Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Soo Xidhay Shirkii Sanadlaha ah Ee Gudiyada Nabadgalyada Degmooyinka Dalka

Hargaysa 4. February,2016(SDN/QJ):- Agaasimana Guud Ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cabdifataax Siciid Axmed ayaa maanta    si  rasmiya u soo  xidhay  shirkii  sanadlaha ahaa  ee gudiyada nabadgalyada degmooyinka  dalka oo muddo  sadex cisho ah  ka  socday  hotel  Safari. Shirkani  oo  furmay  02/02/2016 ayaa  gudiyada  nabadgalyada degmooyinka dalku   kaga faa’iidaysteen  waxyaalo badan  kaasi  oo   todobor la xidhiidha…

Read More

Sirdoonka Waddanka Holland Oo Tababaraaya Shimbiro La Dagaalama Diyaaradaha Basaaska Ah SAWIRO

Holland 4. February,2016(SDN/QJ):– Dowlada Holland ayaa bilowday tababarka raxan shimbiro oo loo adeegsan doono qaab Sirdoon, kuwaasi oo sidoo kale ka qeybqaadan doona la dagaalanka diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee xiliyada qaar kusoo xadgudba hawada dalkaasi. Qeyb kamid ah shimbirahaani ayaa waxaa la siiyaa tababar suuragalinaaya in dhulka ay soo dhigaan Diyaaradaha basaaska ee aan…

Read More

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Markii Kowaad ka Hadashay Xadhiga Cumar Caydiid,Sheegtayna Inuu Fal Danbiyeed Faraha Kula Jiray Isla Markaana Shaacisay inaanu lahayn Dhulka uu ku doodayo DAAWO

Hargaysa 4. February,2016(SDN/QJ):– Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa Maanta Markii kowaad Waxa uu ka hadlay Xadhiga Xukuumaddu kula Kacday Ganacsadaha Cumar Caydiid Waxaanu Sheegay in Goobta Tiyaatarka ee Muranku ka taagan yahay aanay ahayn Meeshii la Siiyay Ganacsade Cumar Caydiid.

Read More

Dawladda Somaliya Oo Ka Noqotay Xayiraadii Hawada Somaliland Iyo Somaliya

Muqdisho-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee dawladda Somaliya  Cali Axmed Jamac “Jangeli” ayaa meesha ka saaray go’aan ay isla dawladoodu sheegtay inay ku joojinayso diyaaradaha u kala goosha caasimadda Somaliland ee Hargeysa iyo caasimadda Somaliya ee Muqdisho. Mr. Jengeli oo shalay saxaafadda la hadlay ayaa yidhi “Ma jiraan wararka sheegayo in la xirayo Duulimaadyadaasi” ayuu…

Read More

Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Dawladda Somalia ku Joojisay Duulimaadyadii Somaliland

Hargaysa 4. February,2016(SDN/QJ):–Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay go’aankii ka soo baxay dawladda Somaliya ee ku saabsanaa xayiraada isku socodka Diyaaradaha ee Somaliland iyo Somaliya, waxaanu sheegay in go’aankan aanu wax dhib ah u keenayn Somaliland balse uu Somaliya dhib ku yahay. Guddoomiyaha ku xigeenka kowaad ee…

Read More

Qaramadda Midoobay oo ka digtay in Cudurka Zika uu ka Dilaaci karo Dhulka Soomaalidu degto,Sababta ay Sheegtay ,Talooyinka ay Ka Bixisay Iyo Waliba Xogaha la Xidhiidha Caabuq Sidahan.

Hargaysa 4. February,2016(SDN/QJ):-  Haayadda caafimaadka adduunka WHO ayaa ku dhawaaqday xaalad dedeg ah, kadib markii ay caddaatay in caabuqa Zika lagu arkay illaa 24 dal oo dunida ka mid ah. War uu Wargayska Geeska Afrika ka soo xigtay Aljazeera ayaa ay haayadda WHO ku sheegtay in tuhun badan laga qabo in Fayraskani uu khalkhal dhinaca…

Read More

Militant group Al Shabaab leading suspect in Somalia plane blast: U.S. government sources

Investigators suspect the Al Shabaab militant group was behind a likely bomb blast that forced an Airbus A321 into an emergency landing this week in the Somali capital of Mogadishu, U.S. government sources said Wednesday. One U.S. government source said investigators believe the Islamic militant group Al Shabaab perpetrated the attack. However, officials said that…

