta madax baanaanideeda. Wasiirka Warfaafintu Wuxuu Sheegay inuu la yaabay in Mas’uuliyiin ka Tirsan Wasaaradiisu ay Xubno ka yihiin Ururka Solja Waxaanu hoosta ka xariiqay in aanu Jeclayn Masaaliixda is Khilaafsan.

Read More

Wasaaradda Deegaanka Somaliland oo sheegtay inay Maxkamadda la tiigsanayso Fannaaniin u xidhan muran Dhaqaale oo dhex maray DAAWO

Hargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta Reer Miyiga Somaliland, ayaa ka hadashay sababta ay u xidheen 8 ka mid ah Fannaaniinta Qaranka, waxayna sheegeen in kooxdaasi rabshad ka dhex sameeyeen Gudaha Wasaaradda. Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Marwo Shukri Ismaaciil Baandare oo ka hadlaysay Shir-jaraa’id oo iyada iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi si wada jir…

Read More

Wasiiro Ka Tirsan Xukumadda Madaxwayne Siilaanyo Oo Kulan Hoose La Yeeshay Salaadiin Iyo Cuqaal Kasoo Jeeda Waqooyiga Magaalada Hargeysa DAAWO

Hargaysa 26 February,2016 (SDN/QJ):– Xubno wasiiro ah oo kasocda xukumada madaxwayne siilaanyo oo ay kamid ahaayeen wasiirka arimaha gudaha Somaliland cali maxamed warancadde, wasiirku xigeenka arimaha gudaha, wasiir ku xigeenka arimaha dibada iyo waliba maayarka caasimada hargeysa ayaa Kulan kula yeeshay hotel Guuleed ee magaalada hargeysa cuuqasha waxgarad iyo salaadiinta kasoo jeeda waqooyiga magaalada hargeysa….

Read More

Hogaanka KULMIYE Iyo Madaxtooyada Oo Qorshaynaya In Xil. Kijaandhe Lagu Bedalo Booska Waabeeye Ee Guddoomiye Xigeenka 2aad Ee KULMIYE

Hargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Kulankii Kijaandhe Qasriga Madaxtooyada Lagu Qaabiley Oo Bannaanka Soo Dhigay Qorshe Hogaanka KULMIYE Kaga Takhalusayo Ku Xigeenkooda Labaad Ee Isbahaysiga Ka Jira. Inkasta oo ay Todobaadkan Gudihiisa uun ay ahayd markii ay Madaxweyne Siilaanyo iyo Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe kulan islaab xaadhasho ah la iskugu geeyay Qasriga Madaxtooyada,Hadana Waxa suuqyadda Siyaasada…

Read More

“Saxaafaddu Namay Waydiin Halka Nalaga Qaniinay Aniga Iyo Dr. Muuse Qaasim Wasiirkii Hore ee Ganacsiga” Maareeyihii Hore Ee Madbacadda Qaranka JSL

Hargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Maareeyihii hore ee Madbacadda qaranka Somaliland Cabdillaahi Maxamed Jaamac Caaray ayaa sheegay in haddii xukuumaddii KULMIYE Ducaqabe tidhi oo xilkii laga qaaday uu ku biirayo xisbiga Waddani. Caaray oo ka hadlayay aragtidiisa ku waajahan xilka qaadistiisa uu dhowaan madaxweyne Axmed Siilaanyo kaga qaaday masuulkan hore, waxa uu ku dooday in cida…

Read More