Read More

“Luqada Aynu Kula Hadlayno Somaliya Waa In Ay Ku Dheehantahay Asluubta Diblomaasiyadeed” Dr. Cabdi Aw Daahir

Hargaysa 4. February,2016(SDN/QJ):– Wasiirkii Hore ee Shaqada Iyo arimaha bulshada somaliland Dr Cabdi Aw Daahir ayaa soo jeediyay in dawlada Somaliya loola dhaqmo sidii laba dal oo kala madax banaan. Dr. Cabdi Aw Daahir waxaa kale oo uu tilmaamay in dawlada Somaliland ay ka go’day Somaliya islamarkaana ay tahay inuu u jawaabo wasiirka arrimaha dibada…

Read More

Qaraxii Diyaaraddii Daallo Airlines oo looga shakiyay inay ka Dambeysay Kooxda Al-shabaab

Muqdisho — Waxaa socda baariatanno looga shakisan yahay in Qaraxii Diyaaradii A321 ee Daallo Airlines ee sida deg-degta ah ugu soo degtay Muqdisho uu ahaa mid ay ka dambeysay Al-shabaab, sida ay sheegeen ilo wareed ka tirsan dowladda Mareykanka. Reuters oo ka mid ah Wakaaladaha Wararka Caalamka ayaa qortay in Il-wareedyadaan ka tirsan Xukuumadda Washington…

Read More

“Runtii aad iyo aad ayaan uga Naxay Hadalkii Cali Gurey ku sheegay inuu rabo in Xafiis Baasaboorka Somalia laga Bixiyo laga Furo Hargaysa” Cornayl Cumar yare

Hargaysa 4. February,2016(SDN/QJ):-Col. Cumar Maxamuud Nimcaale, oo soo noqday wasiirada gaashaandhiga iyo arrimaha gudaha, ayaa aad uga damqaday hadal uu dhawaan baahiyay siyaasiga caanka ah ee Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Gurey), kaas oo la xidhiidhay Baasaboorka Somaliya. Col. Nimcaale, oo xalay la soo xidhiidhay Geeska Afrika, wuxuu sheegay inuu ka naxay hadalka uu Cali-Gurey yidhi,…

Read More

Muqdisho: Caasimaddii Ilmaysay!

Waa caasimad kamida caasimadaha dunida ugu khatarta badan, waa caasimad maalinka uusan qarax ka dhicin la yidhaado maanta waa maalin mucjiso ah, waa caasimad maalin walba ay dad ugu dhintaan gaajo, waa caasimadda kaliya ee qofku meel kasta oo uu joogo marka uu magaceeda maqlo uu soo xasuusanayo darxumo, gaajo iyo silic. Waa caasimaddii intay…

Read More

Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye Iyo Gudoomiyaha Golaha Dhexe Oo Xabsiga Ku Booqday ganacsade Cumar Caydiid

Hargeysa —Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbigaasi Jaamac Ismaaciil Cali (Shabeel) ayaa maanta booqasho ugu tagay ganacsade cumar Caydiid oo shalay ciidamada amaanku xabsiga dhigeen. Jamaac Shabeel  oo warbaahintu su,aalo ka waydiisay xadhiga ganacsade Cumar Caydiid ayaa si kooban ugu jawaabay inay ku jiraan arinta xadhiga keentay…

Read More

Diyaaradihii Imaan jiray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo Intooda badan Maanta baaqday

Muqdisho — Diyaaradihii Caalamiga ahaa ee Garoonka Aadan Cadde ee Magaalad Muqdisho imaan jiray dagi jiray ayaa intooda badan maanta baaqday, kaddib qarax shalay ka dhex dhacay diyaarad ay lahayd shirkadda Daallo Airlines, taasoo baaritaankeeda uu weli socdo. Wararka ayaa sheegaya in Diyaaradda Turkish Airlines oo joogo u imaan jirtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho maalin kasta…

Read More

”Walaalahayo waxaanu u sheegaynaa in aanu xadhiga Cumar Caydiid ka xunnahay, Tiyaatarkuna waa Hanti Garxajis,.” Wax-garadka Beesha Habar-yoonis

Burco — Wax-garadka iyo cugaasha beelaha Habar-yoonis ee Garxajis ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee tayaatarka magaalada Hargeysa iyagoona sheegay in ay aad uga xunyihiin xadhiga ganacsade Cumar Caydiid oo shalay dowladda Somaliland Hargeysa ku xidhay. Shir jaraa’id oo ay maanta magaalada Burco ku qabteen Halkan hoose ka daawo;

Read More